Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo qaabbilay Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay

0
Tuesday January 28, 2025 - 12:12:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo qaabbilay Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Faisal Shahkar oo ah Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socday Xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Faisal Shahkar oo ah Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socday Xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay. Kulan gaar ah oo ay yeesheen Taliyaha iyo Mas'uuliyiintaasi ayaa looga hadlay sidii Boliiska Soomaaliyeed uga qeyb noqon la haayeen howlaha nabad ilaalinta Qaramada Midoobay, dib u dhiska awoodaha Boliiska heer Qaran iyo heer dowlad goboleed, xoojinta iskaashiga Boliiska iyo Qaramada Midoobay si kor loogu qaado la dagaalanka kooxaha Khawaariijta ciidamaduna ay u helaan qalabeyn iyo tababarro sare oo kor u qaadaya xirfaddooda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip