Israel iyo Hamas oo isweydaarsaday maxaabiis

0
Saturday February 15, 2025 - 21:20:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Israel iyo Hamas oo isweydaarsaday maxaabiis

    Maxaabiis falastiiniyiin ah ayaa la sii daayay ka dib markii Xamaas ay wareejisay saddex nin oo Israa'iili ah oo ku xirnaa Gaza. Tiro badan oo maxaabiis Falastiin ah ayaa la soo daayey,waxaana lagu wadaa in maanta galinka dambe la dhameystiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaabiis falastiiniyiin ah ayaa la sii daayay ka dib markii Xamaas ay wareejisay saddex nin oo Israa'iili ah oo ku xirnaa Gaza. Tiro badan oo maxaabiis Falastiin ah ayaa la soo daayey,waxaana lagu wadaa in maanta galinka dambe la dhameystiro sii deynta 369 ruux. hey'adda Laanqeyrta Cas ayaa deegaanka Khan Younis ku kala wareejisay maxaabiistaasi labada dhinac ah,waxaana xaaladda 3 da maxaabiis oo kala ah Alexander Trufanov, Sagui Dekel-Chen iyo Yair Horn la sheegay in ay wanaadsan tahay. Dhinaca kale,Xamaas ayaa sheegtay in wada xaajood aan toos ahayn ay la galayaan Israel toddobaadka soo socda ,kaas oo noqon doona wejiga labaad ee heshiiska xabbad joojinta Gaza.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip