Taliyaha Ciidanka dhulka oo hawlgallo lagu dardargalinayo dagaalka khawaarijta kawada Shabeellada Dhexe

0
Monday March 10, 2025 - 11:54:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 96
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka dhulka oo hawlgallo lagu dardargalinayo dagaalka khawaarijta kawada Shabeellada Dhexe

    Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo maalmahan ku sugnaa Furimaha hore ee Shabeellada Dhexe ayaa kormeer lagu dardar-gelinayo Ciribtirka Khawaarijta waxaa uu maanta ku tagay Difaacyada Ciidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo maalmahan ku sugnaa Furimaha hore ee Shabeellada Dhexe ayaa kormeer lagu dardar-gelinayo Ciribtirka Khawaarijta waxaa uu maanta ku tagay Difaacyada Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka. Sarreeye Guuto Sahal ayaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee ku sugan Fariisimaha uu maanta booqday ku bogaadiyay diyaargarowga ay ugu jiraan sidii Khawaarijta uu Xidid-siibka ku socdo looga sifeyn lahaa goobaha ay ka gabbaad-sanayaan Gobolka Shabeellada Dhexe. Kormeerka kadib Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneral Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa difaacyadooda kula afuray Geesiyaasha Qarankeenna ee Xoogga Dalka iyo Saraakiisha hoggaaminaysa, si uu ugu dhiirra-geliyo iyadoo ay bil Ramadaan tahay inay Cadawga Khawaarijta ah ku hor-fadhiyaan Gobolka Shabeellaha Dhexe.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip