Mas'uuliyiin katirsan dowladda oo ka qeyb galay Salaada Janaasada (AUN) askartii lagu dilay degmada Ceelbaraf

0
Sunday January 05, 2025 - 17:30:31 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uuliyiin katirsan dowladda oo ka qeyb galay Salaada Janaasada (AUN) askartii lagu dilay degmada Ceelbaraf

    Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire Maxamed ,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ,Taliyaha Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ,masuuliyiin kale i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire Maxamed ,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ,Taliyaha Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ,masuuliyiin kale iyo duubabka dhaqanka ayaa magaalada Beledweyne uga qeyb galay salaadda janaasada AUN askartii dhowaan lagu dilay degmada Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Askartaan ayaa dhawaan iyaga oo maraya degaan hoostaga degmada ceelbaraf waxaa jidka u galay kooxa mannaxayaal dad qalato ah kuwaa oo halkaa ku dilay,waxana maxkamadda ciidanka soo sàartay waaran soo qabasha ah dadkii ka dambeeyay dilkaa foosha xun si sharciga loo horgeeyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip