Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Shaqaalaha kala hadlay dar-dargelinta howlaha shaqo ee Qaranka

0
Sunday September 07, 2025 - 17:13:55 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Shaqaalaha kala hadlay dar-dargelinta howlaha shaqo ee Qaranka

    Maareeyaha Guud ee Dekedda Caalamiga ah ee Muqdisho, Mudane Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa sheegay in Dekedda Muqdisho ay sanadkii 2024 gashay kaalinta labaad ee dekedaha ugu horumarka badan Bariga Afrika. Isagoo la hadlayay shaqaalaha dekedda,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Guud ee Dekedda Caalamiga ah ee Muqdisho, Mudane Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa sheegay in Dekedda Muqdisho ay sanadkii 2024 gashay kaalinta labaad ee dekedaha ugu horumarka badan Bariga Afrika. Isagoo la hadlayay shaqaalaha dekedda, ayuu Maareeyuhu xusay in marxaladda xigta ay u baahan tahay xoojinta waxqabadka iyo dhaqan-gelinta dhammaan waaxyaha muhiimka ah. Wuxuu ku boorriyay shaqaalaha inay muujiyaan howlkarnimo iyo mudnaan siinta hawlaha loo igmaday, si kor loogu qaado hufnaanta shaqada loona xaqiijiyo sii jiritaanka guulaha la gaaray. Guushan ayaa ka dhalatay tartan adag oo lala galay dekedaha Mombasa,Kenya, Dar es Salaam Tanzania, iyo D. Jabuuti, Jabuuti,Dekedda Muqdisho ayaa ah xarun istiraatiiji ah oo muhiim u ah ganacsiga gobolka iyo kan caalamiga ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip