halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 20-03-25

0
Thursday March 20, 2025 - 07:07:08 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 20-03-25

    ......

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

......

Madaxweyne Xasan Sheekh oo habeen hore la kulmay madaxda Hirshabeelle iyo saraakiisha ciidamada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku hoyanaya jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa habeen hore kulan kula qaatay degmada Moqokori hoggaanka Hirshabelle iyo saraakiisha ciidamada hormuudka u ah howlgallada xoreynta dalka.

Madaxweynaha ayaa ka xogwareystay Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle iyo Hoggaanka Ciidamada jiidda hore, guulaha iyo caqabadaha jira, iyagoo soo bandhigay sida ay ciidamada u dhiirri-gelinayso in Madaxweynihii Qaranka uu kula sugan yahay furinta dagaalka, si dhowna ula socdo guulaha, baahiyaha iyo geesinimada Ciidanka Soomaaliyeed.

Soomaaliya oo ka qaybgalaysa shir-weynaha maareynta deymaha caalamiga ah

Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalaya Shir-weynaha Maareynta Deymaha Caalamiga ah ee Ganacsiga iyo Horumarinta Qaramada Midoobay (



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip