Wasiirka ganacsiga XFS oo la kulmay Safiirka dalka Qatar

0
Wednesday April 30, 2025 - 16:50:32 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka ganacsiga XFS oo la kulmay Safiirka dalka Qatar

    Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah Salem Al Nuaimi. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah Salem Al Nuaimi. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dal iyo horumarinta fursadaha maalgashi ee Soomaaliya, iyadoo la isla gartay muhiimadda ay leedahay in la kobciyo warshadaha dalka, lana abuuro jawi ganacsi oo soo jiidan kara maal-gashadeyaal caalami ah. Wasiir Geesood ayaa carabka ku adkeeyay sida ay Dowladda Federaalka uga go'an tahay xoojinta iskaashiga dhaqaale ee kala dhexeeya dalalka saaxiibada la ah, gaar ahaan Dowladda Qatar, oo uu uga mahadceliyay taageerada ay si joogto ah u siiso Soomaaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip