Dib-u-furista Xarumaha Diiwaangelinta Dadweynaha ee Gobolka Banaadir

0
Sunday September 14, 2025 - 17:23:58 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dib-u-furista Xarumaha Diiwaangelinta Dadweynaha ee Gobolka Banaadir

    Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha (GMDQS) waxaa uu ogeysiinayaa dhammaan Ururada Siyaasadda iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Banaadir in dib loo furay Xarumaha Diwaangelinta Dadweynaha ee Degmooyinka hoos k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha (GMDQS) waxaa uu ogeysiinayaa dhammaan Ururada Siyaasadda iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Banaadir in dib loo furay Xarumaha Diwaangelinta Dadweynaha ee Degmooyinka hoos ku xusan. 1. Degmada Warta-Nabadda 2. Degmada Howl-Wadaag 3. Degmada Hodan 4. Degmada Wadajir 5. Degmada Dharkeynley 6. Degmada Waabari 7. Degmada Kaxda GMDQ&S waxaa uu ugu baaqayaa dhammaan Muwaadiniinta aan horey isku diiwaangelinin iyo taageerayaasha xubnaha Ururrada Siyaasadeed ee dhawaan shahaadada qaatay in ay si firfircoon uga qeyb qaataan, kuna dhiirigeliyaan bulshada iyo taageeradooda inay ka faa'iideystaan fursaddan qaaliga ah ee dib-u-furista diiwaangelinta.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip