Guddoomiyaha Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo shir muhiim ah Muqdisho ka furay

0
Saturday February 15, 2025 - 09:18:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo shir muhiim ah Muqdisho ka furay

    Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka Mudane Axmed Xuseen Cilmi, oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlaayay sidii aqoonsi heer qaran ah loo siin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka Mudane Axmed Xuseen Cilmi, oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlaayay sidii aqoonsi heer qaran ah loo siin lahaa Qaxootiga iyo dadka magangalyo doonka ah ee ku sugan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Aqoonsigaas ayaa dadka qaxootiga ah ka caawi doona sidii dalkeen ay soo miciin badeen uga heli lahaayeen xuquuq aas-aasi ah, sida u fududeynta dhexgalka bulshada iyo ganacsiga. Shirka waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha iyo Hay'adaha kala duwan ee Dowladda iyo saraakiin ka tirsan laamaha ammaanka, kuwaas oo shirka ku biiriyay aragtiyo muhiiim ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip