Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay wafdi ka socda hay'adda FAO

0
Tuesday February 11, 2025 - 13:56:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay wafdi ka socda hay'adda FAO

    Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xafiiskiisa magaalada Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay kaaliyaha agaasimaha guud hay'adda FAO ee Afrika Dr. Abebe Haile-Gabriel oo uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xafiiskiisa magaalada Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay kaaliyaha agaasimaha guud hay'adda FAO ee Afrika Dr. Abebe Haile-Gabriel oo uu wehliyo wakiilka FAO Soomaaliya, Etienne Peterschmitt. kulanka oo ay ka qayb galeen xubno ka tirsan golaha wasiirrada koonfur galbeed ayaa looga hadlay mashaariicda hay'adda FAO ka waddo guud ahaan koonfur galbeed iyo sidii loo hirgelin lahaa mashaariic hor leh oo loogu adeegayo bulshada ku nool guud ahaan koonfur galbeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip