Hoggaamiyaha SSC-Khaatuma oo kulan la qaatay kusimaha danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya

0
Sunday May 04, 2025 - 17:55:38 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyaha SSC-Khaatuma oo kulan la qaatay kusimaha danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya

    Hoggaamiyaha dowlad goboleedka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay kusimaha danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya, Mudane Carsten Carlsen. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha nabad-dhiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha dowlad goboleedka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay kusimaha danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya, Mudane Carsten Carlsen. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha nabad-dhiska, horumarinta siyaasadeed, barnaamijyada xasilinta iyo iskaashiga mustaqbalka ee u dhaxeeya labada dhinac. Kulankan waxa uu qayb ka yahay dadaallada SSC-Khaatumo ay ugu jirto horumarinta deegaannada ay masuulka ka tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip