Hamas iyo Israel oo isweydaarsaday maxaabiis

0
Saturday February 08, 2025 - 12:39:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hamas iyo Israel oo isweydaarsaday maxaabiis

    Hamas ayaa maanta wareejiyay sadex maxaabiis oo Yuhuud ah ,taas oo qeyb ka ah heshiiska xabbad joojintii ee dhaqangalay 19-kii Janaayo . ,Markii shanaad Xamaas ayaa dhiibtay Eli Sharabi, Ohad ben Ami iyo Or Levy ,halka Israel ay iyaduna sii seysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hamas ayaa maanta wareejiyay sadex maxaabiis oo Yuhuud ah ,taas oo qeyb ka ah heshiiska xabbad joojintii ee dhaqangalay 19-kii Janaayo . ,Markii shanaad Xamaas ayaa dhiibtay Eli Sharabi, Ohad ben Ami iyo Or Levy ,halka Israel ay iyaduna sii seysay tiro badan oo kamid ah 183 oo kagu wadi in dhammaan la sii daayo, Tallaabadaan ayaa timid xilli uu dib u dhac ku yimid isdhaafsigii maxaabiista,kadib markii Xamaas ay ku eedaysay Israa'iil in ay jebisay xabbad joojinta iyada oo ka hortagtay ama hakisay gargaarka bini'aadanimo iyo sahayda kale ee galaya Gaza. Illaa hadda 33 maxaabiis iyo in ka badan 2 kun oo Falastiiniyiin ah ayaa la isweydaarsaday lixdii isbuuc ee la soo dhaafay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip