Madax ka tirsan dowladda oo kormeeray Isbitalka Banaadir oo indhaha loogu fiiqay 2-kun oo danyar ah

0
Monday November 25, 2024 - 18:53:30 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madax ka tirsan dowladda oo kormeeray Isbitalka Banaadir oo indhaha loogu fiiqay 2-kun oo danyar ah

    Wasiiru dowlaha Caafimaadka Drs Maryan Maxamed Xuseen oo uu wehliyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir oo ay ka socotay mashr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiru dowlaha Caafimaadka Drs Maryan Maxamed Xuseen oo uu wehliyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir oo ay ka socotay mashruuc indho-fiiqis ah islamarkaana ay ka faaideysteen ku dhawaad 2,000 (Laba kun) oo ruux oo kasoo jeeda qoysaska danta yar. Markaska Boqor Salmaan ee boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa fuliyey mashruucan indha fiiqista ah, iyaga oo ka jawaabaya codsiga Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale ee la xariira taageerada mashruuca daweynta indhaha dadka danta yar. Agaasimaha waaxda cafimaadka dowladda hoose ee Xamar iyo Agaasimaha Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir Drs Fartuun Shariif Maxamed ayaa kormeerkan qeyb ka ahaa iyaga oo uga mahadceliyay guddoomiyaha gobolka Banaadir sida ay uga go'an tahay horumarinta howlaha samafalka la xariira.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip