Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka qaranka oo tababbar u soo xiray tababbarayaasha hawl-wadeenada diiwaangelinta cod bixiyaha

0
Thursday March 20, 2025 - 13:50:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka qaranka oo tababbar u soo xiray tababbarayaasha hawl-wadeenada diiwaangelinta cod bixiyaha

    Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, oo ay wehlinayaan Gudoomiye ku xigeenka Guddiga iyo qaar ka mid ah Xubnaha guddiga ayaa tababar soconayay muddo laba maalmood ah u soo xiray Howlwadeenno kamid a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, oo ay wehlinayaan Gudoomiye ku xigeenka Guddiga iyo qaar ka mid ah Xubnaha guddiga ayaa tababar soconayay muddo laba maalmood ah u soo xiray Howlwadeenno kamid ah Howladeenanada Guddiga kuwaa oo noqonaya Tababarayaassha Howl-wadeenada Diiwaangelinta Codbixyayaasha ee Doorashooyinka Dowlada Hoose ee JFS. Tababarayaasha tababarka loo soo xiray ayaa qaatay tababar heerkiisu sareeyo oo ku saabsan isticmaalka qalab casri ah oo lagu qabanaayo doorashada Dowladaha Hose. Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan oo qubd kooban ka jeediyey xiritaanka tababarka ayaa sheegay in dalka uu aaday doorasho, talada dalkana lagu celindoona shacabka Soomaaliyeed si ay usoo doortaan dadka ku matalaaya hogaanka Dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip