HALKAN KA AQRISO W. WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER
Sirdoonada Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya inay difaacaan heshiiskii lagu saxiixay Ankara
Talisyada Sirdoon ee Itoobiya iyo Soomaa -liya ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaa lada Addis Ababa ayaa waxa ay kawada hadleen qodobadii kasoo baxay Shirkii ma gaalada Ankara ka dhacay oo ay labada Dowladood ay heshiisyo dhowr qodob ah kusaxiixeen waxayna isla garteen inay xooji yaan sidii looga hortagi lahaa saameynta ay ku yeelan karaan dadka caqabada ku ah dhaqangelinta heshiiskii Ankara.
Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in Aga -asimaha Guud ee Warfaafinta iyo Nabadsu gida Itoobiya Danjire Redwaan Xuseen iyo Madaxda Istiraatiijiyada ee Hay’adda ay arimahaasin kala hadleen Agaasimaha Hay’ -adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.
Labada Hay’adood ee sirdoonka Soom aaliya iyo Itoobiya waxa ay madaxdoodi sheegeen inay ku heshiiyeen inay buuxi yaan kaalintooda kaga aadan sidii ay uga difaaci lahaayeen cid waliba oo caqabad ku ah dhaqangelinta heshiiska Ankara, gaar ahaan dhanka xog is dhaafsiga.
Laamaha sirdoon ee Soomaliya iyo Itoob iya ayaa shaaca ka qaaday in Al-shabaab ay weli tahay khatarta wali ka jirta Bariga Afrika,. Waxa ay ku heshiiyeen in ay la dagaalamaan argagixisada iyaga oo wax ka baranaya dhaqamadooda iyo xoojinta sidii ay Dowladda Soomaaliya gacanta ugu sii hayn lahayd goobaha cusub ee laga xoree yay argagixisada.
Itoobiya waxa ay qeyb ka tahay Howlgal ka Nabad ilaalinta ee ATMIS, waxaana soo baxaya warar kale oo tibaaxaya in Ciidamad oodi ay ka qeyb qaateen dagaal ka dhacay Degmada Doolow, Itoobiya waxa ay shaaca ka qaaday inay baaritaan sameeyn doonaan.
Soomaaliya iyo Itoobiya oo kawada hadlay dhameystirka Qodobadii kasoo baxay Shirkii ka dhacay Ankara
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Itoo -biya, Danjire Mesganu Arga ayaa sheegay in Itoobiya ay ka go’an tahay in ay si buuxda u dhaqangeliso heshiiskii Ankara ka dib wa dahadal ay la yeelatay wafdi ka socday Soo maaliya oo uu hoggaaminayay Cali Cumar, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya.
Wafdiga Soomaaliya, oo shalay gaaray Addis Ababa waxay wadahadal la yeesheen Mas'uuliyiin uu ku jiray Wasiiru Dowlaha Wa -saaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya uu Danjire Mesganu, Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in wada-hadallada diiradda la gu saaray "xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Itoobiya iyo Soomaaliya” iyo sidii loo sahmin lahaa si hufan oo loo dhaqan gelin karo heshiiskii Ankara.
Danjire Mesganu ayaa xusay in booqas hadan ay ka dhigan tahay booqashadii ugu horreysay oo rasmi ah oo uu wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya tagayo Itoobiya kadib markii la saxiixay heshiiskii Ankara.
Labada Wasiiru Dowle ayaa muujiyay in ay ka go’an tahay sii wadida wada-hadal ladooda si loo hirgeliyo heshiiska si wax ku ool ah oo loo xoojiyo xiriirka laba geesoodka ah, sida ay sheegtay warbaahinta itoobiya.
Danjire Mesganu ayaa ku nuux-nuux saday in nabadda Soomaaliya ay muhiim u tahay xasiloonida Itoobiya, wuxuuna carrabk a ku dhuftay muhiimadda ay leedahay in la iska kaashado si loo xaqiijiyo nabad waarta, la dagaallanka argagixisada, iyo ilaalinta xa silloonida.
Cali Cumar ayaa ku tilmaamay wada hada llada uu la qaatay Wasiiru Dowlaha Itoobiya kuwo miro-dhal ah, wuxuuna ku cel-celiyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay fulinta heshiiskii Ankara ee ahaa in la sii xoojiyo iskaashiga kala dhexeeya Itoobiya.
Arintaan waxa ay imaanaysaa iyadoo ay Dowladda federaalka ay ku eedeysay Cii damada Itoobiya ee qeybta ka ah kuwa ATMIS inay xadgudub ka geysteen degm ada Doolow ee Gobolka Gedo, ayna dil iyo dhaawac iskugu dareen saldhigyo ay ku sug naayeen ciidama Soomaaliya, waxaana saa cadihii lasoo dhaafay baraha Bulshada is qabsaday carada ka dhalatay in Ciidamada Itoobiya ay askar Soomaali ah ku weerartay Degmada Doolow iyadoo Dowladuna ay ku guda jirtay sidii loo dhameystiri lahaa heshiis kii ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen magaalada Ankara.
Hay'adda Duulista Rayidka oo shaacisay iney baaritaan ku hayso diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo
Iyadoo maanta ay hakad ku jireen howlahii duulimaadyada diyaaradaha ee magaalooyi nka Muqdisho iyo Kismaayo ayaa arintaasi waxaa goordhaw ka hadashay hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo ku eed eysay hakadka duulimaadyadaas maamulka Jubbaland.
Warsaxafadeed kasoo baxay hay'adda Duuli sta Rayidka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Shalay maamulka Jubbaland uu garoonka diyaaradaha Kismaayo ka afduubtay diyaa rad ay laheyd shirkadda Halla Airlines, isla markaana sidoo kale qasab lagula wareegay nidaamkii is gaarsiinta diyaaradaas.
Waxaa sidoo kale Warsaxafadeedka Hay’adda lagu sheegay in diyaaradaasi Jub baland si xoog ah ugu afduubtay degmada Doolow, taasoo lagu qaaday ciidan iyo masuuliyiin ka tirsan Jubbaland.
Hay'addu waxay sidoo kale tilmaamtay in falkii Shalay ka dhacay Kismaayo uu saba bay cabsi ku aadan in diyaaradihii u safri lah aa Kismaayo ay saaka ku dhiiran waayeen safaradoodii u qorshaysnaa ee magaalada Kismayo, taasoo saameyn xoog leh ku yee latay dadkii maanta u kala safri lahaa Kisma ayo iyo Muqdisho.
Warka kasoo baxay Hay'adda Duulista Rayidka ayaa kusoo aadaya, iyadoo maam ulka shirkada diyaaradda Halla Airlines ay dhankooda goor sii horeysay oo maanta ah ay shaaciyeen in diyaarad ku soo socotay Muqdisho si qasab ah loogu duuliyay degma da Doolow ee gobolka Gedo, kadib markii uu ku qasbay maamulka Jubbaland.
Dhacdadaan oo ugub ku ah dalka ayaa ku soo aadeysa, iyadoo uu sii kordhaayo khilaa fka u dhaxeeya maamulka Jubbaland iyo do wladda fedaraalka Soomaaliya, kaasoo ka dhashay doorashadii uu bishii lasoo dhaafay Kismaayo ku qabsaday Axmed Madoobe.
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Booliska
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Akadeemiyada ee Generaal Kaahiye Tababar ugu soo xiray Ciidamo kat irsan Booliiska oo isugu jira Saraakiil iyo Cii damo ka kala tirsan Daraawiishta iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad.
Saraakiisha tababarka loo xiray ayaa la ba ray hogaaminta wanaagsan ee ciidanka oo isbadal weyn lagu sameeyey ,halka Ciidama da Haramcad iyo Daraawiishta iyagana lagu tababaray ku dhaqanka anshaxa iyo xeerar ka u degsan ciidanka iyagoo Ilaalinaya ba dqabka muwaadiniinta Soomaaliyeed kana hortagaya falalka guracan ee kooxaha khawaariijtu geystaan.
Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdul laai Taliyaha Ciidanka Booliiska oo hadal u jeediyey Ciidamada iyo saraakiisha fursadda u helay Tababarka ayaa sheegay in aqoonta casriyeysan ee lagu Tababaray laga doona yo in shaqadooda laga arko lagulana xisaa btamayo , waxaana uu kula dardaarmay in shacabka xiliyada ay shaqada ku jiraan ula dhaqmaan si wanaagsan oo anshaxa Ciidan ka waafaqsan .
Munaasabad kooban oo ka qabsoontay gu daha Xarunta Akadeemiyada Booliiska Soo -maaliyeed ee Generaal Kaahiye ayuu Tali yuhu shahaado sharaf cadeynaysa aqoonta la baray Ciidamadan uu Tababarka u xiray gudoonsiiyey.
Wasiiru Dowlaha arrimaha dibadda XFS oo Adis-ababa kula kulmay dhiggiisa Itoobiya
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamh uuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta kulan la ba geesood ah la yeeshay dhiggiisa Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuri yadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya, Danjire Mesganu Arega.
Intii uu socday kulanka, labada Wasiir wax ay markale xaqiijiyeen go’aankooda ku aaddan in la xoojiyo wadahadalka iyo xiriirka shaqo ee labada dal, iyagoo sidoo ballanqaa day ilaalinta madax bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee dalalkooda.
Wadahadalka ayaa la qabtay iyada oo lagu salaynayo Baaqa Ankara ee 11-kii Diseem bar 2024, iyo qaab dhismeedka fulinta qod obadiisa.
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Balcad ayaa muujiyay dareen ka cabashada iyo cambaareynta ficillada Ciidanka Itoobiya ee ka dhacay Doolow ee gobolka Gedo.
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobi ya, Danjire Mesganu Arega Dhankiisa ayaa ka jawaabay isagoo muujiyay sida ay dowl adda Itoobiya diyaar ugu tahay in baaritaan degdeg ah lagu sameeyo dhacdadaas, wu xuuna xaqiijiyay rabitaankooda ah inay la shaqeeyaan Dowladda Federaalka Sooma aliya,si looga hortago dhacdooyin kale mu staqbalka.
Qodobada kale ee laga wada hadlay wax aa ka mid ahaa ilaalinta nabadda iyo amniga gobolka, iyada oo lala dagaallamayo argagi xisada, iyo sidoo kale xoojinta xiriirka labada dal si la isku waafajiyo dadaallada hirgelinta buuxda ee Baaqa Ankara, kaas oo ah tallaa bo wanaagsan oo lagu xallinayo khilaafaa dka u dhexeeya labada dal tan iyo Janaayo 2024.
Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Madaxweyne Ku-xigeennadiisa Koowaad iyo Labaad
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Max amed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa xalay ku dhawaaqay magacaabista madaxweyne ku-xigeennadiisa koowaad iyo labaad, sida lagu shaaciyay wareegto kasoo baxday madaxtooyada Jubbaland.
Wareegtada ayaa lagu caddeeyay in Maxa -muud Sayid Aadan dib loogu magacaabay madaxweyne ku-xigeenka koowaad, halka Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud loo magacaa bay madaxweyne ku-xigeenka labaad.
Magacaabista Maxamuud Sayid Aadan ay aa imaaneysa xilli gobolka Gedo, oo ah hal ka uu kasoo jeedo, ay gacanta ku hayso dowladda Federaalka Soomaaliya. Tani wa xay kusoo aadeysaa xilli xiisadaha siyaasa deed ee Jubbaland iyo dowladda Federaal ka ay sii kordhayaan.
Dhinaca kale, Wasiirka Amniga ee xukuu madda Soomaaliya Gen. Cabdullaahi Shei -kh Ismaaciil Farataag, ayaa haatan ku su gan gobolka Gedo, halkaas oo uu ka wado abaabul ka dhan ah maamulka Jubbaland.
Xiisadaha u dhexeeya Jubbaland iyo dowlad da Federaalka ayaa meel adag, iyadoo Jubbaland ay ku eedeysay dowladda inay waddo qorshe lagu kala furfurayo maamu lkooda.
In ka badan 100 muwaadin oo qaxoti ku ahaa Yeman oo dalka lagu soo celiyey
Guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI) Marwo Safiya Xasan Maxamed ayaa Garoonka Muqdisho ku soo dhaweysay 109 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah kuwaas oo maanta dalkooda dib loogu soo celiyay, ka dib waqti dheer oo ay dalka Yemen Qaxoo tiga ku ahaayeen.
Dadkan oo isugu jiray Caruur, Dumar, Waa yeel iyo dhallinyaro ayaa soo celintooda wa xaa iska kaashaday Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, UNHCR iyo IOM Xafiisyadooda Soomaaliya.
Muwaadiniinta dalkooda ku soo laabtay ay aa sheegay inay lakulmeen daruufo badan oo aad u xooggan oo ay wajaheen intii ay joogeen xeryaha Qaxootiga Yemen. Mu waadiniinta ayaa u mahadceliyay Dowladda Soomaaliyeed oo dedaal ku bixisay sidii dad ka Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Qaxoot iga dalkooda dib loogu soo celin lahaa.
Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Bar akacyaasha Qaranka ayaa sheegtay inay dedaal badan ku bixinayaan samata bixinta dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay dalka kusoo laabtaan, waxay gudoomiye Safiya xustay inay NCRI si dhaw ula socon doonta nolasha dadka dalka dib loogu soo celiyay.
Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliiska oo lagu dilay magaalada Dhuusamareeb
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Xalay loogu geystay gudaha magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug laba Xidigle Xasan Cabdi Maxa med oo loo yaqiinay Xasan Quuri, oo horay u soo noqday taliye ku xigeenka Saldhig yada Booliiska Guriceel iyo Dhuusamareeb.
Dilka Sarkaalkaan ayaa ka dhacay meel aa nan sidaas uga fogeyn Isbitaalka magaalada Dhuusamareeb, waxaana lagu dhex dilay gaari uu watay oo lagu rasaaseeyay marx -uumka.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in xiliga Sarkaalkaan lagu dhex rasaaseynaayay gaa rigiisa iney la saarneyd Haweeney rasaasta ay kasoo gaartay dhaawac fudud.
Warar hoose oo soo baxaya ayaa sidoo kale sheegaya in dilka sarkaalkaan uu la xariiro arrimo Jaceyl, islamarkaana dilkiisa uu geystay nin la sheegay inuu jeclaa gaba dha la joogtay Sarkaalka xiliga la dilaayay.
Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada amaanka Galmudug ay goo rdhaw gacanta kusoo dhigeen nin loo heysto inuu ka dambeeyo dilka laba Xidigle Xasan Quuri.
Ninka loo soo qabtay dilka Sarkaalka ayaa ah askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka, waxaana Saraakiisha Booliiska Dhuusamare eb ay sheegeen in ninkaan uu hadda ku socda baaritaan, islamarkaana natiijada baaritaanka ay dib kasoo gudbin doonaan.
Dawlada Itoobiya oo iska fogeeysay Dagaalkii Doolow
Itoobiya ayaa sheegtay inay aad uga xum aatay hadalka kasoo yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya 23-kii December 2024 oo ku eedeeysay Ciidamada Itoobiya inay ku lug la haayeen dhacdadii magaalada Doolow ee Soomaaliya.
"Eedeyntan ma ahan mid run ah. Dhacda dan waxaa kiciyay xubno gaar ah oo doona ya in ay fashiliyaan caadiyeynta xiriirka Itoob iya iyo Soomaaliya.
Dhinacyadan saddexaad waxa ay damac san yihiin inay khalkhal galiyaan xasiloonida Geeska Afrika, waana Qaswadayaasha joog tada ah ee nabadda gobolka” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya.
"Waa in aan loo oggolaan in ay fashiliyaan ballan-qaadka labada waddan ee nabadda sida lagu muujiyey Baaqa Ankara.
Dowladda Itoobiya waxay sii wadi doontaa la shaqeynta hay’adaha ay khuseyso ee Dowladda Federaalka Soomaaliya si looga hortago shilalka noocaan oo kale aha” ayaa kamid ahaa war-saxaafadeedka.
OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA
Waxaa halkan lagu ogeysiinayaa in calaamadda ganacsi ee kor ku xusan (ALSTOM logo)is the property of ALSTOM, a French Limited Company of 48 rue Albert Dhalenne, 93400 Saint-Ouen, FRANCE,isla markaana calaamaddan loo isticmaalo alaabada soo socota:
FASALKA 9
Qalabka korontada iyo agabka loogu talagalay jiidista, calaamadaha, ilaalinta, maamulka iyo/ama kontoroolka gaadiidka, kormeerka, kontoroolka, macluumaadka rakaabka, xaaladaha degdegga ah (badbaadada), waxbarashada, wadista iyo kontoroolka; qalabka kormeerka iyo kontoroolka matoorada, qalabka korontada iyo elektarooniga ah, iyo qalabka kumbiyuutarka; qalabka sayniska iyo agabka loogu talagalay qaybinta, beddelidda, uruurinta, xakamaynta ama maareynta korontada, dhammaan kuwaas oo loogu talagalay nidaamyada go’an ama tareenka iyo/ama nidaamyada ku rakiban gaadiidka tareenka, gaadiidka xawaaraha sare iyo kan aadka u sarreeya, tareenada matoorada ku rakiban ama aan lahayn, baabuurta tareenka ee leh ama aan lahayn is-wadid, tareenada isku xiran ama aan isku xirnayn, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda; qalabka baarista ee loogu talagalay waddooyinka iyo tareenada, oo ay ku jiraan qalabka aragga xogta, cabbiraadda, kormeerka iyo kontoroolka, gaar ahaan leysarka iyo kamaradaha kormeerka; qalabka elektarooniga iyo korontada ee farsamaynta xogta meel-satelaytka iyo qalabka elektarooniga iyo korontada ee kormeerka gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; nidaamka falanqaynta iyo baarista xaaladda qalabka tareenka iyo waddooyinka iyo kaabayaasha; qalabka kontoroolka ee maamulka khadadka gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; qalabka korontada ee kontoroolka fog ee furayaasha tareenka; qalabka digniinta iyo aaladaha; digniinta codka; gudbiyeyaasha amarka, nidaamyada digniinta; damiyeyaal dabka; qalabka kontoroolka iyo baarista oo ay ku jiraan qalabka aragga xogta, cabbiraadda, kormeerka iyo kontoroolka, gaar ahaan leysarka iyo kamaradaha kormeerka; qalabka iyo agabka gudbinta xogta; agabka korontada ee tareenada, tareenada xawaaraha sare leh, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda; fiilooyinka korontada; uruuriyeyaasha korontada; nidaamyada kontoroolka fog ee elektarooniga iyo korontada ee hawlaha tareenka iyo waddooyinka; guddiyada kontoroolka (koronto); guddiyada kontoroolka (kumbiyuutaraysan) ee hawlaha tareenka iyo waddooyinka; qalabka beddelidda korontada; baytariyada korontada; aaladaha lacag-bixinta korontada; uruuriyeyaasha korontada dhammaan noocyadooda; marinnada korontada; kontoroolayaasha xawaaraha ee gaadiidka tareenka, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda; agabka kaydinta xogta oo is-dhameystiran ama aan ahayn; gudbiyeyaasha calaamadaha elektarooniga; qalabka badbaadada ee gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; boodhadhka elektarooniga ee ogeysiiska; qalabka diiwaangelinta waqtiga; digniinta codka korontada; beddelayaasha korontada; qalabka hagidda tareenka iyo waddooyinka (kumbiyuutarrada ku rakiban); qalabka hagidda raadiyaha ee tareenka iyo waddooyinka (kumbiyuutarrada ku rakiban); qalabka farsamaynta xogta; qalabka cabbiraadda masaafo ee gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; qalabka hagidda otomaatiga ah ee gaadiidka; qalabka nidaaminta korontada ee gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; software (barnaamijyo la diiwaan geliyey); software ku dhex dhisan aaladaha calaamadaha, kontoroolka iyo kormeerka ee tareenada, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda…
FASALKA 12
Gaadiid, oo ay ku jiraan basaska, kuwa rakaabka ah, baabuurta korontada ee iskiis u socda, iyo tareenada; gaadiidka tareenka, oo ay ku jiraan matoorada tareenka, baabuurta rakaabka, tareenada, gaadiidka tareenka ee is-wada, gaadiidka tareenka ee xawaaraha sare leh iyo kuwa aadka u sarreeya, tareenada matoorada ku rakiban ama isku urursan, tareenada leh ama aan lahayn baabuur tareen, tareenada isku xidhan ama aan isku xidhnayn; metrooyinka iyo tareenada kale ee gaadiidka dadweynaha, otomaatig ah ama aan otomaatig ahayn, kuwaas oo ah gaadiidka tareenka leh taayirada birta ah ama gaadiidka kale oo leh taayiro la buufin karo ama noocyo kale oo isku xirka dhulka ah; basaska; kuwa rakaabka ah; baabuurta rakaabka tareenka; baabuurta korontada oo ay ku jiraan taraamyada iyo basaska; baabuurta iskiis u socda; matoorada gaadiidkaas dhulka lagu sheegay iyo qaybahooda; cabudhiyeyaasha hawada ee gaadiidkaas dhulka lagu sheegay; suumanka gudbinta iyo qalabka gudbinta ee gaadiidkaas dhulka lagu sheegay; bamamka hawada (agabka baabuurta); biraha wadista ee gaadiidkaas dhulka lagu sheegay; hababka kicinta ee gaadiidkaas dhulka lagu sheegay; bareegyada, boggiyada, faasas, jirarka baabuurta; baabuurta rakaabka; isku xireyaasha baabuurta; taangiyada baabuurta rakaabka, qaybaha gaadiidka dhulka; cabudhiyeyaasha gariirka ee gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; boggiyada baabuurta, matoorada baabuurta, nidaamyada jiidista baabuurta.
FASALKA 37
Dhismeynta, maaraynta dhismeynta, dayactirka, hagaajinta, dib-u-cusbooneysiinta, dayactirka iyo rakibidda; macluumaadka ku saabsan dhismaha iyo hagaajinta kaabayaasha tareenka, metrooyinka, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda; kormeerka [maamulka] shaqada dhismaha; dhismaha kaabayaasha tareenka; soo saarista dahaarka iyo khadadka tareenka; macluumaadka hagaajinta; rakibidda iyo hagaajinta aaladaha soo sheegaya dhammaan shilalka iyo dhacdooyinka saameeya gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; rakibidda, dayactirka, hagaajinta iyo dayactirka qalabka kontoroolka ee maaraynta khadadka gaadiidka tareenka iyo magaalada; bamgareynta iyo daadinta biyaha; dhismaha khadadka tareenka iyo qaab-dhismeedka shubka ama agab kasta oo kale oo leh taarikado taageero iyo/ama dhibco taabasho oo shubka ama caag ah; dhammaan adeegyadan waxay la xiriiraan gaadiidka tareenka iyo waddooyinka (guud ahaan gaadiidka rakaabka iyo/ama alaabta) oo ay ku jiraan matoorada tareenka, baabuurta tareenka, tareenada xawaaraha sare leh iyo kuwa aadka u sarreeya, tareenada matoorada ku rakiban ama aan lahayn, metrooyinka, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda, iyo kaabayaasha gaadiidka tareenka, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda.
FASALKA 42
Injineernimada, cilmi-baarista iyo horumarinta agabka iyo qalabka cusub; isku dubbaridka injineernimada, cilmi-baarista iyo horumarinta agabka iyo qalabka cusub; qorsheynta mashruuca, warbixinnada sayniska iyo farsamada, cilmi-baarista iyo falanqaynta iyo adeegyada warshadaha ee ay bixiyaan injineerro iyo/ama khubaro; talooyinka badbaadinta tamarta; xakamaynta tayada; khibrad (injineernimo); tijaabinta agabka; cilmi-baarista iyo horumarinta alaab cusub oo loogu talagalay kuwa kale; cilmi-baarista farsamada; daraasadaha mashruuca farsamada; injineernimo; la-tashiga dhismaha; tijaabooyinka warshadaha; naqshadeynta, horumarinta, dayactirka, cusbooneysiinta iyo rakibidda nidaamyada kumbiyuutarka iyo software-ka; qorsheynta magaalooyinka; cilmi-baarista ilaalinta deegaanka; adeegyada xakamaynta kaabayaasha tareenka iyo waddooyinka; la-tashiga software-ka; software-ka sida adeeg (SaaS); cilmi-baarista sayniska iyo naqshadeynta si loo sameeyo moodello (joojin ama firfircoon) iyo isku darkooda (injineernimo) codsiyada tareenka iyo waddooyinka; adeegyada injineernimada; adeegyada la-talinta farsamada ee hawlgalka iyo kormeerka kumbiyuutarka iyo baahinta telefishanka; adeegyada farsamada ee la-talinta macluumaadka, isgaarsiinta iyo baahinta telefishanka…
OGAYSIIS DHEERAAD AH: Waxaa sidoo kale lagu ogeysiinayaa in shirkadda ALSTOM ay sheeganayso dhammaan xuquuqda la xiriira calaamaddan ganacsi ee kor ku xusan gudaha Soomaaliya, waxayna qaadi doontaa tallaabo sharci ah oo ku habboon cid kasta ama cid kasta oo la ogaado inay isticmaaleyso calaamaddan ganacsi ama calaamad kale oo si khaldan ama jahawareer leh u eg, ama si kale u xadgudubta xuquuqdeeda.
OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA
Waxaa halkan lagu ogeysiinayaa in calaamadda ganacsi ee kor ku xusan (ALSTOM logo (colour) is the property of ALSTOM, a French Limited Company of 48 rue Albert Dhalenne, 93400 Saint-Ouen, FRANCE la markaana calaamaddan loo isticmaalo alaabada soo socota:
FASALKA 9
Qalabka korontada iyo agabka loogu talagalay jiidista, calaamadaha, ilaalinta, maamulka iyo/ama kontoroolka gaadiidka, kormeerka, kontoroolka, macluumaadka rakaabka, xaaladaha degdegga ah (badbaadada), waxbarashada, wadista iyo kontoroolka; qalabka kormeerka iyo kontoroolka matoorada, qalabka korontada iyo elektarooniga ah, iyo qalabka kumbiyuutarka; qalabka sayniska iyo agabka loogu talagalay qaybinta, beddelidda, uruurinta, xakamaynta ama maareynta korontada, dhammaan kuwaas oo loogu talagalay nidaamyada go’an ama tareenka iyo/ama nidaamyada ku rakiban gaadiidka tareenka, gaadiidka xawaaraha sare iyo kan aadka u sarreeya, tareenada matoorada ku rakiban ama aan lahayn, baabuurta tareenka ee leh ama aan lahayn is-wadid, tareenada isku xiran ama aan isku xirnayn, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda; qalabka baarista ee loogu talagalay waddooyinka iyo tareenada, oo ay ku jiraan qalabka aragga xogta, cabbiraadda, kormeerka iyo kontoroolka, gaar ahaan leysarka iyo kamaradaha kormeerka; qalabka elektarooniga iyo korontada ee farsamaynta xogta meel-satelaytka iyo qalabka elektarooniga iyo korontada ee kormeerka gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; nidaamka falanqaynta iyo baarista xaaladda qalabka tareenka iyo waddooyinka iyo kaabayaasha; qalabka kontoroolka ee maamulka khadadka gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; qalabka korontada ee kontoroolka fog ee furayaasha tareenka; qalabka digniinta iyo aaladaha; digniinta codka; gudbiyeyaasha amarka, nidaamyada digniinta; damiyeyaal dabka; qalabka kontoroolka iyo baarista oo ay ku jiraan qalabka aragga xogta, cabbiraadda, kormeerka iyo kontoroolka, gaar ahaan leysarka iyo kamaradaha kormeerka; qalabka iyo agabka gudbinta xogta; agabka korontada ee tareenada, tareenada xawaaraha sare leh, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda; fiilooyinka korontada; uruuriyeyaasha korontada; nidaamyada kontoroolka fog ee elektarooniga iyo korontada ee hawlaha tareenka iyo waddooyinka; guddiyada kontoroolka (koronto); guddiyada kontoroolka (kumbiyuutaraysan) ee hawlaha tareenka iyo waddooyinka; qalabka beddelidda korontada; baytariyada korontada; aaladaha lacag-bixinta korontada; uruuriyeyaasha korontada dhammaan noocyadooda; marinnada korontada; kontoroolayaasha xawaaraha ee gaadiidka tareenka, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda; agabka kaydinta xogta oo is-dhameystiran ama aan ahayn; gudbiyeyaasha calaamadaha elektarooniga; qalabka badbaadada ee gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; boodhadhka elektarooniga ee ogeysiiska; qalabka diiwaangelinta waqtiga; digniinta codka korontada; beddelayaasha korontada; qalabka hagidda tareenka iyo waddooyinka (kumbiyuutarrada ku rakiban); qalabka hagidda raadiyaha ee tareenka iyo waddooyinka (kumbiyuutarrada ku rakiban); qalabka farsamaynta xogta; qalabka cabbiraadda masaafo ee gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; qalabka hagidda otomaatiga ah ee gaadiidka; qalabka nidaaminta korontada ee gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; software (barnaamijyo la diiwaan geliyey); software ku dhex dhisan aaladaha calaamadaha, kontoroolka iyo kormeerka ee tareenada, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda
FASALKA 12
Gaadiid, oo ay ku jiraan basaska, kuwa rakaabka ah, baabuurta korontada ee iskiis u socda, iyo tareenada; gaadiidka tareenka, oo ay ku jiraan matoorada tareenka, baabuurta rakaabka, tareenada, gaadiidka tareenka ee is-wada, gaadiidka tareenka ee xawaaraha sare leh iyo kuwa aadka u sarreeya, tareenada matoorada ku rakiban ama isku urursan, tareenada leh ama aan lahayn baabuur tareen, tareenada isku xidhan ama aan isku xidhnayn; metrooyinka iyo tareenada kale ee gaadiidka dadweynaha, otomaatig ah ama aan otomaatig ahayn, kuwaas oo ah gaadiidka tareenka leh taayirada birta ah ama gaadiidka kale oo leh taayiro la buufin karo ama noocyo kale oo isku xirka dhulka ah; basaska; kuwa rakaabka ah; baabuurta rakaabka tareenka; baabuurta korontada oo ay ku jiraan taraamyada iyo basaska; baabuurta iskiis u socda; matoorada gaadiidkaas dhulka lagu sheegay iyo qaybahooda; cabudhiyeyaasha hawada ee gaadiidkaas dhulka lagu sheegay; suumanka gudbinta iyo qalabka gudbinta ee gaadiidkaas dhulka lagu sheegay; bamamka hawada (agabka baabuurta); biraha wadista ee gaadiidkaas dhulka lagu sheegay; hababka kicinta ee gaadiidkaas dhulka lagu sheegay; bareegyada, boggiyada, faasas, jirarka baabuurta; baabuurta rakaabka; isku xireyaasha baabuurta; taangiyada baabuurta rakaabka, qaybaha gaadiidka dhulka; cabudhiyeyaasha gariirka ee gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; boggiyada baabuurta, matoorada baabuurta, nidaamyada jiidista baabuurta.
FASALKA 37
Dhismeynta, maaraynta dhismeynta, dayactirka, hagaajinta, dib-u-cusbooneysiinta, dayactirka iyo rakibidda; macluumaadka ku saabsan dhismaha iyo hagaajinta kaabayaasha tareenka, metrooyinka, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda; kormeerka [maamulka] shaqada dhismaha; dhismaha kaabayaasha tareenka; soo saarista dahaarka iyo khadadka tareenka; macluumaadka hagaajinta; rakibidda iyo hagaajinta aaladaha soo sheegaya dhammaan shilalka iyo dhacdooyinka saameeya gaadiidka tareenka iyo waddooyinka; rakibidda, dayactirka, hagaajinta iyo dayactirka qalabka kontoroolka ee maaraynta khadadka gaadiidka tareenka iyo magaalada; bamgareynta iyo daadinta biyaha; dhismaha khadadka tareenka iyo qaab-dhismeedka shubka ama agab kasta oo kale oo leh taarikado taageero iyo/ama dhibco taabasho oo shubka ama caag ah; dhammaan adeegyadan waxay la xiriiraan gaadiidka tareenka iyo waddooyinka (guud ahaan gaadiidka rakaabka iyo/ama alaabta) oo ay ku jiraan matoorada tareenka, baabuurta tareenka, tareenada xawaaraha sare leh iyo kuwa aadka u sarreeya, tareenada matoorada ku rakiban ama aan lahayn, metrooyinka, taraamyada, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda, iyo kaabayaasha gaadiidka tareenka, basaska, baabuurta korontada iyo kuwa iskiis u socda.
FASALKA 42
Injineernimada, cilmi-baarista iyo horumarinta agabka iyo qalabka cusub; isku dubbaridka injineernimada, cilmi-baarista iyo horumarinta agabka iyo qalabka cusub; qorsheynta mashruuca, warbixinnada sayniska iyo farsamada, cilmi-baarista iyo falanqaynta iyo adeegyada warshadaha ee ay bixiyaan injineerro iyo/ama khubaro; talooyinka badbaadinta tamarta; xakamaynta tayada; khibrad (injineernimo); tijaabinta agabka; cilmi-baarista iyo horumarinta alaab cusub oo loogu talagalay kuwa kale; cilmi-baarista farsamada; daraasadaha mashruuca farsamada; injineernimo; la-tashiga dhismaha; tijaabooyinka warshadaha; naqshadeynta, horumarinta, dayactirka, cusbooneysiinta iyo rakibidda nidaamyada kumbiyuutarka iyo software-ka; qorsheynta magaalooyinka; cilmi-baarista ilaalinta deegaanka; adeegyada xakamaynta kaabayaasha tareenka iyo waddooyinka; la-tashiga software-ka; software-ka sida adeeg (SaaS); cilmi-baarista sayniska iyo naqshadeynta si loo sameeyo moodello (joojin ama firfircoon) iyo isku darkooda (injineernimo) codsiyada tareenka iyo waddooyinka; adeegyada injineernimada; adeegyada la-talinta farsamada ee hawlgalka iyo kormeerka kumbiyuutarka iyo baahinta telefishanka; adeegyada farsamada ee la-talinta macluumaadka, isgaarsiinta iyo baahinta telefishanka…
OGAYSIIS DHEERAAD AH: Waxaa sidoo kale lagu ogeysiinayaa in shirkadda ALSTOM ay sheeganayso dhammaan xuquuqda la xiriira calaamaddan ganacsi ee kor ku xusan gudaha Soomaaliya, waxayna qaadi doontaa tallaabo sharci ah oo ku habboon cid kasta ama cid kasta oo la ogaado inay isticmaaleyso calaamaddan ganacsi ama calaamad kale oo si khaldan ama jahawareer leh u eg, ama si kale u xadgudubta xuquuqdeeda.
OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA
ALSTOM
OGEYSIIS WAXAA LAGU BIXIYAY in summada ganacsi ee kor ku xusan(ALSTOM) is the property of ALSTOM, a French Limited Company of 48 rue Albert Dhalenne, 93400 Saint-Ouen, FRANCE, isla markaana summaddan ganacsi loo isticmaalo alaabooyinka soo socda:
Fasalka 6:
Biraha caadiga ah iyo alloys-kooda; alaab bir ah oo lamination lagu sameeyay, qaabaysan, lagu riday, lagu farsameeyay, lagu nashqadeeyay ama loo diyaariyay qaab dhammaystiran oo laga sameeyay birta, lead, aluminium iyo copper iyo alloys-kooda; dhammaan alaabooyinka birta ee aan dhammaystirnayn ee laga sameeyay birta, lead, aluminium iyo copper iyo alloys-kooda; alaab bir ah oo loo isticmaalay dhismaha; qalabka dhismaha ee biraha; dhismayaal bir ah oo la qaadi karo; biraha tareenada iyo qalabka kale ee birta ah ee loo isticmaalo tareenada; silsilado bir ah; fiilooyin iyo siligyo aan koronto ahayn; qufulo aan koronto ahayn; qalab bir ah; tuubooyin bir ah; haamaha kaydka birta ah, weelasha birta ah; waalka birta ah; calaamadaha iftiinka leh ama aan lahayn, makaanik ama aan makaanik ahayn (bir); dhuumaha hore loo diyaariyay; qalabka ku rakiban birta; tiirar bir ah; alaabada aluminium iyo alloys-kooda oo loogu talagalay dhismayaasha; albaabada dab-damiska, xirayaasha albaabada aan koronto ahayn; sariiraha tareenada; albaabada soo degista ee birta ah.
Fasalka 7:
Mashiinnada korontada ee wareega iyo kuwa go’an; mashiinnada pneumatic, hydraulic, thermal iyo nuclear; mashiinnada lagu xakameeyo tirakoob ahaan; mashiinnada lagu farsameeyo caagagga; mashiinnada iyo qalabka injineernimada madaniga ah, dhismaha, qodista, sahaminta dhulka hoostiisa, gaar ahaan mashiinnada wax shiida, mashiinnada wax cadaadiya, mashiinnada wax jajabiya, weelasha wax lagu shubo; mashiinnada dheecaanka; mashiinnada sifeynta, qodista, dahaadhka, iyo is-rogrogga; qalabka mashiinnada; qalabka kor u qaadista iyo maaraynta; dynamos, alternators, generators, wiishashka korantada; cranes; qaybaha mashiinnada loogu talagalay tareenada; saliidaha; waalka balaadhinta hawada; pistons; generators, matooro (mashiinno); matoorada (qaybaha mashiinnada ama matoorada); mashiinnada iyo qalabka vacuum; matoorada iyo qaybaha matoorada, qaybo kayd ah (marka laga reebo gaadiidka dhulka); qalabka dhaqidda iyo mashiinnada nadiifinta; cadaadiyayaasha (mashiinnada loo isticmaalo warshadaha); qalabka korontada sameeya (qaybaha mashiinnada); bilowayaasha matoorada; xarumaha xakamaynta matoorada, xakameeyayaasha (qaybaha mashiinnada); xawaaraha xakameeyayaasha, mashiinnada iyo matoorada; xakameeyayaasha cadaadiska; xakameeyayaasha awoodda iyo korontada, biyo siinta; qalabka korontada sameeya; matoorada korontada; hababka kor u qaadista ee aan loogu talagalin dhulka (oo ay ku jiraan codsiyada badda); wiishashka; wiishashka korontada; wadista xawaaraha korontada ee loogu talagalay matoorada korontada; matoorada korontada iyo isku-dhafkooda oo lagu dhejiyay xawaaraha kala duwan; kontoroolada barnaamijka; qaybaha matoorada loogu talagalay gaadiidka dhulka; mashiinnada gelinta saxannada taageerada iyo/ama ankarooyinka gudaha shubka ama walxaha kale ee ku jira xaaladda caagga ah, gaar ahaan kuwa loogu talagalay dhismaha tareenada iyo/ama kaabayaasha waddooyinka ee loogu talagalay hagidda gaadiidka dhulka.
Fasalka 9
Qalabka korontada iyo agabka loogu talagalay jiidista, calaamadaynta, ilaalinta, maaraynta iyo/ama xakamaynta taraafikada, kormeerka, xakamaynta, bixinta macluumaadka rakaabka, xaaladaha degdegga ah (gurmad), barista, wadista iyo xakamaynta; qalabka xakamaynta iyo kormeerka ee mishiinnada iyo qalabka korontada, elektaroonigga ah iyo kumbuyuutarrada; qalabka cilmiga ah iyo agabka loogu talagalay qaybinta, beddelidda, ururinta, nidaaminta ama xakamaynta korontada, dhammaantoodna lagu daboolay nidaamyada go'an ama waddooyinka ama kuwa la dul dhigo, loogu talagalay taraamyada, gawaarida tareenada xawaaraha sare iyo midka aadka u sareeya, tareenada leh ama aan lahayn mashiinno iskeed u socda, taraamyada isku xidhan ama aan isku xidhnayn, taraamyada, basaska, gawaarida korontada iyo kuwa iskeed u shaqeeya; qalabka baaritaanka ee loogu talagalay waddooyinka iyo tareenada, oo ay ku jiraan qalabka indhaha, soo bandhigida xogta, cabbiraadda, kormeerka iyo xakamaynta, gaar ahaan lasers iyo kamaradaha kormeerka; qalabka elektaroonigga ah iyo korontada ee habaynta xogta meelaha dayax-gacmeedka iyo qalabka korontada iyo elektaroonigga ah ee kormeerka taraafikada waddooyinka iyo tareenada; nidaamka falanqaynta iyo ogaanshaha xaaladda qalabka iyo kaabayaasha waddooyinka iyo tareenada; qalabka xakamaynta ee maamulka khadadka tareenada iyo waddooyinka; qalabka elektrodynamic ee xakamaynta fog ee switches-ka tareenada; qalabka iyo aaladaha digniinta; digniinta maqalka; gudbiyeyaasha amarrada, nidaamyada digniinta; qalabka deminta dabka; qalabka xakamaynta iyo ogaanshaha oo ay ku jiraan qalabka indhaha, soo bandhigida xogta, cabbiraadda, kormeerka iyo xakamaynta, gaar ahaan lasers iyo kamaradaha kormeerka; qalabka iyo agabka gudbinta xogta; hogaamiyeyaasha korontada ee loogu talagalay taraamyada, tareenada xawaaraha sare iyo kuwa aadka u sareeya, tareenada leh ama aan lahayn mashiinno iskeed u socda, taraamyada isku xidhan ama aan isku xidhnayn, taraamyada, basaska, gawaarida korontada iyo kuwa iskeed u shaqeeya, saldhigyada iyo saldhigyada hoose; fiilooyinka korontada; ururiyeyaasha korontada; nidaamyada xakamaynta fog ee elektaroonigga iyo korontada ee hawlaha tareenada iyo waddooyinka; looxyada xakamaynta (korontada); looxyada xakamaynta (kumbuyuutar) ee hawlaha tareenada iyo waddooyinka; qalabka beddelka korontada; baytariyada korontada; dab-dallacayaasha korontada; uruuriyeyaasha iyo baytariyada; hogaamiyeyaasha korontada ee nooc kasta; dhuumaha korontada; xakameeyeyaasha xawaaraha ee tareenada, taraamyada, basaska, gawaarida korontada iyo kuwa iskeed u shaqeeya; qaadeyaasha xogta indhaha iyo magnetic; xakamaynta elektaroonigga ah iyo korontada; tilmaamayaasha xawaaraha; calaamadaha iftiinka ama kuwa aan iftiimin, indhaha, farsamada, aan farsamada ahayn ee loogu talagalay tareenada, taraamyada iyo basaska; calaamadaha iftiinka ama farsamada; terminalka iftiinka; qalabka elektrodynamic ee xakamaynta fog ee calaamadaha; gudbiyeyaasha calaamadaha elektaroonigga ah; qalabka badbaadada ee taraafikada tareenada iyo waddooyinka; looxyada warbixinta elektaroonigga ah; qalabka diiwaangelinta waqtiga; digniinta maqalka korontada; beddelayaasha; qalabka hagidda tareenada iyo gawaarida waddooyinka (kumbuyuutarada gudaha ah); qalabka raadiyaha ee hagidda tareenada iyo gawaarida waddooyinka (kumbuyuutarada gudaha ah); qalabka habaynta xogta; qalabka cabbiraadda iyo diiwaangelinta masaafada ee tareenada iyo gawaarida waddooyinka; qalabka si toos ah u hogaamiya gawaarida; nidaaminta danab ee tareenada iyo gawaarida waddooyinka; software-ka (barnaamijyada la diiwaangeliyey); software-ka ku dhexjira qalabka calaamadaynta, xakamaynta iyo kormeerka ee tareenada, taraamyada, basaska, gawaarida korontada iyo kuwa iskeed u shaqeeya; barnaamijyada kumbuyuutarka, gaar ahaan barnaamijyada hagista, raadinta waddooyinka iyo sawiridda khariidadaha taraafikada tareenada iyo waddooyinka; terminalka isgaarsiinta moobilka ee taraafikada tareenada iyo waddooyinka; software-ka maamulka iyo qalabka kumbuyuutarka ee falanqaynta iyo habaynta xogta lagu ururiyey nidaamka falanqaynta iyo ogaanshaha, oo awood u siinaya maamulka joogtada ah ee taraafikada tareenada iyo waddooyinka iyo dayactirka iyo la qabsiga joogtada ah ama saadaalinta ee taraafikada tareenada iyo waddooyinka; software-ka maamulka iyo qalabka kumbuyuutarka ee qaabaynta iyo jilitaanka qalabka tareenada iyo waddooyinka iyo hagaajinta qalabka tareenada iyo waddooyinka; barxadda software-ka ee qaabaynta iyo jilitaanka tirada, barxadda software-ka ee habraacyada jilitaanka; qalabka hagidda dayax-gacmeedka; qalabka habaynta xogta iyo kumbuyuutarrada loogu talagalay nidaamyada go'an, waddooyinka ama kuwa la dul dhigo, taraamyada, gawaarida tareenada xawaaraha sare iyo kuwa aadka u sareeya, tareenada leh ama aan lahayn mashiinno iskeed u socda, taraamyada isku xidhan ama aan isku xidhnayn, taraamyada, basaska, gawaarida korontada iyo kuwa iskeed u shaqeeya; qalabka gudbinta, diiwaangelinta, gudbinta, dib-u-soo-saaridda dhawaaqa ama sawirada gudaha ama dibedda ku jira taraamyada, basaska, gawaarida korontada iyo kuwa iskeed u shaqeeya; qalabka isgaarsiinta, gelinta, kaydinta, habaynta xogta ama qalabka xogta; qalabka gelinta, tirinta, ururinta, kaydinta, beddelidda, habaynta, gelinta, gudbinta, gudbinta xogta, macluumaadka iyo calaamadaha; gudbiyeyaasha iyo soo dhaweyeyaasha baahinta raadiyaha, telefishanka iyo gudbinta fog; gudbiyeyaasha iyo/ama soo dhaweyeyaasha xogta dhijitaalka ah; gudbiyeyaasha iyo/ama soo dhaweyeyaasha xogta dayax-gacmeedka; anteenooyinka, fiilooyinka gudbinta xogta korontada; kumbuyuutarrada, qalabka telematics iyo taleefoonka, gaar ahaan si loogu helo shabakadaha isgaarsiinta caalamiga ah (nooca Internetka) oo leh helitaan xor ah ama gaar ah (nooca Intranetka) oo leh helitaan xor ah ama gaar ah; qalabka wax lagu helo ee meelaynta juqraafiyeed ee dayax-gacmeedka [GPS]; server-yada fiidiyaha, software-ka si joogto ah loogu baahiyo sawirada, dhawaaqyada, filimada, fiidyowga, gaar ahaan codsi ahaan (VOD), macluumaadka iyo xogta; qalabka isgaarsiinta iyo macluumaadka rakaabka ee saldhigyada; nidaamyada badan ee isku dhafan ee maamulka gaadiidka tareenada iyo waddooyinka si loo wargeliyo, loo ilaaliyo loona madadaaliyo rakaabka inta lagu jiro safarradooda; nidaamyada daadinta qiiqa, ogaanshaha dabka, qalabka isgaarsiinta raadiyaha ee tunnel-ka iyo saldhigyada loo isticmaali karo xaaladaha degdegga ah; qalabka dhijitaalka ah iyo elektaroonigga ah ee u heellan ilaalinta cyber-ka ee nidaamyada tareenada; xidhiidhiyeyaasha, kala-goynta, wareegyada DC ee degdegga ah, wareegyada hal-waji ee leh beddelayaasha vacuum, beddelayaasha vacuum saddex-waji ah, beddelayaasha, qalabka saqafka badan ee hawlo badan leh iyo nidaamyada cabbiraadda tamarta; beddelayaasha kaabayaasha ah ee loogu talagalay gawaarida korontada, basaska, tareenada maxalliga ah, tareenada xawaaraha sare iyo matoorada; beddelayaasha jiidista ee gawaarida tareenada ee magaalada, tareenada maxalliga ah, tareenada xawaaraha sare iyo matoorada; saldhigyada hoose ee bixinta tamarta iyo kormeerayaasha saldhigyada hoose; saldhigyada beddelka korontada; qalabka toosan, beddelayaasha, beddelayaasha, miirayaasha korontada; qalabka ilaalinta ka-hortagga koronto-dhaca ama faragelinta korontada; qalabka dib-u-helidda tamarta korontada ee ay soo saartay shabakad; qalabka miirista firfircoon ee saldhigyada hoose; xakamaynta dhijitaalka ah, nidaaminta iyo ilaalinta saldhigyada hoose ee jiidista, software-ka la xidhiidha; qalabka hoos loo dhigay tareenada ama waddooyinka loogu talagalay bixinta tamarta ee gawaarida rakaabka iyo/ama xamuulka, tamartaas oo ay bixiyaan qaybaha tamarta korontada iyo beddelayaasha; biraha loogu talagalay xadhkaha korontada; terminallada iibka tigidhada si toos ah; dhammaan badeecadahan waxay la xiriiraan qaybaha tareenada, waddooyinka iyo rakaabka iyo/ama xamuulka.
Fasalka 11
Rakibaadda iyo qalabka loogu talagalay iftiiminta, xakamaynta cimilada, kululaynta, dhalinta uumiga, karinta, qaboojinta, qallajinta, hawo-siinta, qaboojinta hawada, iyo bixinta biyaha; xakameeyeyaasha qabyo-qoraalka (kulaylka); rakibaadaha fayadhowrka, gaar ahaan filtarrada hawada iyo biyaha; mashiinnada kululaynta; qalabka iyo mashiinnada lagu nadiifiyo hawada iyo biyaha.
Fasalka 12
Gawaarida, oo ay ku jiraan basaska, baabuurta rakaabka, gawaarida korontada ee iswada iyo kuwa tareenada; gaadiidka tareenada, oo ay ku jiraan locomotives, gaadhifariisyo, gaari-tareenada, gaadiidka tareenada ee iswada, tareenada xawaare sare leh, tareenada matoorada leh ama kuwa aan lahayn; metros iyo gaadiidka dadweynaha ee tareenada, toos ah ama aan toos ahayn, sida gaadiidka tareenada leh giraangiraha birta ama kuwa leh taayiro pneumatic ah; basaska; gaadhifariisyo; baabuur koronto oo ay ku jiraan trams iyo basas; gawaarida iswada; matoorada gawaarida kor ku xusan iyo qaybaha ka mid ah; xakameeyayaasha pneumatic ee gawaarida; suumanka gudbinta iyo qalabka u dhigma ee gawaarida; bamamka hawada (qalabka baabuurta); usha wadista ee gawaarida; hababka kicinta ee gawaarida; bareegyada, bogies, usha dhexe, jirka gaadhifariisyada; gaadhifariisyo; isku-xidhayaasha gaadhifariisyada; taangiyada gaadhifariisyada; qaybo ka mid ah gawaarida dhulka; xakameeyayaasha gariirka ee tareenada iyo gawaarida waddooyinka.
Fasalka 19
Qalabka dhismaha aan birta ahayn; dahaarka biyuhu aanay soo geli karin oo aan bir ahayn; walxaha hore loo sii diyaariyay ee dhismaha waddooyinka; dhismayaasha aan birta ahayn ee la qaadi karo; taallo aan bir ahayn; meelo hore loo sii diyaariyay oo aan bir ahayn; taangiyada kaydinta; tuubooyinka hore loo sii diyaariyay; walxaha bitumenka ah; qalabka hore loo sii diyaariyay ee dhismaha; walxaha dhismaha; dhagxaan dabiici ah iyo macmal ah, sibidh, lime, dhoobo, shamiito iyo carro; tiirarka shamiitada; biraha adkaynta dabka; qalabka ilaalinta foornada; calaamadaha aan iftiinka iyo makaanikada lahayn (aan bir ahayn); sleepers-ka tareenada aan birta ahayn; albaabada dhulka degitaanka ee aan bir ahayn; isku xidhayaasha sleepers-ka aan birta ahayn; qaybo aan bir ahayn oo lid ku ah gariirka ee dhismaha tareenada.
Fasalka 37
Dhismaha, maamulka dhismaha, dayactirka, hagaajinta, dib-u-habaynta, iyo rakibaadda; macluumaadka ku saabsan dhismaha iyo hagaajinta kaabayaasha tareenada, metro, trams, basaska, gawaarida korontada iyo kuwa iswada; kormeerka shaqada dhismaha; dhismaha kaabayaasha tareenada; soo saarista dahaarka iyo tareenada; macluumaadka hagaajinta; rakibaadda iyo hagaajinta qalabka warbixinaya shilalka iyo dhacdooyinka saameeya taraafikada tareenada iyo waddooyinka; rakibaadda, dayactirka, iyo hagaajinta qalabka xakamaynta ee maaraynta khadadka tareenada iyo gaadiidka magaalooyinka; bamgareynta iyo daadinta biyaha; dhismaha tareenada iyo dhismayaasha shamiitada ama walxo kale oo leh saxan taageero iyo/ama meelaha ku xiran ee shamiitada ama caagga ah.
Fasalka 39
Gaadiidka; adeegyada tareenada, basaska, metro, tram, gawaarida korontada iyo kuwa iswada ee rakaabka ama alaabta; gaadiidka rakaabka tareen, bas, metro iyo tram; brokareynta xamuulka; brokareynta gaadiidka; xamuulka [gaadiidka alaabta]; kirada qalabka; caawinta xaaladaha burburka; macluumaadka iyo bixinta warbixinaha taraafikada; macluumaadka gaadiidka; adeegyada tilmaamaha; macluumaadka jadwalada tareenada, basaska iyo trams; kirada matoorada tareenada, gaadhifariisyada, gawaarida korontada, basaska, metro iyo tramway; kirada bakhaarada; adeegyada saadka: adeegyada kormeerka gaadiidka; macluumaadka ku saabsan qorshaynta iyo abaabulka socodka; daraasadaha saadka; adeegyada xakamaynta taraafikada; adeegyada ballansashada safarka; hawlgallada terminaalka tareenada iyo waddooyinka; adeegyada terminaalka isku xirka tareenada iyo waddooyinka; maamulka barxadaha isku xirka tareenada iyo waddooyinka.
Fasalka 40
Adeegyada isu-geynta walxaha ee loogu talagalay dhinacyada kale; habaynta walxaha; macluumaadka ku saabsan habaynta walxaha; galvanization; ilaalinta cathodic oo ah hababka ka hortagga daxalka; sintering walxaha; habaynta caagga; alxanka korontada; jarista, foorarsiga, goynta, qaabaynta, nadiifinta, iyo dahaarka biraha; midabaynta dharka ama dharabka; biyuhu aanay soo galin ee dharka; dabka ka hortagga dharka; isku-xidhka dukumiintiyada; dahaarka birta; sifaynta iyo dib-u-soo noolaynta hawada; vulcanization (habaynta walxaha); dhammaan adeegyadan waxay la xiriiraan tareenada, waddooyinka, iyo gaadiidka dadweynaha ee rakaabka iyo/ama alaabta.
Fasalka 42
Injineeriyadda, cilmi-baarista iyo horumarinta agabka iyo qalabka cusub; isku dubaridka injineeriyadda, cilmi-baarista iyo horumarinta agabka iyo qalabka cusub; qorsheynta mashaariicda, soo saarista warbixinnada sayniska iyo tignoolajiyada, cilmi-baaris iyo falanqayn iyo adeegyo warshadeed oo cilmi-baaris ah oo ay bixiyaan injineerro iyo/ama khubaro; talooyinka badbaadinta tamarta; hubinta tayada; khibrad (shaqada injineeriyadda); tijaabinta agabka; cilmi-baarista farsamada; cilmi-baarista iyo horumarinta alaabooyin cusub oo loogu talagalay kuwa kale; cilmi-baaris farsamo; daraasadaha mashaariicda farsamo; injineeriyad; la-talinta dhismaha; tijaabooyin warshadeed; naqshadeynta, horumarinta, dayactirka, cusboonaysiinta iyo rakibidda nidaamyada kombiyuutarka iyo software-ka; qorsheynta magaalooyinka; cilmi-baaris ku saabsan ilaalinta deegaanka; adeegyada kormeerka kaabayaasha waddooyinka iyo tareennada; la-talinta software-ka; software-ka sida adeegga (SaaS); cilmi-baaris saynis iyo naqshad si loo sameeyo moodello (joogto ah ama firfircoon) iyo ku dhex-gelinta moodelladan (injineeriyad) codsiyada tareenka iyo waddooyinka; adeegyada injineeriyadda; adeegyada la-talinta farsamo ee hawlgalka iyo kormeerka kombiyuutarada iyo baahinta telefishanka; adeegyada la-talinta farsamo ee tignoolajiyada macluumaadka, isgaarsiinta iyo baahinta telefishanka; abuurista (naqshadeynta) barnaamijyada habaynta xogta iyo qoraallada shirkadaha; la-talinta farsamo iyo cilmi-baarista isgaarsiinta iyo baahinta telefishanka; la-talinta iyo talooyinka farsamo ee isgaarsiinta iyo kombiyuutarada; la-talinta kombiyuutarada; kiraynta barnaamijyada warbaahinta kombiyuutarka iyo isgaarsiinta; naqshadeynta (horumarinta) nidaamyada kombiyuutarka, isgaarsiinta iyo nidaamyada baahinta telefishanka; daraasadaha mashaariicda farsamo iyo cilmi-baarista dayactirka (dayactir, rakibidda, hagaajinta) qalabka kombiyuutarka, isgaarsiinta iyo baahinta telefishanka; adeegyada la-talinta farsamada ee kombiyuutarka; adeegyada beddelka koodhka iyo qaababka qoraallada kala duwan; kiraynta wakhtiga gelitaanka xarunta adeegyada xogta; bixinta gelitaanka shabakadaha kombiyuutarka; abuurista iyo rakibidda bogga internetka; naqshadeynta iyo dayactirka boggaga internetka; naqshadeynta, rakibidda, dayactirka, cusboonaysiinta ama kiraynta software-ka, xogta; adeegyada kormeerka (kontoroolka, dabagalka) shabakadaha kombiyuutarka ee amniga dhijitaalka ah ee hawlgalka tareennada iyo/ama waddooyinka; naqshadeynta iyo horumarinta luqadaha kombiyuutarka ee qaabaynta iyo dayactirka; naqshadeynta nidaamyada kombiyuutarka iyo nidaamyada ku dhex dhisan; bixinta barnaamijyo kombiyuutar oo loogu talagalay sawiridda khariidadaha, waddooyinka iyo hagidda iyadoo la adeegsanayo shabakad isgaarsiineed; dhammaan adeegyadan waxay la xiriiraan tareennada, waddooyinka iyo gaadiidka dadweynaha ee rakaabka iyo/ama badeecadaha.
OGAYSIISKA WAXAA SIDO KALE LA SIIYAY in ALSTOM ay sheeganayso dhammaan xuquuqaha ku saabsan calaamaddan ganacsi ee kor ku xusan gudaha Soomaaliya oo ay qaadi doonto tallaabo sharci oo ku habboon qof kasta ama koox kasta oo lagu helo isticmaalka calaamaddan ganacsi ama calaamad kale oo si khaldan u eg ama marin habaabinaysa, ama si kale u xadgudubta xuquuqdeeda.
HALKAN KA AQRISO W. WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER
.