Danjiraha JFS ee Kenya oo qaabilay Siihayaha Safiirka Uganda ee dalka Kenya
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa xarunta safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay Kusimaha Safiirka dalka Uganda u fadhida dalka Kenya Danjire Eunice Kigenyi oo halkaas booqasho ku timid.
Danjire Jabril Ibrahim Abdulle iyo Danjire Eunice Kigenyi ayaa Wadahadalada dhexmaray labada dhinac diiradda ku saaray arrimaha danaha u ah labada dal, oo ay ku jiraan barnaamijyadda ay wadaan hay'adaha UNEP, UN-Habitat ee fadhigooda yahay Magaalada Nairobi.
Sidoo Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle iyo Kusimaha Safiirka dalka Uganda u fadhida dalka Kenya Danjire Eunice Kigeny ayaa ka hadlay Ajendaha qaarada Afrika ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo adkeynta xiriirka labada safaaradood.
Danjiraha JFS ee Kenya oo qaabilay Siihayaha Safiirka Uganda ee dalka Kenya
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa xarunta safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay Kusimaha Safiirka dalka Uganda u fadhida dalka Kenya Danjire Eunice Kigenyi oo halkaas booqas