Wasiir Biixi oo la kulmay agaasimaha hay'adda horumarinta caalamiga ah ee UK

0
Tuesday March 11, 2025 - 13:56:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Biixi oo la kulmay agaasimaha hay'adda horumarinta caalamiga ah ee UK

    Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga Mudane Faysal Maxamed Xaashi ayaa kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimaha Hey'adda Horumarinta Caalamiga ah ee UK Dr. Chris

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga Mudane Faysal Maxamed Xaashi ayaa kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimaha Hey'adda Horumarinta Caalamiga ah ee UK Dr. Christopher Pycrof. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa hannaanka dib-u-habeynta maaliyadda oo ay ugu horreeyaan ilaha dakhli soosaarka oo muhiimad gaar ah ay siinayso Wasaaradda Maaliyadda iyo barnaamijka Qorshaha Isbadalka Qaran (NTP) oo isna dhawaan ay meel-mariyeen Golaha Xukumadda JFS.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip