Ciidamada Puntland oo Garowe kusoo bandhigay hub sharci darro ah iyo maandooriye

0
Sunday June 09, 2024 - 19:22:35 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Puntland oo Garowe kusoo bandhigay hub sharci darro ah iyo maandooriye

    Saraakiisha ciidanka amniga Puntland iyo masuuliyiinta gobolka Nugaal ayaa maanta magaalada Garowe kusoo bandhigay hub iyo maandooriye lagusoo qabtay howgallo malamihii ugu dambeeyay ka socday magaalada Garowe. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha ciidanka amniga Puntland iyo masuuliyiinta gobolka Nugaal ayaa maanta magaalada Garowe kusoo bandhigay hub iyo maandooriye lagusoo qabtay howgallo malamihii ugu dambeeyay ka socday magaalada Garowe. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa warbaahinta u sheegay in ay magaalada Garowe ka nadiifiyeen hubkii sharci darrada ahaa ee shacabka gacanta ugu jiray. Guddoomiya ayaa sheegay in howgalka inta uu ku geeriyooday hal qof oo shacab ah iyo labo qof oo dhaawac ah. "Garoowe "Afartii nin ee ugu caansanayd ee ka shaqaynayay dhibaatooyinka magaalada xalay ayaannu gacanta ku dhignay" ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Abshir. Wuxuu sheegay guddoomiyuhu in sharciga la horgyandoono eedeysanayaasha lagusoo qabtay howlgalkaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip