Taliyaha Ciidanka Xoogga oo sagootiyay Taliyahii hore howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Sunday July 07, 2024 - 18:42:06 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo sagootiyay Taliyahii hore howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

    Taliska Ciidanka xoogga Dalka ayaa xalay Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu sagootinayay Taliyahii hore ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) Gen, Fulvio Poli kaas oo dhawaan xilkii uu ka idlaaday. Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka xoogga Dalka ayaa xalay Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu sagootinayay Taliyahii hore ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) Gen, Fulvio Poli kaas oo dhawaan xilkii uu ka idlaaday. Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa u Mahad-celiyay Gen, Fulvio Poli waxuuna ku amaanay xil gudashadiisa muddadii uu ku sugnaa Soomaaliya, waxuuna u rajeeyay Mustaqbal wanaagsan. Taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya waxaa dhawaan loo soo magacaabay Giuseppe Zizzari xilka ayuuna kala wareegay Gen, Fulvio oo sagootiin qiima sara leh loogu sameeyay Magaalada Muqdisho. Saraakiil sare oo ka tirsan DFS, Turkiga, Mareykanka iyo Howlgalka ATMIS ayaana goobjoog ahaa Munaasabadda sagootinta Taliyahii hore ee Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip