Taliyaha Booliska oo safar shaqo ku tegay Mareykanka

0
Sunday September 22, 2024 - 22:17:19 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Booliska oo safar shaqo ku tegay Mareykanka

    Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa safar shaqo oo kooban ku tagey Dalka Mareykanka si uu kulamo ula qaato hay'adaha Booliska ka taageera dhanka la-dagaalanka Argagixisada. Taliy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa safar shaqo oo kooban ku tagey Dalka Mareykanka si uu kulamo ula qaato hay'adaha Booliska ka taageera dhanka la-dagaalanka Argagixisada. Taliye Sulub Axmed ayaa shirar kala duwan la qaatay Madaxda hay'adahaas kuwaas oo dhamaantood ku soo dhammaaday guul. Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa sidoo kale tagay Akadeemiyada FBI-da halkaas oo ay kula kulmeen saraakiisha Hay'adaas iyagoo kala hadlay sidii ay kaalin uga qaadan lahaayeen tababarada saraakiisha Booliska Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip