QM oo Soomaaliya ugu hambalyeeysay Munaasabadda 1-da luuliyo

0
Monday July 01, 2024 - 10:11:11 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QM oo Soomaaliya ugu hambalyeeysay Munaasabadda 1-da luuliyo

    Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 64-aad ee ka soo wareegtay madaxbanaanida dalkooda. "Hambalyo! Dabaald

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 64-aad ee ka soo wareegtay madaxbanaanida dalkooda. "Hambalyo! Dabaaldegga maanta waxay fursad u tahay dhammaan dadka Soomaaliyeed inay ku faanaan horumarka la sameynayo," ayuu yiri Md. Swan. "Anigoo ku hadlaya magaca bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaan dib u xaqiijinayaa taageerada Qaramada Midoobay inay si dhow ula shaqeyso dadka Soomaaliyeed iyo madaxdooda si ay u dhisaan Soomaaliya oo nabad ah, xasilloon, loo dhan yahay oo barwaaqo ah."




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip