SANNAD GUURADA 31-AAD EE AWARGEYSKA M.TIMES AYEY KU BEEGAN TAHAY
Waxaa Habeen hore Xaflad si weyn loo soo Agaasimay Laguna Xusayey Aas-aaska War geyska Mogadishu Times ayaa lagu qabtay M/ Muqdisho waxana aheyd mid ku beganid
Shalay oo kale Maalinta la Soo saaray Nuqulkii ugu horeeyey Waregyska M.Times Isniin 18-ka Novebar oo1996-dii. aheyd xilligii dhidibbaada loo Taagay, Wargeyskaan Maalinlah ah ee MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR Maanta Laga Joogo 29 Sax ah laakiin 2 sano xuskiisa ah oo 2 sano oo la diyaariney Qorsh ihiiIsa Shaqo iyo Shaqaale iyo Xaruumihiisaba Maadaama Hal Xarun aysan ku filneyn in laga howlgalo xilliga oo xummaa datiis,waayoo Dhibaatooyin Dagaallo iyo Degenaan la’aan baa dalka ka jirtay waxana si dhaqsi ah u xirm ayay xaafadda xafiiska ka furan yahay loona baahan yahay meel kale oo nabdoon sidaas da radeed baan waqti dheer ay inagu qaadannay u diyaar gaowgaaasa-asidda wargeyska M. Times, sidoo kale Dadka ka howl bilaabayeyna waxay ku kala sugna ayeen meelo kala duwan si degdeg looga hela na way adkeyd, si aan ugu dhabeyno fekerkeenna ayaa nagu qaadatay ina an ku kordhinay sanadaahaan hase yeeshee MAAN TIRSANO 31 Jir mudan tahay in xus uus gaar ah inagu leeyihiin dadaalka dadkii ka soo qeyb qayb qaatay oo in badan oo ka mid ah ay geeriyoodeen aanan ugu Tacsiyadeynayno EHELKAiyo Qaraabadooda inta noolna aan ugu mahad celneyno oo inagoo leh ajar iyo xas anadda alle ha idinkugu bedello inta dhimatayn alle ha u naxariisto Walaalyaal sidaa waxaa tiriMilkii laha Wargeyska M.Times
Waxaa Mahad leh ASW
Dahammaan ka soo qeybgalyaasha xafladaani waan salaam ASC. waxaan oo Muddo Dheer ugu soo Dhabar Aad eegnay inay soo gaaraan xilliigaa na alle u gu mahad celisayanagoo dooneynay in dad weynaha laga tay sidii uu u socon lahaa Wargeys kaan. Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}”
Maamada ayaa sheegtay inaysan xusuuste eda ka go.i doonin daadaalkaa iyo adkeysa how ladeennada garabka gaashaanka ii ahaa ee ila soo shaqeeyey qaar badan oo ka mid ahina hadda ila shaqeeyaan ,
Sidoo kale Maamo Xabiibo Axmed Jimca ale {Biibto}Tiri waxay dadaalka dadkii la soo gal ay ay ka xustay :Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe},Maxamed Maxamuud Nuureey {Jim ca ale},Sh.Muuse Maxamed Cismaan {Kimiko} C/laahi Maxamed Cumar {Mucjis} ,Prof Yaxye Sh. Caamir,Fannaan Bashiir Cali Xusen, Maxa med Cali Shitaawe {Madeey}, Maxamed Shiil Xasan {Shiil},Madiino Axmed Jimcaale, C/laahi Maxamed Salaad {Dalle} Najiib Cali Cumar Naasir Cali Cumar,C/laahi Maxmed Xuseen {Baarbe} ,Maxamuud Maxamed Aadan {Kuu rdo}, Nu urto Cali Cumar, Macallin Daahir Xuse en Badiyoow C/qaadir C/lle Nuur {Qalbi Dahab} , Barre Sh. C/laahi {Bangaala-deesh} C/qaadir Cabdulle Xaaji {Qamrjiga} Badrudiin Sh. Leylo li Sa alax,Aadan Dheere ,Aadan Macallin C/laahi {Aadaamo}, Cali Maxamed Cismaan {Cali Ameeriko} Falastiin Axmed Xaaji {PLO}, Farx iyo Cali Qaajo, Maryan Cali Maxmaed {Caato} Shuri Axmed Leyte {Shiimaa},Safiyo Sheekh Cali {Safoon}, Muqtaar Nuur Lov ey,Sacdiyo Macoow, Yaaquub C/laahi Guure, Cali Gaas, Maxa med Ibraahn Bakistaan, C/laa hi Maxam ed Jiroow, C/fitaax Maxamuud Sala ad {Deyeeshe} Mahad Carboow Cali, Nuur Qa mdi, Macallin Xasan, Daa’uud Maxamed Sal aad, Aadan Shuuke C/dir Cabdi Calsoow {Yuu re} , C/laahi C/raxmaan C/laahi Yariisoow {Alif} AUN, Awe ys Xuseen Xasan {A/Shiino} AUN, Maxmed Xas an {Jeeri} AUN, Jabriil Maxamuud Nuur {JAB RA}AUN, Cawil Daahir Salaad AUN, Cali Muu se Cabdi AUN . C/qaadir Maxamed Cal soow {Calas} AUN, Qasim Axmed Numc aan AUN,M uxuddiin Cabdi Calsoow AUN, Makaraan Xas an Toxoow AUN, Ibraahin Daa’ uud Muu ddey {Weynax} AUN, Cali Sh.Cabdi {C. Fareey} AUN, Sh.Cali Cumar Maxamuud {Sh .Caliyoow} AUN,Xaawo Axmed Jimacaale AUN idoo kale
Milkiilah Wargeyskan ayaa ka dhawaajisay inasbaabihii uu ku yimid : waxaayna trii”
SANNAD GUURADA 31-AAD EE AWARGEYSKA M.TIMES AYEY KU BEEGAN TAHAY
....