
Maxkamada Garoowe oo Dood Kulul Ka Dhacday (Daawo)
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Gaalkacyo Yacquub Maxamed Cabdalla oo ku xidhan magaalada Garoowe ayaa shalay Markii Labaad lasoo taagay maxkamadda gobolka Nugaal, waxaana Goobtaaas la isku dhaafsaday dood adag oo ku saabsan dambiga Yacquub lagu eedeeyay haysto oo ah inuu aflagaadeeyay Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, sidoo kalena uu sameeyay kicin dadweyne.
Dooda adag ka dib, garsoorka maxkamadda ayaa shir gooni ah galay iyagoo la filayey inay xukunka ku dhawaaqaan, ayay dib ugu soo laabteen hoolka maxkamadda oo ay ku sugnaayeen dadweye iyo bahda saxaafadda, waxayna sheegeen in maanta dacwaddu halkaan ku joogayso, waxaana wararku sheegayaan in Maxkamaddu ay wayday qodob sharci ah oo Yacquub Maxamed Cabdalla lagu sii hayn karo, balse culayska ugu badan uu Madaxtooyada Puntland uga imaanayo.


0 



Maxkamada Garoowe oo Dood Kulul Ka Dhacday (Daawo)
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Gaalkacyo Yacquub Maxamed Cabdalla oo ku xidhan magaalada Garoowe ayaa shalay Markii Labaad lasoo taagay maxkamadda gobolka Nugaal, waxaana Goobtaaas la isku dhaafsaday dood adag oo ku saabsan dambiga Yacquub l