Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo qaabilay wafdi ka socda hawlgalka AUSSOM

0
Monday August 11, 2025 - 12:26:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo qaabilay wafdi ka socda hawlgalka AUSSOM

    Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta madaxtooyada Galmudug ku qaabilay saraakiisha Ciidamada AUSSOM. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, la dagaallanka kooxaha Khawaarijta ah, iyo si

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta madaxtooyada Galmudug ku qaabilay saraakiisha Ciidamada AUSSOM. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, la dagaallanka kooxaha Khawaarijta ah, iyo sidii sare loogu qaadi lahaa awoodda Ciidamada AUSSOM ee ka howlgala deegaanada Galmudug. Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid, ayaa Taliyaha AUSSOM Sector-4 u sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ay shaqo weyn ka qabteen guud ahaan Galmudug, isla markaana amnigu uu hadda aad uga sarreeyo sidii hore. Ugu dambayntii, saraakiisha AUSSOM iyo madaxda Galmudug ayaa isla qaatay in la dardar-geliyo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, iyadoo howgallo culus ay ka bilaaba doonaan deegaanada Galmudug.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip