Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gacanta ku dhigay Talis Khawaarijtu ku farsamayn jirtay hubka

0
Thursday February 27, 2025 - 12:52:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gacanta ku dhigay Talis Khawaarijtu ku farsamayn jirtay hubka

    Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay ilaa 2,000 (Laba kun) oo gantaallo gacan ku sameys ah, kuwaas oo Khawaarijta Daacish ay doonayeen inay ku dhibaateeyaan Ciidamada iyo Shacabka Soomaaliyeed ee howlgallada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay ilaa 2,000 (Laba kun) oo gantaallo gacan ku sameys ah, kuwaas oo Khawaarijta Daacish ay doonayeen inay ku dhibaateeyaan Ciidamada iyo Shacabka Soomaaliyeed ee howlgallada ciribtirka ah ka wada buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Ciidamada ayaa sidoo kale ku guuleystay inay qabsadaan deegaanka Dasaan oo ay ku yaaleen Warshado macmal ah oo Khawaarijta Daacish ay ku sameynayeen gantaallada gacan ku sameyska ah. Guulo waaweyn ayaa saacadihii iyo maalmihii lasoo dhaafay laga gaaray howlgalka ciribtirka Khawaarijta Daacish ee ka socda buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip