HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER MARCH 24, 2018KA.

0
Saturday March 24, 2018 - 08:26:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 569
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER MARCH 24, 2018KA.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

SACUUDIGA IYO IMAARAADKA CARABTA OO CAMBAAREEYAY QARAXII MUQDISHO 

Dowladaha Sacuudiga Carabiya iyo Imaaraadka carabta ayaa soo saaray ba yaano kala duwan oo ay kaga hadlayeen qarixii Khamiista ka dhacay waddada Ma ka Almukaramah, iyagoo si kulul u camba areeyey falkaasi oo ay ku tilmameen in uu yahay fal arxandarro ah. War qoraal ah oo ay soo saartay W/Arrimaha Dibadda ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu she egay in Xukuumadda Riyadh ay si weyn u ga xun tahay falkaasi qaraxa oo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray dad rayid ah.

Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheeg tay inay xoojinayso taageerada Dowladda Soomaaliya, islamarkaana ay dowr ka qa adanayso sidii loola dagaalamilahaa mal eeshiyada Alshabaab. Sidoo kale Dowla dda Imaaraadka Carabta ayaa dhankee da dhaleeceysay qaraxaasi, War saxaafa deed ka soo baxay W/Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Imaara adka Carabta, iyagoo dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmayba ilaahay ugabaryay naxriistiisa.

Warkan qoraalka ah oo ay soo saartay Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa ku sheegtay falkani oo muujinayo sid AlShabaab ay u yihiin cadowga Shacabka Soomaaliyeed, loona baahan yahay in la xoojiyo gulufka ka dhanka ah AlShabab.

NIN MUDO 31 SANO AH U XIRNAA DANBI UUSAN GALIN

Waa sheeko la yaab leh ka dib markii la ogaadey in Lawrence McKinney 61 sa no jir ah muddo ku dhan 31 sano uu u xir naa danbi uusan galin,isaga oo helay Ma gdhaw lacageed oo gaaraya $1million oo dollar. Mr.McKinney ayaa la xiray sanad dii 1978 ka dib markii lagu eedeeyay kufsi iyo burcadnimo, balse waxa xabsiga laga sii daayay 2009 ka dib markii la ogaaday Bishii December in uusan wax dambi ah galin.

Waa lacagtii ugu badnayd ee ay dowlad da Gobolka Tennessee ebad u bixiso ma gdhow ahaan inta la ogyahay Bishii Octo ber 1977, Mr McKinney ayaa lagu xiray Memphis ka dib markii ay haweeney she egtay inuu ka mid ahaa 2 nin oo ku kufs aday gurigii ay daganayd. Waxa lagu soo oogay dacwad ah kufsi iyo burcadnimo, ka dib markii dambigii lagu soo oogay la gu helay ayaa bishii June 1978 waxaa lagu xukumay xabsi daa’in.

Markii la xirayay Mr. McKinney waxaa uu jiray 22 sano, iyadoo 30 sano ka dib bi shii August 2008 a la qaaday dhiiga DNA oo lagu ogaaday saddex qof oo uusan midkoodna aheyn Mr McKinney. Mr McK inney ayaa sheegay inuu xabsiga ku jiray 31 sano, 9 bilood, 18 maalmood, iyo 12 saacadood, Mr.McKinney lama siin doono dhammaan lacagta magdhawga ah.

Waxaa imika la siin doonaa $353,000 oo uu ku bixinayo qarashkii qareenkii u doodayay iyo deymaha. Qaybta kale ee la cagta ayaa waxaa bil waliba la siin doo naa $3,350 Muddo 10 sano ah, iyadoo lac agtan la siin doono xaaskiisa haddii dhin to muddadaas.

TRUMP OO XILKA KA QAADEY LA TALIYIHII SII DHINACA AMNIGA

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa beddalay la taliyihiisii dhanka ammaanka qaranka oo noqonaya kii ugu danbeeyey saraakiil sar sare oo ka mid ha maamulkiisa oo shaqada ka tegay mu ddada 14kii bil ee uu xilka hayo ah.

Habeenkii Khamiista ayuu bartiisa Twe eterka ku qorey Trump, in Jeneral HR Mc Master uu xilka ku wareejin doono John Bolton oo ahaa safiirkii hore ee Mareykan ka ee QM oo addana u ah Tvga Fox Ne wfalan qeeye siyasadeed.

Saraakiil ka tirsan Aqalka Cad ayaa sheegtey in Trump iyo McMaster ay isku raaceen in sarkaalkan sare ee muddada ku soo jirey ciidamada uu shaqada ka ta go isla markaana uu howlgab galo.

McMaster ayaa ku sheegey war qoraal ah oo uu soo saaray in 34sano ka dib oo uu qarankan u shaqeynaayey uu howlgab nimo weydiisan doono ciidamada Mareyk anka.Xigashada Warkan VOA

TURKIGA OO XABSIGA DHIGAY DAD LOOGA SHAKIYAY DAACISH

Dowladda Turkiga ayaa Xabsi ku yaalla Istambuul dhigtay 14 Qof oo looga shakis an yahay inay xiriir dhow la leeyihiin Urur ka Daacish, sida ay laamaha ammaanka sheegeen Jimcaha shalay . Booliska ka hor taga argagixisada ayaa si isku mid ah ugu howlgalay Sagaal Degmo oo ay Dad ka ku badan yihiin, lamana caddeyn xubn ahan lasoo qabtay magacyadoodsa saba bo jira awgood.

Laamaha ammaanka Dalka Turkiga a yaa sheegay inay Degmooyinka qaar ka sii socon doonaan howlgallada lagu baa di goobayo tuhmanayaasha lala xiriirinayo inay Gacan saar la leeyihiin Daacish. Tuh manayaashan ayaa markii lasoo qabana yay isu diyaarinayay weerar, markii laga helay macluumaadyo ay ka mid yihiin Du kumiintiyo iyo qalabka Ellegtarigga ee ay adeegsadaan Daacish,sida laga soo xigtay ilo ku dhow howlgalka.

Ciidanka ammaanka ee Turkiga ayaa la sheegayaa inay muddo badan la socd een dhaqdhaqaaqyada kooxdan la qabt ay, kuwaasoo qorsheynayay inay weerar ka geystaan gudaha Turkiga. In ka badan 300 oo Shacab ah ayaaku naf weyday weerarro ay masuuliya ddiisu sheegatay Daacish oo ka dhacay gudaha Dalka Tur kiga, kuwaasoo loo adeegsaday ismiidaa min, Hoobiy eyaal iyo weerarro bareer ah.

GANACSATADA PUNTLAND OO KA HORY IMID EEDEEN MAREYKANKA UU U JEEDIYAY’

9kaFebraayo ee sanadkaan ayey ah eyd markii Waaxda la socodka Lacagaha ee Mareykanka ay xayiraad ku soo rog een Ganacso Soomaaliyeed kuwaas oo lagu eedeeyay in ay taageero lacageed siiyaan Kooxda Daacish. Ganacsatadaas waxaa ka mid ah Maxamed Mire Soodare eri oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliy eed gaar ahaan kuwa Puntland.

M/Boosaaso ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga soo horjeeda eedeemaha loo soo jeediyay Ganacsade Maxamed Mire Soodareeri kulankaas waxaa ka soo qeyb galay maamulka gobolka Bari, Ganacsa to, waxgarad, Nabadooniin, Siyaasiyiin, Dhalinyaro, Aqoonyahano iyo qeybaha ka la duwan ee Bulshada ku dhaqan M/Boo saaso.

Gudoomiyaha G/Bari Yuusuf Maxamed Waceys oo goobta ka hadlay ayaa she egay in aysan jirin sabab dambi loogu ye elo muwaadin Soomaaliyeed oo dambi la hayn, islamarkaan lala xariiriyo Koox Arg agaxiso ah. Gudoomiyaha Gobolka Bari ayaa sidoo kale sheegay in maamulka Puntland ay ka qaateen kaalintii kaga aad aneed arintaasi, isla markaana warqad ay ugudbiyeen waaxda la socodka lacagaha ee Mareykanka.

Sidoo kale dhammaan xubnihii ka soo qeyb galay kulankaan ayaa ka soo horje estay hadlka ka soo yeeray Waaxda la so codla lacagha ee Mareykanka waxa ayna sheegeen in uu gaf ku yahay Waaxda ee deenta ay u soo jeediyeen qaar ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ay la xariiriyeen Dambiyo aysan ku lug laheen.

GABAR SOMALIYEED OO U TARTAMEYSA GOLAHA DEEGAANKA MAGAALADA LEUV EN EE DALKA BELGIUMKA

Sarah Maxamed Khaliif oo ah gabar As alkeedu Soomaali yahay ayaa u tartamey sa kursiga golaha deegaanka M/Leuven ee dalka Belgiumka . Doorashadan Gola ha deegaanka ayaa lagu wadaa inay dha cdo 14 bisha October ee sanadkan aynu ku jirno 2018ka.

Sarah Mohamed Khaliif waxaa ay ka tirsan tahay Xisbiga SPA oo ah Xisbi Siya asadeed oo ka dhisan dalkaasi Belgium ka. Waxaa ay ku dhalatay Sarah dalka Be lgiumka sanadku marku uu ahaa 1997, iyadoo sheegtey inay heysato codad ku filan oo u suurtagalin kara inay ku guul eysato doorashada.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Bel gium ayaa iyagana bilaabay inay taagee raan Sarah, iyagoona isu soo baxyo lagu taageerayo ka dhigay magaalooyin dhowr ah

CIIDAMADA DOWLADDA OO XALAY QABTAY GAARI LOOGA SHAKIYAY IN UU WADO HILIB BANI’AADAM

Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis ee G/Banaadir ayaa Xalay waxa ay qabteyn Gaari Hilib wado kaas oo Ciid amadu ay uga shakiyeen in hilibka uu ya hay mid Bani’aadam. Gaarigaan oo nooc iisu yahay Deyno ayaa la sheegay in uu wado Hilib aad u farabadan oo isbedel ay,isla markaana uu uray taas oo keentay in Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis ay ka shakiyaan. Saraakiil ka tirsan laamaha amniga So omaaliya ayaa waxa ay Dalsan u sheege en in Gaariga hadda lagu haayo Saldhiga Beri ee degmada Cabdul Casiis,isla mark aana dadka watay ay sheegayaan in hilib kaan uu ka soo halaabay Ciidamada AMI SOM ee ku sugan Deegaanka Ceel Mads en ee G/Shabeellaha dhexe,iyaga oo do onayay in Xamarweyne ay ku iibiyaan.

Laamaha Amniga oo hilibkaan Gaa riga saaran uga shakisan in uu yahay Mid Bani’aadam ayaa haatan baaritaano ku haaya.

SHIRKII DOWLADAHA HOOSE EE KA SOCD AY MUQDISHO OO LA SOO GABA GABEEYEY

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Md.Cabdi Max amed Sabriye, ayaa sheegay inaysan doo rasho Qof iyo Cod ah ka qabsoomayn So omaaliya haddii aan la dhisin Dowladaha hoose ee Dalka. Md.Sabriye oo soo xiray ay shirkii Maalmahan ugu socday M/Mu qdisho, W/Arrimaha Gudaha ee XFS iyo maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir ay aa sheegay in dhismaha Dowladaha hoo se ay tahay saldhigga horumarka Dalka.

Shirka ayaa laga soo saaray Qodobbo la gu qeexayo caqabadaha haysta dhi smaha golayaasha Degmooyinka Dalka iyo iney yeeshaan maamullo lasoo doort ay,kuwaasoo ay ugu muhiimsanayd dhis maha golayaasha Degmooyinka Dalka iyo iney yeeshaan maamullo lasoo doort ay, in la sameeyo dib u heshiisiin iyo sidii horay looga dhaqaaqi lahaa halka immin ka la taagan yahay.

W/Arrimaha gudaha ee KG,Maxamed Madobe Nuunoow iyo dhiggiisaGalmud ug Maxamed Xayir Nuur ayaa si wada jir ah u sheegay inay ka maamul goboleed ahaan qaadanayaan doorkooda ku aadd an dhismaha Dowladaha hoose ee Dalka. Agaasim aha Siy aasadda iyo Dimoqraadi yadda Gobolka Banaadir , C/fataax Cali Xasan, ayaa soo dhaweeyay go’aannada kasoo baxay shir ka Madasha Wada tas higa W/Arrimaaha Gudaha iyo G/Banaad ir ee ku aaddanaa hannaanka Qaran ee Dowladaha hoose, wuxuuna ku tilmaam ay mid dhabbaha u xaaraya taabba gelin ta Dimoqraaddiyadda Dalka.

28ka Maarso ee Sanadkan ayaa loo mad lan yahay inuu wejiga xiga ee shirkan ka dhaco M/Baydhabo, kaasoo sida lagu wa do laga soo saari doono nooca ay tahay tahay doorashada la qorshaynayo inay Dalka ka qabsoonto Sanadda 2020ka.

WARARKII UGU DAMBEEYAY QARAXII KHAMIISTA KA DHACAY M/MUQDISHO.

Ugu yaraan 17 qof ayaa ku geeriyootay Qaraxii dorraad ka dhacay Wadada Mak ka Al Mukarrama gaar ahaan afaafka hore ee Hoteel Wehliye ee M/Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Khasaara ha ay sii kordhiyeen Meydad hor leh oo la ga helay meesha shalay wax ka dhaceen.

Afhayeenka W/Amniga XFS, Cabdicasiis Xildhibaan oo la hadlayay Warbaahinta xil liga ay wax dhaceen kadib ayaa sheegay in inta ay iyagu ogyihiin ay weerarkaasi ku dhinteen 10 qof oo shacab ahaa halka isku duwaha fulineed ee waaxda qorsheynta iyo isku duba-ridka siyaasada xafiiska maxadweynaha Cabdirqadir Daud Axmed uu halkaasi ku dhaawacmay iyo 4 qof kale oo shacab ahaa  

War ka soo baxay Al Shabaab ayaa waxa ay ku sheegteen Masuuliyadda Qarax Galinkii dambe ee Khamiista ka dhac ay Afaafka hore ee Hoteel Wahliye oo ku yaalla Waddada Makka Al Mukarrama ee Magaalada Muqdisho.

Qoraal ay ku baahiyeen Al Shabaab bar ahooda Internetka ayaa waxa ay ku she egeen in weerarkaasi oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ay la beegsadeen kulan ay lahaayeen Saraa kiil Ciidan , Xildhibaan iyo Siyaasiyiin ka tirsan DFS islamarkaana ay Khasaaro xo oggan ku gaarsiiyeen weerarkaasi. Hase ahaat ee Al Shabaab ayaan carrabaabin Xaddiga uu gaarsiisan yahay Khasaaraha ay sheegeen in weerarkooda uu ka soo gaaray Masuuliyiinta halkaas ku shirayay sida ay hadalka u dhigeen.

Mid ka mid ah Dadkii ku sugnaa Hot eelka Wehliye ee Afaafkiisa hore uu ka dhacay qaraxaasi ayaa Shabelle faah faa hin ka siiyay qaraxaasi iyo jawigu sida uu ahaa markuu dhacay qaraxa. Waxaana uu xusay in Khasaaraha ugu badan uu ka dhashay ku dhawaad 10 Bajaaj oo iyaga iyo dadkii la socday qaraxaasi uu basbe eliyay. Wasiir ku xigeenka W/Tamarta iyo Biyaha XFSoomaaliya Cismaan Libaax ay aa ka mid ahaa Masuuliyiintii ka badbaad ay weerarkaasi ayaa tilmaamay in qaraxa asi daryankiisa uu ka soo gaaray jug xog gan balse haatan ay wanaagsan tahay xaaladdiisa.

Weerarkii khamiistaayaa ku soo beeg maya xilli M/Muqdisho beryihii u dambee yay ay ka taagnaayeen xiisado siyaasade ed oo ka dhashay Mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Baarlamaanka FS Max amed Sh. Cismaan Jawaari.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DIB UGU SOO LAABTAY XARUNTA MADAXTOOYADA IYO KULAMO UU…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo 2dii todobaad ee la soo dhaafay howl maalmeedkiisa u ware ejiyay Xarunta W/G/dhigga, isla markaa na hoy iyo xafiisba ka dhigtay, si uu u dib u habeyn ugu sameeyo Ciidamada Xoog ga dalka ayaa dib ugu soo laabtay Xarun ta Madaxtooyada.

Wararka laga helayo Madaxtooyada ay aa sheegaya in Madaxweynuhu Hbaeen hore uu soo hoyday Madaxtooyada, si uu shalay isagoo maanta ku jimceystay, wax aa la sheegay inuu kulamo ka wado Mad axtooyada oo uu la leeyahay xildhibaana da iyo Mas’uuliyiinta Xukuumadda.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Madaxweynuhu uu misna dib ugu laabt ay xarunta wasaaradda Gaashaandhigga, si uu u dhameystiro howlaha dib u habe ynta iyo abaabulka ciidamada uu maalmi hii la soo dhaafay ku guda jiray, taasoo in badan oo ka mid ah wax ka bedelay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa W/Gaashaandhigga ay soo if baxday khilaafka Xukuumadda iyo Baarla maanka, ka dib markii mooshin laga keen ay Guddoomiye Jawaari, taasoo xiisad siy aasadeed oo qalqal dhalisay ay ka dhex abuurtay dowladda dhexdeeda.

Inkastoo Madaxweynuhu aanu wali ka hadlin xiisadan, hadana waxaa uu horay intii uu ku sugnaa W/Gaashaandhigga kul amo la qaatay dhinacyo kala duwan, sida Guddigii Aqalka Sare, Guddi ka socday Xi ldhibaanada Haweenka, R/Wasaaraha, Gud. Jawaari iyo xubno kale, waxaana in ta badan kulamadan looga hadlayay xal u helida khilaafka Hey’addaha Fulinta iyo Sharci dejinta.

Md.Farmaajo ayaa u caddeeyay dham aan dhinacyadii uu la kulmay in arrimaha taagan loo maro sharciga, iyadoo aan Ma daxweynuhu wali meel iska taagin khilaaf ka, balse xubnaha qaar ee Xildhibaanada ay qabaan in Madaxweynuhu aanu dhex dhexaad ka aheyn khilaafka. Xigasho: rad ioshabeelle.com

RA’/WASAARAHA OO KU AMRAY HEY’ADAHA AMNIGA IN WARBIXIN DEGDEG KA KEE NAAN QARAXII SHALAY

Ra/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Ca li Khayre ayaa ka tacsiyeynaya geerida dadkii shacabka ahaa ee khamiistii ku naf waayay qarax loo adeegsaday Gaari oo ka dhacay afaafka hore Hotel Wehliye ee Muqdisho. "Aniga oo ku hadlaya magacey ga iyo kan XFS waxaan ka tacsiyeynayaa dadkii qiimaha badnaa ee nooga baxay qaraxii ka dhacay afaafka hore Hotel Weh liye ee Jidka Maka AlMukarama.

"Caddowga aan la dagaallameyno waa mid caadeystay gumaadka shacabka, wa ana mid adeegsanaya xeelado kala duw an oo ay kamid tahay midda haatan dhac day.” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre.

R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa faray la amaha amniga ee arrintan khuseyso in ay warbixin degdeg ah ka keenaan sida wal xaha qarxa ay kusoo dhaafeen baraha ba arista. Isla xisaabtan dhab ahna waa inuu jiraa.

Md.Kheyrre ayaa u rajeeyay shacabkii ku dhaawacmay qaraxan in uu Alle degdeg u bogsiiyo, waxuuna sheegay in ay dowladdu si dhaw ula soconayso xaalad da bukaannada dhaawacoodu daranya hay.

WASIIR CAWAD : SHIRKII KIGALI MUHI IM AYUU U AHAA SOOMAALIYA

Wasiirka W/Arrimaha Debada iyo Isk aashiga caalamiga ah Axmed Ciise Ca wad oo la hadlay Hiiraan Online ayaa she egey in muhiimad gaar uu u lahaa Soo maaliya shir madaxda Qaarada ugu soo dhamaaday M/ Kigali ee dalka Rwanda.

Shirka ayuu sheegay in lagu heshiiyay suuq xor ah oo ganacsi ay yeeshaan wa damada Qaarada, iyadoo Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada saxiixay heshiisk an African Continental Free Trade Area.

‘’Soomaaliya waad ogtihiin waa dad gana csiga aad ugu wanaagsan waliba qarada siweyn ugu firirsan, ganacsigooduna ka socdo, sidaa daraadeed in leysku furfuro Isku socodka iyo ganacsiga qaarada muhi imad weyn ayuu noogu fadhiyaan’’ ayuu yiri Wasiirka oo si gaar ah ula hadlay.

Wasiirka ayaa shirka ku matalayay So omaaliya , isaga oo sheegay in Soomaali ya diyaar u tahay in codkeeda ku biiriso heshiiskan oo ah mid taariikhi ah.

Dhinaca kale Wasiirka oo soo hadal qaaday shirkii Jaamacada Carabta ee do wladda Soomaaliya u gudbisay dacwadii ka dhanka aheyd heshiiskii saddex gees oodka ahaa ee Berbera ayuu sheegay in arintaa go’aan mideysan ka soo saareen, gaar ahaan waxaa uu sheegey in dowlad da Sacuudiga oo shirkaa guddoominey say balanqaaday inay dhaxdhaxaadin do onto 2da dowladood Soomaaliya iyo Im aaraadka.

MADAXWEYNE GAAS OO KA QAYB GALAY AAS LOO SAMEEYEY MASUUL SARE OO KA TIRSANAA PUNTLAND

Madaxweynaha mamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shal ay ka qayb galay Aas Qaran oo loogu sa meeyey M/Garoowe, garyaqaankii guud ee Puntland. Aaska qaranka ee loo same eyey shalay ga ry aqaankii Pu ntland, ayaa waxaa madax weynaha Puntl and ku wehel inayey Madax weyne ku xige en ka mamul kaPuntland Eng.Cabdixakiin Cabdulaa hi Xaaji Cumar Camey, Guddoomiyeha Baarlamaanka Puntland Md.x med Cali Xa ashi, Masuul iyiin ka tirsan goloyaasha Da wladd goba leedka Puntland, saraakiisha ciidamada, saraakiil ka tisan Madaxtooy ada.

Md.Gaas ayaa u tacsiyeeyey shacab ka reer Puntland, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay qaryaqqankii Guud ee Pu ntland Marxuum Maxamed Muuse Ismaac iil Muuse, isagoona Alle uga baryey inuu u naxariisto denbigiisana dhaafo, qabriga na u wasiciyo.

"Waxaan halkaan isugu nimid aaska (A UN) garyaqaankii guud ee maamulka Pun tland Maxamed Muuse Ismaaciil illaahey ha’u naxariisto. Illaahay danbigiisa ha dha afo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka tageyna samir iyo imaan Allah ha ka siiyo iyo dha maan shacab weynaha Puntland oo uu u ’ahaa mudo garyaqaanka guud ee dawlad da, runtiina ahaa nin wanaagsan oo shar qan yar oo qunyar socoda oo runtii aan isl eeyahay nin aad u dhibyar buu ahaa AU N, shaqo wanaagsan buu maamulka u ha yey intii uu u soo shaqeenayey wuxuuna ahaa nin shaqadiisa ka adag kuna astur an, ayuu yirii Md. Gaas. Isagoo ugu ducyey marxuumka in Illahay uga baryey inuu u naxariisto denbigiisana dhaafo mar xuumka, camalkiisa inta.

MUWAADINIIN SOOMAALIYEED OO LA GA WACYIGELINAYO KANSARKA KU DHACA MINDHICIRKA

Bishan oo kale Sanad kaste waxaa waddanka Maraykanka laga xusaa xann unka Kansarka ee ku dhaca mindhicirka, kaa oo la sheegaya inuu yahay nooca lab aad ee Kansarka ee ku dhaca dadka Ma raykanka. Shacabka ayaa waxaa wacyige lin loogu sameeyaa bishan goobaha caaf imaadka, iyagoo lagu dhiirigeliyo inay cud urkaasi iska baaraan oo aysan yareysan.

Waaxda caafimaadka ee gobolka Minnes ota, ayaa sannadkan ku qabatay wacyig elntaasi cisbtaal ku yaalla xaafadda ay ku badan yihiin muwaadiniinta Soomaali Americanka.

Dr. Cabdifataax Aadan Xaaji, wuxuu ka tirsanyahay waaxda caafimaadka ee gobolka Minnesota, oo la hadlay warbaa hinta ayaa ka waramay sabaha ay wacyi gelinta ugu sameynayaan soomaalida.

"Sababaha aan uga wacyi galineyno, waa iney sameyaan ka hor tag, maadama Kan sarka ee ku dhaca mindhicirka inuusa laheen astaamo badan oo lagu garan karo, balse ka hor tag badan ay samey aan, waxuu ku dhacaa inta badan kans arkaasi dadka inta badan da’daweyn” ayuu yiri Dr. Cabdifataax.

Kansarka ee ku dhaca mindhicirka ay aa inta badan soomaalida qaarkood ay la daala dhacaan iyaga oo aan garan waxa haya inuu yahay cudurkaas, waxaana sa baba inta badan isticmaalka hilibka ga duudan, oo aan lala isticmaalin qudaarta, taana ay usii raacsan tahay ineysan la imaan baritaan dhaqtar ay tagan.

XALIIMO YAREY "NOOCA DOORASHO EE DAL KA KA DHACAYA 2020, WAXAA LAGU QEEXI DOONAA SHIRKA BAYDHABO”

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa ba nnaan ee doorashooyinka Qaranka Soom aaliya Xaliimo Isma aciil (Xaliimo Yar ey) ayaa ka hada shaynooca doorash o ee dalka ka dha caya sanad ka 20 20, iya doo sheeg tay inay aad ugu ka lsoon yihiin ka Gu ddi ahaan shaqada ay qabteen, iyadoo til maantay in wixii hadda ka horreeyay ay san jirin wax dhaqaajiyo ama sameeyo da ba gal, balse haatan ay dhisan yihiin Tiir arkii loo baahnaa maaddaama howshan ay iyaga u taallo. Xaliimo Yareey oo wareysi siisay Laanta Afka Soomaaliga ee VOAda ayaa sheegtay in dhaqaalo ka badan $129 Mill ion oo doollar ah ay ku bixi doonto qaba shada doorashada la qorsheynayo inay ka dhacdo Soomaaliya Sanadka 2020.

Waxaa ay sheegtay in doorashada ay no qon doonto Hal Qof iyo Hal Cod, waxayna intaa raacisay in nidaamka doorashada nooca uu yahay lagu qeexi doonaa shirka 28ka Maarso la filayo inuuka dhaco M/Ba ydhabo, iyadoo go’aankeedana ay leeyi hiin madaxda Qaranka, sida ay hadalka u dhigtay.

Guddoomiye Xaliimo ayaa sheegtay in ay ka qayb qaadan doonto cid kasta oo Soomaali ah o biuuxisa sharuudaha loo baahan yahay, xaqna u leh inuu wax do orto, waxayna intaa raacisay inay haatan ku gudo jiraan diyaarinta qaabka ay noq onaysao doorashada, taasoo ay la wad a agi doonaan Madaxda Dalka Soomaaliya.

SARAAKIIL CADDAAN AH OO BAARAYA QAR AXII KA DHACAY MUQDISHO

Ciidanka Booliska Soomaaliya ee sida gaarka ah loogu tababaray Baarista Qar axyada ayaa ku hawlan Baarista Qaraxii khamiista ka dhacay ka soo horjeedka Ho telka Wehliye ee ku yaalla wadada Maka Almukarama gaar ahaan inta u dhaxeysa isgoysyada Dabka iy Sayidka.

Saraakiil Caddaan ah oo Booliska qa ybta Baaritaanada ka caawiya ayaa sidoo kale qayb ka ah hawsha Baarista ah ee socota, maadaama Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu laamaha ammaanka faray inay warbixin deg deg ah ka keenaan qaraxaasi oo ay ku dhinteen dad shacab ah. Ciidamada Booliska ayaagelinkii da mbe ee dorraad la arkayay iyaga oo tag ay goobtii uu qaraxa ka dhacay, kadibna calaamadeeyay agagaarka goobta uu qar axa ka dhacay iyo inay qaateen aaladaha yar yar ee biraha ah halkaasi yaallay, ka na dhashay qaraxa.

Sidoo kale saraakiisha khubarada ah ee baaritaankan horkacayay ayaa la arkayay iyaga oo su’aalo ka weydiinaya arrintan shacabkii halkaasi ku sugnaa iyo Ciidamadii halkaasi ka akdhowaa.

Baaritaankaan oo ah mid caalami ah oo la mid ah midka aduunka lagu baaro Qara xyada noocaan oo kale ah, ayaa Booliska wuxuu weli ku guda jiraa cadeynta sida ay wax ku dhaceen.

Arintan baarista ah ee socota, ayaa loo ga gol leeyahay in lagu cadeeyo cida leh masuuliyadda dhimashada iyo dhaawaca goobtaasi ka dhashay, maadaama wado oyinka ay yaalaan baro Kontorool oo lagu baaro Gaadiidka iyo Mootooyinka Bajaaj ta, la isna weydiinayo sida uu ku soo gu dbay gaarigan.

Baaritaanka Booliska ay wadaan ayaa si weyn isha loogu hayaa, iyadoo la suga yo natiijada baaristaasi ka dhalata, maa daama la shaacin doono cida leh masuul iyadda dhibaatadii dhacday.

GUDDIGA DIFAACA GOLAHA SHACABKA OO KU BAAQAY IN XIISADA SIYAASADEED AAN LOOGA MASHQUULIN SUGIDA AMNIGA

GuddigaGuddiga Difaaca G/Shacab ka oo ku baaqay in xiisada siyaasadeed aan looga mashquulin sugida amniga jah wareer ku keenin sugida amniga. Sadiiq Warfaa oo ka mid ah xubnaha Guddiga Difaaca Golaha Shacabka ayaa sheegay in arrinta Mooshinka ay hortaallo Golaha shacabka, isla markaana si dastuuri ah lagu dhameyn doono.

"Arrinta Mooshinka iyo khilaafka jira waxaa lagu kala bixi doonaa dastuurka, waxaa rajeynayaa in jahwareer uu gelin ciidamada amniga, in siw adajir ah loo su go amniga, anagana waa garab taaganah ay”ayuu yuri Sadiiq Warfaa. Sadiiq Warfaa ayaa sheegay inay nas iib darro aheyd qaraxii Dorraad ka dhacay M/Muqdisho, isagoo ugu baaqay Hey’ad daha amniga inay feejignaan iyo taxadar muujiyaan. Maalintii khamiista ayay ahe yd markii qarax uu ka dhacay Wadada Maka alMukarama, kaasoo ay ku naf wa ayeen dad fara badan oo shacab ahaa. Difaaca ee Golaha shacabka ee BFS ay aa sheegay in xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka ka yaalla Guddoom iye Jawaari aanay marna jahwareer ku keenin sugida amniga.

Sadiiq Warfaa oo ka mid ah xubnaha Guddiga Difaaca G/Shacabka ayaa she egay in arrinta Mooshinka ay hortaallo Golaha shacabka, isla markaana si dast uuri ah lagu dhameyn doono. "Arrinta Mo oshinka iyo khilaafka jira waxaa lagu kala bixi doonaa dastuurka, waxaa rajeynayaa in jahwareer uu gelin ciidamada amniga, in siw adajir ah loo sugo amniga, anaga na waa garab taaganahay”ayuu yuri Sadi iq Warfaa.

Sadiiq Warfaa ayaa sheegay inay nas iib darro aheyd qaraxiika dhacay M/Mu qdisho Khamistii, isagoo ugu baaqay Hey’ addaha amniga inay feejignaan iyo tax adar muujiyaan. Dheeri ah

Isagoo sheegay Khamiistii markii qarax uu ka dhacay Wadada Maka alMukara ma, kaasoo ay ku naf waayeen dad fara badan oo shacab ahaa. Uu aad ugu mur ugooday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip