Dood la xiriirtay maareynta cudurka Macaanka oo Muqdisho lagu qabtay

0
Friday July 05, 2024 - 20:54:06 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dood la xiriirtay maareynta cudurka Macaanka oo Muqdisho lagu qabtay

    Qaar kamid ah dhaqaatiir iyo xeel-dheerayaal caafimaad ayaa xalay Magalada Muqdisho ku qabtay dood wadaag ku saabsaneyd maaraynta dhibaatooyinka ka dhasha cudurka macaqanka ee loo yaqaanno Sonkorta. Dood wadaagaan oo ay ka qeybgaleen aqoonyahanno

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar kamid ah dhaqaatiir iyo xeel-dheerayaal caafimaad ayaa xalay Magalada Muqdisho ku qabtay dood wadaag ku saabsaneyd maaraynta dhibaatooyinka ka dhasha cudurka macaqanka ee loo yaqaanno Sonkorta. Dood wadaagaan oo ay ka qeybgaleen aqoonyahanno iyo marti sharaf kale waxaa looga hadlay qaabka loo maareyn karo cudurka iyo Kor u qaadidda mooralka bukaanada ,iyadoo la adeegsanaayo daawooyin casri ah. Dood cilmiyeedkaan oo ay soo qabanqaabisay xarunta farma Solution,waxaa la isku tusay daaweynta cudurka macaanka iyo saameynta uu ku yeesho xubno muhiim u ah jirka aadanaha sida wadnaha ,kelyaha,indhaha,maskaxda iyo kuwo kale. Dood cilmiyeedkaan waxaa mudadii uu socday ka hadlay Dr.C/Rashiid Fadal , Dr.C/Raxmaan Dhiblaawe iyo Agaasimaha Farma Solution Shaafici C/Lla.  


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip