Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Turkiye ee Ostim Teknik

0
Saturday July 12, 2025 - 12:16:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Turkiye ee Ostim Teknik

    U qeybsanaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Safaraadda Soomaaliya ee Ankara Marwo Caasha Maxamed Maxamuud ayaa ka qayb gashay xaflada qalanjabinta ardayda wax ka barata Jaamacada Ostim Teknik ee magaalada Ankara dalka Türk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

U qeybsanaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Safaraadda Soomaaliya ee Ankara Marwo Caasha Maxamed Maxamuud ayaa ka qayb gashay xaflada qalanjabinta ardayda wax ka barata Jaamacada Ostim Teknik ee magaalada Ankara dalka Türkiye. Ardayday qalin jabisay ayaa ahaa kumaanan Arday oo iskugu jiray kuliyadaha kala duwan ee ay Jaamacadu bixiso. Waxaana ka mid ahaa 78 arday oo Soomaali ah. U qeybsanaha ayaa hambalyo u dirtay dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan ka qalin jabiyay Jaamacada Ostim,Waxayna u rajaysay mustaqbal wanaagsan iyo horumar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip