Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo booqday furimaha dagaalka si uu u dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida

0
Sunday May 04, 2025 - 17:54:21 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 63
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo booqday furimaha dagaalka si uu u dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida

    Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqday furimaha hore ee dagaalka si uu u dhiirrigeliyo Ciidamada Qalabka Sida ee halkaas ugu sugan halganka dagaal ee dalka looga xoreynayo Khawaarijta. Madax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqday furimaha hore ee dagaalka si uu u dhiirrigeliyo Ciidamada Qalabka Sida ee halkaas ugu sugan halganka dagaal ee dalka looga xoreynayo Khawaarijta. Madaxweyne Laftagareen ayaa kulan gaar ah la yeeshay saraakiisha hoggaanka ciidamada, isagoo ka dhageystay warbixin ku saabsan xaaladda amni, guulaha laga gaaray dagaalka iyo caqabadaha jira, isagoo uga mahadceliyay geesinimada iyo naf-hurnimada ay u muujiyeen difaaca dalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip