Madaxda Caafimaadka XFS oo boogaadiyay howlwadeenada cisbitaalka Demartino

0
Friday February 14, 2025 - 10:12:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Caafimaadka XFS oo boogaadiyay howlwadeenada cisbitaalka Demartino

    Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale oo booqday cisbitaalka martini ee Magaalada Muqdisho ayaa la kulmay shaqaalaha ,howlwadeennada caafimaad ee ka howlgala cisbitaalkaasi iyo bukaanada kale ee lagu daaweyna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale oo booqday cisbitaalka martini ee Magaalada Muqdisho ayaa la kulmay shaqaalaha ,howlwadeennada caafimaad ee ka howlgala cisbitaalkaasi iyo bukaanada kale ee lagu daaweynayo halkaasi. Booqashada Wasiir ku xigeemka Caafimaadka ayaa la xiriirtay hubinta hannaanka adeegbixinta , tayada qalabka shaqada iyo habsami u socodka howlaha caafimaad,isagoo si gaar ah u kormeeray xarunta cusub ee maareynta xaaladaha degdegga ah iyo gurmadka. Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale waxa uu boogaadiyay shaqaalaha iyo howlwadeenada cisbitaalka De martino,kuwaas oo xaqiijiyay hirgelinta qorshihii lagu maareynaayey xarunta iyo daryeelka bukaanada si waafaqsan habraacyada wasaaaradda ee la dejiyey. Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale la kulmay in ka badan 30 bukaan oo ku jira xaalado kala duwan ,sida daryeelka degdegga ah iyo daryeelka gurmadka adag (Critical Care).




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip