
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in beri Ramadaan tahay
Guddiga xaqiijinta bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sh Mukhtaar Roobow ayaa goordhowed bulshada Soomaaliyeed u xaqiijiyye in maalinta beri ay tahay kowda bisha Ramadaan.
Wasiirka ayaa isagoo la hadlayey Warbaahinta Qaranka Sheegay in deegaano kala duwan laga arkay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan.
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in beri Ramadaan tahay
Guddiga xaqiijinta bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sh Mukhtaar Roobow ayaa goordhowed bulshada Soomaaliyeed u xaqiijiyye in maalinta beri ay tahay kowda b