Wasiirka Xanaanad Xoolahaoo kulan la qaatay kaaliyaha Agaasimaha Guud ee FAO

0
Monday February 10, 2025 - 12:55:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Xanaanad Xoolahaoo kulan la qaatay kaaliyaha Agaasimaha Guud ee FAO

    Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa kulan la qaatay kaaliyaha Agaasimaha Guud ee FAO ahna wakiilka Afrika Dr. Abebe Haile-Gabriel, oo uu wehliyo wakiilka FAO ee Soomaaliya, Etienne Peterschmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa kulan la qaatay kaaliyaha Agaasimaha Guud ee FAO ahna wakiilka Afrika Dr. Abebe Haile-Gabriel, oo uu wehliyo wakiilka FAO ee Soomaaliya, Etienne Peterschmitt. Labada masuul waxay ka wada hadleen muhiimadda xoolaha ay u leeyihiin dhaqaalaha iyo wax soo saarka dalka, horumarinta sharciyada iyo siyaasadaha dhirta iyo daaqa iyo sidii loo maareyn lahaa saameynta isbeddelka cimilada. Ugu dambeyn Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen wuxuu adkeeyey sida ay dawladda Soomaaliya uga go'an tahay in horumar muuqda la gaarsiiyo bulshada xoolo dhaqatada iyo reer-guuraaga iyo sidoo kale ka gungaarida hindisaha dib-u-dhireynta iyo soo noolaynta dhul-daaqsimaadkii burburay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip