Eedeysane ka tirsanaa kooxaha wax tahriibiyo oo la hor geeyay maxkamadda gobolka Banaadir

0
Wednesday January 29, 2025 - 12:46:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eedeysane ka tirsanaa kooxaha wax tahriibiyo oo la hor geeyay maxkamadda gobolka Banaadir

    Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay eedeysane Maxamed Ibraahim Cali oo loo heysto in uu ka mid yahay Magafayaasha tahriibiya muwaadiniinta Soomaaliyeed. Maxamed Ibraahim Cali ayaa lagu eedeeyey in da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay eedeysane Maxamed Ibraahim Cali oo loo heysto in uu ka mid yahay Magafayaasha tahriibiya muwaadiniinta Soomaaliyeed. Maxamed Ibraahim Cali ayaa lagu eedeeyey in dad badan uu u tahriibinayay dalka Biniin, halkaas oo jir-dil loogu geystay, madax furashana loogu xirtay.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip