
Maxkamadda super Market (La soco sida ay u shaqeyso) by Prof. Yaxye
Dokumentiga kaliya ee loo baahanyahay waa dollar..waxaan kulla dhaxli karaa aabahaa,haddii aan doonana kaligeey ayaan dhaxli karaa Aabahaa, hantidaada,xaaskaaga iyo caruurtana midba sicir ayaa jira aan kaagala wareegi karo..looma baahna in qodobo sharci ah la fiiriyo ee waxaa loo baahanyahya in la tiriyo dollar. qabiil, madab iyo diin midna laguugu haybsoocimaa( dollar kaliya). uma baahnid in aad maxkamada tagtid, cadaaladu waa Online ,gurigaaga ama xafiiskaaga ayaa laguugu keenaya,nooca cadaalada aad rabtid. Markhaati lagaagama baahna oo beeca ayeey ku jirtaa waa isku duub.
Waa maxkamad u daneeysa dan yarta iyo dollarleeyda danyarta waqti lagama dhumiyo dhaqsi ayeey u quustaan,dollarleeyduna jawaabtu kama daahdo oo Mr.Dollar-$ ayaa deg deg ugu keena. Digniin…ogow cadaalada aad iibsatay damaanad male ( garansiyo) haddii sicirku is bedelo waa lagaa soo celi karaa…… Ar ununkaa yaabnay.!!!!!!! mataqaan dalka iyo magaalada maxkamadaasi ku taal.?????????.
FG. dhowr bil ka hor ayaan maqaalkan qoray, balse markii aan ka waayay FG-geeyga ayaan dib ugu soo celiyay,,,,,,,,aragtidaada xor ayaad u tahay, dhaliil, wax ka badalid, wax ku darid iyo ka aamusidba.
Qore: Prof. Yahya Amir
Maxkamadda super Market (La soco sida ay u shaqeyso) by Prof. Yaxye
Super market waa dukaan suuq weeyne ah oo aad ka heli karto badeeca badan laakin sadaqo ma ahan super market badeecada taal waxa ay ku xirantahay jeebkaaga.