Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf oo ku guuleystya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika

0
Saturday February 15, 2025 - 14:29:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf oo ku guuleystya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika

    Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, kaddib doorasho ka dhacday Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa. 33-cod ee looga baahnaa ayuu xaqiijiyay wareeggii todobaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, kaddib doorasho ka dhacday Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa. 33-cod ee looga baahnaa ayuu xaqiijiyay wareeggii todobaad, kaddib markii uu ka adkaatay Raila Odinga oo ku haray wareeggii 6aad, sidoo kale, tartanka doorashada waxaa qeyb ka ahaa Richard Randriamandrato oo ka soo jeeda dalka Madagascar. Raila Odinka oo helay 22-cod, ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee Ururka Midowga Afrika Maxamuud Cali Yusuf.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip