Ciidanka Daraawiishta KGS oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Alshabaab oo Hawlgal lagu qabtay

0
Saturday May 11, 2024 - 20:29:01 in Wararka by
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Daraawiishta KGS oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Alshabaab oo Hawlgal lagu qabtay

    Howlgal Qorshaysan oo ay Ciidamada Daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed ka fuliyeen tuulada kuunyo buurow oo 30km dhanka Galbeed kaga beegan Degmada Buur-Hakaba ayaa waxaa lagu soo qabtay Xubin sare oo ka tirsan Alsabaab lagugana magacaabo Aadan Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal Qorshaysan oo ay Ciidamada Daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed ka fuliyeen tuulada kuunyo buurow oo 30km dhanka Galbeed kaga beegan Degmada Buur-Hakaba ayaa waxaa lagu soo qabtay Xubin sare oo ka tirsan Alsabaab lagugana magacaabo Aadan Maxamed Cali Dhaayow oo muddo ka tirsanaa Alshabaab. Ciidamada Daraawiishta KGS oo Maalmahaan degaanno ka tirsan Gobolka Baay ka wada Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab ayaa degmada Buurhakaba degaanno ka tirsan ka bilaabay Hawlgallo lagula dagaalamayo Alshabaab. Arintaan ayaa ku soo aadetsa Xilli,Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdule uu kula dardaarmay saraakiisha qaybta 60aad ee xoogga dalka iyo Hogaanadooda in la xoojiya Hawlgalada lagula dagaalamau Xubnaha Alshabaab ee ku sugan degaannada Koofur galbeed


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip