Wasiirka Amniga XFS oo la kulmay Safiirkadowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

0
Tuesday July 02, 2024 - 12:09:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Amniga XFS oo la kulmay Safiirkadowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

    Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil-Fartaag, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane, Pier Mario Daccò Coppi. Labada mas'uul ayaa waxay ka wada ha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil-Fartaag, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane, Pier Mario Daccò Coppi. Labada mas'uul ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta taageerada ay siiyaan hey'adaha amniga dalka. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray amniga guud ee dalka, dagaalka lagula jiro Khawaarijta iyo sidii loo sii labo jibbaari lahaa taageerada ay dowladda Talyaanigu siiso Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip