Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha degmada Buurhakaba

0
Sunday September 07, 2025 - 17:16:47 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha degmada Buurhakaba

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Garoon Diyaaradeed oo ay shacabka degmada Buur Hakaba si isku-tashi ah u dhiseen, taas oo noqotay tallaabo taariikhi ah oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Garoon Diyaaradeed oo ay shacabka degmada Buur Hakaba si isku-tashi ah u dhiseen, taas oo noqotay tallaabo taariikhi ah oo lagu dhiirigelinayo horumarka iyo midnimada bulshada. waxaana uu ka mid yahay mashaariicda muhiimka ah ee kor u qaadaya adeegyada iyo isku socodka bulshada gobolka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip