Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka horumarinta dhaqaalaha dalalka Carabta ee ka socda waddanka Imaaraadka

0
Thursday February 27, 2025 - 11:49:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka horumarinta dhaqaalaha dalalka Carabta ee ka socda waddanka Imaaraadka

    Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay madasha horumarinta dhaqaalaha iyo maalgalinta ganacsiga ee dalalka Carabta iyo waddamada bartamaha Qaaradd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay madasha horumarinta dhaqaalaha iyo maalgalinta ganacsiga ee dalalka Carabta iyo waddamada bartamaha Qaaradda Asia. Madashani ayaa waxaa diiradda lagu saaray sida uu noqonayo dhaqaalaha mustaqbalka dhow iyo fursadaha maal-gelineed ee muhiimka ah, xilli dunida oo dhan ay wajahayso marxaladaha Isbeddelka Cimillada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip