Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo si rasmi ah u furay Maalinta Soomaaliya ee Bandhigga Adduunka Expo 2025 oo lagu qabtay Osaka

0
Sunday October 05, 2025 - 22:54:53 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 93
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo si rasmi ah u furay Maalinta Soomaaliya ee Bandhigga Adduunka Expo 2025 oo lagu qabtay Osaka

    Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa si rasmi ah u furay Maalinta Soomaaliya ee Bandhigga Caalamiga ah Expo 2025 ee ka socda Osaka, Japan. Munaasabadda oo lagu soo bandhigay dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa si rasmi ah u furay Maalinta Soomaaliya ee Bandhigga Caalamiga ah Expo 2025 ee ka socda Osaka, Japan. Munaasabadda oo lagu soo bandhigay dhaqanka, hiddaha iyo suugaanta Soomaaliyeed ayaa soo jiidatay marti badan oo caalami ah, iyadoo muujisay muuqaalka cusub ee Soomaaliya ee fagaaraha dunida. Wasiir Isaaq Mursal ayaa khudbaddiisa ku adkeeyay in dhaqanka iyo gobannimada ay yihiin astaanta shacabka Soomaaliyeed, isla markaana uu dalku ku tallaabsaday horumar iyo isbeddel ku dhisan Qorshaha Isbeddelka Qaranka iyo Aragtida 2060. Danjire Yasushi Misawa, ku-xigeenka guddoomiyaha Expo 2025, ayaa amaanay ka qeybgalka Soomaaliya, isagoo sheegay in ay tahay dal leh fursado badan iyo dhaqan soo jiidasho leh.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip