Wasiir dowlaha Arrimaha Guddaha oo shir-guddoomiyay shirka Guddi Howleedka Xiriirka Arrimaha Xasilinta

0
Wednesday April 30, 2025 - 16:48:01 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 48
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir dowlaha Arrimaha Guddaha oo shir-guddoomiyay shirka Guddi Howleedka Xiriirka Arrimaha Xasilinta

    Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Sadad Alio ayaa guddoomiyay shirka joogtada ah ee Guddi Howleedka Farsame ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta. Kulanka oo ay martigelisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Sadad Alio ayaa guddoomiyay shirka joogtada ah ee Guddi Howleedka Farsame ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta. Kulanka oo ay martigelisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya mudane Caydaruus Macallin Xasan, iyada oo ay qeyb ka yihiin; dhammaan Agaasimayaasha waaxyaha Xiriirka ee Wasaaradaha iyo Hey'adaha kala duwan ee dowladda heer federaal ee ka shaqeeya arrimaha Xasilinta. Wasiir Saadaad, oo ka hadlay Kulanka ayaa bogaadiyey howlaha guddiga isaga oo carabka ku adkeeyey in ay heer Wasiir garab taagan yihiin. Wasiirka ayaa adkeeyey muhiimadda ay Dowladda Soomaaliya u leedahay mideynta farriimaha warbaahineed iyo wacyigalinta deegaanada Cadowga Khawaarijta laga xorreeyay iyo in sidoo kale ay xafiisyada warbaahineed ee dowladda yeeshaan ajendeyaal mideysan oo loogu adeego Ummadda Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip