Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo la kulmay safiirka Muritania dalkaasi u jooga

0
Tuesday July 30, 2024 - 13:30:57 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo la kulmay safiirka Muritania dalkaasi u jooga

    Safiirka Jamhuuriyadda FS ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee ururka Jaamacadda Carabta danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagay Safiirka dalka aan walaalaha nahay ee Mauritania mudane Al-xuseen Siidii Cabdalla oo xilligan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Jamhuuriyadda FS ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee ururka Jaamacadda Carabta danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagay Safiirka dalka aan walaalaha nahay ee Mauritania mudane Al-xuseen Siidii Cabdalla oo xilligan ah guddoomiyaha golaha Jaamacadda Carabta meertada 161-aad. Labada Danjire ayaa ka wada hadlay Xiriirka iskaashi iyo danaha labada wadan oo ku wada jiro ururo caalami ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip