Ololaha Diiwaangelinta Doorashooyinka Qof iyo cod oo ka bilowday magaalada Jowhar

0
Sunday July 13, 2025 - 17:37:28 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ololaha Diiwaangelinta Doorashooyinka Qof iyo cod oo ka bilowday magaalada Jowhar

    Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle si rasmi ah uga bilowday ololaha diiwaangelinta Doorashooyinka Qof iyo cod. Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Hirshabeelle iyo bulshada magaalada Jowhar ayaa ku sugan goobaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle si rasmi ah uga bilowday ololaha diiwaangelinta Doorashooyinka Qof iyo cod. Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Hirshabeelle iyo bulshada magaalada Jowhar ayaa ku sugan goobaha ay ka bilaabaneyso diiwaangelinta codbixiyeyaasha dadweynaha, waxaana ujeedka arrintaan ay tahay in shacabka ay doortaan maamul ay kula xisaabtamaan horumarinta deegaannadooda. Waa tallaabo horumar oo horay loo qaaday, waxayna muujineysa sida ay xukuumadda DanQaran uga go'an tahay in ay tallada ku celiso shacabka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip