HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 11-5-2024

0
Saturday May 11, 2024 - 08:04:59 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 11-5-2024

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Khudbadda Madaweynaha JFS ee ku aadan Xuska Maalinta Midowga Europe

Khudbadda Madaweyne Xasan Shee kh Maxamuud waxa ay u qorneyd sidat an”-

Wax a aan filayaa in aad dhamaantiin wanaagsan tihiin, maadaama aan hal kan oo ah magaalada Muqdisho uga dabaal degayno maalinta Midowyga Yurub, waan ku faraxsanahay in aan halkan idinla joogo dhamaantiin munas abadan gaarka ah waayo dawladda waxa ay si weyn u dareensan tahay in Midowga Yurub, dawladaha xubnaha ka ah iyo hay’adahoodaba ay xulufo muhiim ah u yihiin Soomaaliya xilliyada wanaagsan iyo xilliyada xunba sidoo kale.

Midowga Yurub waxa uu taageeraya in Soomaaliya awood ahaan ay sameyso hurumar, anagana waa uga mahadce lineynaa sidoo kale. Soomaaliya isti ratiji ahaan ahaan Meesha ay ku taalo iyo qurba-joogeeda waxtarka leh ee ku nool dowladaha xubnaha ka Midowga Yurub waxa ay u diyaar u yihiin iney sa meeyaan xiriir xoogan iyaga iyo EU-ga oo wadajira.

Waxaan qabnaa fursada aan ku sii wadi karno inaan ku sameyno hurumar iyo barwaaqo, ma ahan kaliya dalalkee na balse heer caalami ah sidoo kale.

Ka go’naashaheena ah inaan dhisno hay’ado awood leh kuwaas oo qaadi karo mas’uuliyadda muwaadiniinteena Soomaaliya jooga waa mid xoogan, waxa aan sidoo kale dhaqaajinay hana anka wax ka bedel dastuurka oo taari kha ah, taasi oo astaan u ah ka go’naa shaheena qawaaniinta dimuqradiyada iyo nidaamka sharciga.

Ka sokow iney jiraan caqabado iyo ka la aragti duwanaansho, waxa aan weli wadnaa inaan kala hadalno dhinacyo badan oo kala duwan si aan u xaqiijino wadar-ogolnimada, waxa aad nooga go’an inaan ka guul gaarno dadaalkee na ku aadan in aan qabano doorashoy in qaran oo toos ah. Soomaaliya waa in ay laabta bogga doorashooyin dad ban.

Ii ogalaada in aan tafaasiil dheeri ah ka bixiyo in aan mudnaan aan siineyno oo wadalna ka galeyno xalka si loo sa meeyo doorashooyin toosan, waa mid xoog leh oo biyo kama dhibcaan ah, in baaqi lagu sii ahaado xaaladan Somali ya daw uma aha.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee soo socda waxa uu muhiim u yahay safarkeena aan ku xoojineyno ka go’n aashaheena nidaam dimuqraadi ah, lana qaabeeya dariiq loogu socon karo.

Hogaankeyga, waxa aan mudnaan sii nay wadashaqaynta inaga oo dhiira-gelineyna wadahadalo joogta ah si loo dhiso wax la isla ogol yahay oo u dha xeeya daneeye-yaasha siyaasada go’a anka kuleh.

Hadafkeenu waa la helaa ka qayb di muqradi ah xilliga ka guurka taasi oo awood siineysa muwaadin kasta ayna xaqiijineyso in codkooda la maqlo heer kasta oo nidaamka dowliga ah. Dadka Soomaaliyeed iyo Qarankuba waxa ay noqon doonaan kuwa guuleysta dimuq radiyadeyntan cusub, ma ahan mashru uc uu qof ama kooxi leeyahay oo meel kamida Soomaaliya joogta.

Halganka aan uga jirno hurumarka nabadgelyo, si gaara dagaalka ka dha nka ah Al-Shabaab, waxa naga go’aan ah , ka sokow caqabadaha jira, waa ay naga go’an tahay inaan xoojino dadaal keena leh istaratijiyada cad oo aan ku qaadayno mas’uuliyado badan oo am niga dalka ah.

Waa raadineynaa taageerada dawla daha ciidanka ka jooga Soomaaliya oo sidoo kale qaabeynaya marxalada Am ne ee ATMIS.

Si kasta ha ahaatee, ma dafari karno caqabadaha aanu wajahayno oo ay ku jirta gar-darada Itoobiya ee ka dhanka ah madax-banaanideedana iyo midn imadeena dhuleed, weli xitaa iyadoo gar-daradaa jirta, waxan u doodnay oo weli naga go’an inaan tixgelino in si nabbad gelyo sharuucda caalamiga ah lagu xaliyo arrimahan.

Midowga Yurub waa tusaalaha uga haboon marka ay timaad waxa lagu guuleysan marka ay jiraan ka go’naas ho iyo damac dhab ah oo lagu wadaa ga mustaqbal guud kaas oo udub u ah qiyam xoogan iyo in laga dhabeeyo nabbad waarta, lana hormariyo hrum arka bulsho ee dhaqaale.

Waxa aan cashar barin karnaa sida uu u dhisan yahay dhaqaalaha iyo nidaa mka dawli ee Yurub, si gobalka geisha Africa iyo qaarada inteeda kale loo aamusiyo qoryaha loona furo baal cusub oo lagu gaarsiin karo bushadee na hurumar waara.

Geba-gebadii, aniga oo ku hadlayna dawladayda iyo dadka Soomaaliyeed, Waxa aan jecelaystay inaan u hambaly eeyo hogaanka Midowga Yurub, dawla daha xubnaha ka ah iyo muwaadiniin taba munasabadda maalinta Yusub 2024.

Inta aan dhameynay eraygayga, waxa n jecelaan lahaa inaan u xaqiijiyo saax ibadeena caalamiga ah in ‘Doorasho qof iyo cod’ waa wax aan laga wada hadleyn, waana hadaf ay Soomaaliya leedahay maanta, waxaa lamida daga alka ka dhanka ah argagixiso, iyadana sdioo kale lagama gor-gortami karo oo waa wax uu dalkan leeyahay.

Waxaa jira caqabado badan iyo dhib aatooyin aan qabno basle waxa naga go’an waa ay cad yihiin waa ayna xoog an yihiin si loo baabi’iyo argagixisada.

Axmed Ciise Cawad: Waa go’aan lagu degdegay in dowladdu codsato in la joojiyo shaqada UNSOM

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, aya a sheegay in lagu degdegay go’aanka ay Soomaaliya ku codsatay in aan dib loosoo cusboonaysiin waajibaadka xafi iska Qaramada Midoobay ee Soomaal iya (UNSOM).

Axmed Ciise Cawad oo la hadlayay VOA Soomaali, ayaa aaminsan in aan weli laga maarmi karin shaqada uu xaf iiska UNSOM u hayo dowladnimada Soomaaliya, isagoo tilmaamay hay’ada ha dowladda Soomaaliya, inay u baa han yihiin gacan qabasho.

Ambassador Axmed Ciise wuxuu she egay Golaha Ammaanka inay u badan tahay in aanay taageeri doonin go’aan ka dowladda Soomaaliya.

Wuxuu sheegay qaar kamid xubnaha Golaha Ammaanka, sida Maraykanka, Ingiriiska, iyo Faransiiska, in ay aamin san yihiin in Soomaaliya aysan weli gaarin isku filnaansho buuxa, lagana maarmi karin in gacanta lagu hayo.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in laga guuro Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM), loona guuro Xafiiska Qaramada Midoo bay ee caadiga ah.

Isbadalkan ayay dowladdu sheegtay inuu qeyb ka yahay istaraatiijiyad ball aaran oo Soomaaliya ay ku dooneyso in ay isku waafajiso qaab dhismeedka xiriirka caalamiga ah iyo kan wadamad a kale ee madaxa bannaan.


Qaramada Midoobay oo wada hadalo ku saabsan mustaqbalka xafiiskeeda UNSOM kula jirta dowladda Soomaaliya

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay, in ay wada hadalo kula jiraan dowladda Federaal ka Soomaaliya, ka dib markii Soomaa liya ay dalbatay in meesha laga saaro jiritaanka xafiiska (UNSOM).

Afhayeenka Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) Ari Gaitanis, ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin inay raacaan tilmaamaha Gol aha Ammaanka, wuxuuna xusay inay mar walba ka go’an tahay inay iskaa shi la yeeshaan oo ay taageeraan dowl adda Soomaaliya.

Ari Gaitanis wuxuu sheegay, in labo sano ka hor uu xafiiska Qaramada Mi doobay ee Soomaaliya sameeyay dib u eegis ku talinaysay in la sameeyo marxalad kala guur ah oo laga guurayo UNSOM, loona guurayo kooxda Qara mada Midoobay ee Soomaaliya, wuxu una sheegay in Golaha Ammaanka ay taageereen natiijada dib u eegistaas.

Afhayeenka UNSOM waxa uu iska fageeyay in xafiiskooda uu faragalin ah ku hayo siyaasadda arrimaha guda ha Soomaaliya, taasoo lid ku ah qarani mada iyo madax bannaanida Soomaal iya.

"Mar walba taageeradeena waxaa weeye, qorshe ay Soomaalidu hoggaa n ka tahay. Marka laga hadlayo dhall eecayntana, waxba kama sheegi karo inaan dhaho mooyee, waxaan halkaan u joognaa taageero iyo gacan siin, si kastoo aan u awoodno,” ayuu yiri Ari Gaitanis.

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay Joojinta Shaqada Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta ee Soomaal iya (UNSOM).

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaa radda arrimaha dibadda ee Soomaal iya, ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay horumar ka sameysay dhismaha dowladnimada, gaar ahaan dhinacyad a amniga iyo siyaasadda dowladda, waxayna dowladdu sheegtay inay door bideyso madax-bannaanida horumarke eda mustaqbalka.

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Ja mhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxwe ynaha dalka Kenya Mudane William Ruto.

Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo Mud ane William Ruto, ayaa ka wada had lay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Labada dal, ee dhinacayadda ganacsi ga ,amniga, dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ah iyo xasillooni da guud ee gobolka.

Kulanka labada mas’uul waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Gaashaandhiga Kenya Aadan Ducaale iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Jabriil Ibraahim Cabdulle.

Agaasimaha Guud ee Maaliyadda XFS "Arrimaha dhaqaalaha ee dalka waxaa laga sameeyey horumar badan”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyad XFS Suleymaan Sheekh Cumar oo shalay ka qeybgalay bar naamijka todobaadka warbaahinta qa ranka ayaa sheegay in dowladdu ay da dal ku bixisay Kobcinta dhaqaalaha iyo dhameystirka adegyada lagama marm anka u ah ee bulshada ,gaarahaan ku wa ku xiran kaabayasha dhaqalah ee dalka.

Agasimaha waxa uu xusay in lagu gu leystay shuruuc dhanka dhaqalaha ah oo wax ka taraya maamulka maaliy adda ururinta dakhliga, iibka iyo qanda raasyada,kheyraadka ku jira dhulka iyo arrimaha Kalluumeysiga.

Agaasimaha Guud ee Maaliy adda waxa uu u mahadceliyay dowladaha iyo hey’adaha caalamla ee gacanta ka geystay in Sooaaliya ay mar kale ku istaagto cagaheeda,isla markaana ay wax la qeybsato dowladaha caalamka.

"Waxaan qabanay shaqo muhiim ah oo loo qaaday dhanka maaliyadda,ta asina waxaa laga dareemi karaa kob aca dhaqaalaha ee dalka”ayuu yiri Ag aasimahaWasaaradda Maaliyadda Suleymaan Sheekh Cumar.

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo bogaadiyey horumarka baaxadda leh ee dhanka ganacsiga ah ee ay gaareen Soomaalida ku nool Kenya

Ra’iisul WasarahaXukumada Federa lka Soomaaliya, Mudane XamsaCab di Barre, aya bogaadiyey horumarka baxada leh ee dhanka ganacsiga ah ee aygareen Somalida ku nool Kenya,garahanmagalada Nairobi.

Ra’iisul Wasaraha oo hadal ka jedinayay munasabad si her sare ah loo soo agasimay oo ka dhacday Molka BBS ee dhawaan laga hirgeliyey Nairobi, aya ganacsatada Soomaalida ku ammaanay kalinta libax ee ay ka qadanayaan kobcinta dhaqalaha iyo ganacsiga.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo xusay sida ay muhiimka u tahay xirirka Soomaaliya iyo Kenya, gar ahan fa’iidoyinka iskaashiga ganacsi ee laba da bulsho, ayaa ku boorriyay ganacsa tada in ay sii wadaan hal-aburka iyo ku dhaqanka mabaadi’da ganacsi ee su ubban, si loo sii ambaqado guulaha la gaaray.

Ra’iisul Wasaruhu waxa uu hoosta ka xariqay in xukumadisu ay diyaar u ta hay fududeynta wax kasta oo caqabad ku noqon kara horumarka ganacsiga Soomaalida, isaga oo carabka ku ad keeyay in la sii wadi doono dadaallada dib u dhiska iyo taageeradaganacsa tada Soomaalida meel kasta oo ay jo gan.

Booqashada Ra’iisul Wasare Xamsa uu caawa ku tagay suuqa ganacsiga BBS Mall oo ahayd dhiirrigelin, aya markale xaqiijisay sida ay dowladda Fe deralka Soomaaliya uga go’an tahay tagerada iyo horumarinta muwadiniint eda meel kasta oo ay jogan, gaar aha an kuwa ku hawlanganacsigaiyo horumarinta dhaqalaha.

 

Puntland oo ka hortimid go'aanka DFS ay ku doonayso in la joojiyo shaqada xafiiska UNSOM

Dowlad goboleedka Puntland ayaa go’aanka dowladda federaalka Soom aaliya ay ku doonayso in la baabi’iyo xafiiska UNSOM ku tilmaamtay, go’aan aan laga fiirsan oo Qar iska xoornimo ah.

Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxa muud Caydiid Dirir oo la hadlayay BBC Soomaali, ayaa u sheegay, xafiiska xa fiiska Qaramada Midoobay ee kaalma ynta Soomaaliya ee UNSOM, in uu kaalin muuqata ku leeyahay amniga iyo siyaasadda Soomaaliya.

Wasiirka warfaafinta wuxuu sheegay, xilligan, in aanay jirin dowlad Soomaali yeed oo awood leh oo dalka oo dhan maamusha, sidaas darteed wuxuu she egay xafiiska UNSOM inuu door wan aaagsan ku leeyahay u qareemidda iyo difaaca qaddiyadda dowladnimada Soomaaliya.

"Xasan isagaa maalin kaste looga yeeraa Xallane. Horta xaggee joogtaa dowlad oran kartaa xafiiska jimciyadda qurumaha ka dhaxeysaan ka maar annaa? Dowlad ma jirtaa baa meesha taalla,” ayuu yiri wasiirka warfaafinta Puntland.

Wuxuu sheegay in xafiiska UNSOM uu fududeeyo wada hadalada iyo xal u helidda khilaafaadka siyaasadeed ee mar walba dhexmara dowladda fede raalka iyo dowlad goboleedyada. Wux uu sheegay haddii doorkooda la waayo in tiirarka dowladnimada Soomaaliya ay meesha ka baxayaan.

Falcelinta ka dhalatay go’aanka dawladdu ku dooneyso in la soo gabagabeeyo hawlgalka UNSOM

Aragtiyo kala duwan aya ka soo bax aya go’anka Dawladda Fedarallka ku codsatay in la soo gabagabeyo muddo xileedka Hawgalka Kalmaynta Qarama da Midobay ee Soomaaliya oo marka magacisa la soo gaabiyo loo yaqaano (UNSOM), kaas oo ka hawlgalayay Soomaaliya tan iyo 2013-kii.

Hawgalka UNSOM xafisyadisa kala duwan ee Soomaaliya waajibadkisa waxa kamid ah in uu kala shaqeyo Da wladda Federalka iyo Dawlad Gobolled yada hawllaha dibu heshiisiinta, talo bixinno istratijayed oo kala duwan oo ku saabsan nabadda iyo dawlad dhi ska Soomaaliya, la socoshada xuquuq da aadamaha iyo isku xirka dadaalada caalamiga ah ee lagu taagerayo So omaaliya.

Dawladdda Soomaaliya illaa hadda wax fahfaahin ah kama bixin sababta ay u codsatay in la baabi’iyo Hawgalka Kaalmaynta Qaramada Midobay ee Somaaliya. Lakiin waxa soo baxaya fa lcelino kala duwan oo ku aadan sida go’aan kaas loo arkay.

Hay’adda SODMA oo la wareegtay gargaar loogu talagalay dadka danyarta ah Guddoomiyaha

Hay’adda Maareynta Musii boyinka Qaranka Md. Maxamud Macalin Cabd ille, aya kulan la qaatay SafiirkaIsku-taggaImaraadkaCarabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.

Kulankaan aya looga hadlay sidii dow ladda Imaradka Carabta ay uga qayb qaadan lahayd sidii gurmad degdeg ah loo gaarsiin laha qoysaska ay dhiba atada xoggan kasoo gaartay roobabkii Gu’ga aya, xilli ay weli jirto cabsi la xariirta in fatahaado hor leh ay dhici karan.

Danjire Axmed Jumca Al- rumeysi aya ugu danbeyn guddoomiye Maxa mud ku warejiyay 7,000 kun oo kart oon oo cuntada malinle ah iyo 1,000 tendho kuwaas oo loogu talagalay in la gaarsiiy dadka danta yar si dib u dejin loogu sameyo dhawaana ay hay’adda SoDMA ka qaybin doonto goobaha ugu daran.

Safiir Axmed aya sido kale la wada gay guddoomiyaha sida ay uga go’an tahay dowladdiisa garab istaagga sha cabka iyo Dowladda Soomaaliyeed int aba, waxa uuna ballan qaaday in ay sii labo jibbaari doonaan gurmadka loogu tallagalay dadka ay waxyelada kasoo gaartay abaarta iyo fatahadda.

Itoobiya oo Somaliland u tababari doonta ciidamo boolis ah

Jamhuriyaddaisked madaxbannaan ida ugu dhawaqaday ee Somaliland aya shegtay inay heshiis la gas hay Itoobiya kaas oo loogutababarayociidan Somaliland.

War kooban oo lagu baahiyay bogga Faceboogga ee ciidanka booliska Somalilandayaalagu shegay in hogganka tababarka ciidanka booliska Jeneraal Cabdi Axmed Tiiriyo iyo Madaxwenaha jaamacadda ciidamada booliska dowladdafederaalka

Itoobiya Mesfin Abeba ay kala saxi iden heshiskan Fahfaahindher aguma shegin qoralka koban ee baraha buls hada lagu baahiyay hase-yeeshee heshiiskaan ayaa imanaya iyadoodha waanuu socdaal ku tagay dalka Itoobiya taliyaha booliskaSomaliland MaxamedAadanSaqadhi, isagoo halkaas kula soo kulmay madaxda booliska dalka Itoobiya.

Ciidanka Amniga oo gacanta kusoo dhigay Nin Dil ka geystay Muqdisho

Howlgal qaatey mudo 24 saacadod oo ay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar,ahan Cidanka Saldhiga Dharken lay aya waxa gacanta lagu so dhigey Nin ku eedeysan inu dil u geystay qof shacab ah.

Falkaan ayaa maalintii darraadaheyd ka dhacay degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, waxaana Ninka la soo qabtay uu tooreey ku dhaawacay Ismaaciil Yuusuf Axmad, kaasi oo mar kii dambe u geriyoday dhaawacii halis ta aha ee so gaaray.

Cidanka ammaanka gaar ahan kuwa Boliska Gobolka Banadir ayaa howlgal ay sameeyeen kadib ku guuleystay inay soo qabtaan Cali Maxamed Xa san oo ah shaqsiga falkan dhaliyay dhi mashada u geystay Ismaaciil Yuusuf Axmad.

"Waxaa Howlgalkas gacan Ka geystey Bulshada soomaaliyed ee Degan Deg mada Dhrkenlay oo Gacan Siyey Cida nka Boliska Soomaliyed” aya lagu yiri Qoral kaso baxay Taliska Qeybta Gu ud Boliiska Gobolka Banaadir.

Khabiirka xaquuqul insaanka Soomaaliya oo walaac ka muujisay khilaafka wax ka beddelka dastuurka dalka

Khabiirka Madaxa Banaan ee QM ee Arrimaha Xuquuqul Insaanka Soomaal iya, Isha Dyfan oo soo gabagabeysay booqashadeedii saddexaad oo ay ku tagtay Soomaaliya, ayaa muujisay welwel ku saabsan is-afgarad la'aanta wax ka beddelka lagu sameeyay cutu byada dastuurka dalka.

Isha Dyfan, waxay ugu baaqday dha mmaan dhinacyada inay mudnaanta si iyaan wadahadalada si loo ilaaliyo ho rumarka kor loogu qaadayo dimuqr aadiyadda, ku dhaqanka sharciga iyo xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya.

Khabiirka Madaxa bannaan ayaa sidoo kale ugu baaqay beesha caalamka in ay sii wadaan kaalmadooda Soomaa liya ee ku aaddan "xoojinta hay’adaha Federaalka iyo kuwa Dowlad Gobole edyada, iyo waaxda cadaaladda iyo amniga,” iyo "wax ka qabashada saam eynta xun ee isbeddelka cimilada, gaar ahaan xaqiijinta adeegyada aasaasiga ah ee bulshada sida biyo-gelinta, bi xinta caafimaadka iyo waxbarashada dhammaan carruurta”.

Waxay saxaafadda la wadaagtay qaar ka mid ah indha-indheyn horudh ac ah ka hor inta aysan soo bandhigin warbixinteeda dhamaystiran ee Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Mi doobay iyo Golaha loo dhan yahay dha mmaadka sanadkan.

Booqashadeedii ugu dambeysay wa xay ku qaadatay muddo shan maalm ood ah magaalada Muqdisho, waxa yna kulamo kala duwan la yeelatay wakiillo ka kala socday Dowladda Fe deraalka Soomaaliya, Bulshada Rayi dka, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soo maaliya (ATMIS) iyo Hay’ado kala du wan oo Qaramada Midoobay ka tirsan.

Beeralayda basasha ee magaalada Godey oo ka cabanaya cudur basasha ka dhigaya mid aan la isticmaali karin

Wararka ka imaanaya Dowlad dega anka Soomaalida gaar ahaan magaa lada Godey ayaa sheegaya in Beeral ayda Basasha ee Godey uu soo waja hay cudur lagu magacaabo Marooriye, kaas oo ku dhacay basashii ay beerala ydu tabcadeen isla markaana ka yeel ay basashii mid aan la isticmaali karin.

Cabdiqani oo kamid ah beeralayda uu cudurkani saameeyay ayaa Warbaahin ta u sharxay qaabka uu cudurkani ba sasha ugu dhaco isagoo yiri " Basashu waa geed yar oo sida cowska oo kale ah Dabaysha iyo roobka socda ayaa qaloocinaya markaas ayay dhacaysaa xididkana way ka qalalaysaa kadibna way jabaysaa, markaa basashii la ra bay inay kor u baxdo oo ay hoos usoo laabato kaddibna badhi yeelato ayaa dhexda ka jabaysa oo way dhimana ysaa "

Xukuumadda Dowlad degaanka So omaalida ayaa dhinaceeda waxay beer alayda usoo direen dawooyin kahortag un ah maadaama sida la sheegay ay san wax dawo ah lahayn basashu had dii uu cudurkani ku dhaco, balse la hel ayo dawooyin lagu buufiyo beerta ka hor intaan cudurkani ku dhicin beerta.

Beeralayda ay arrintani saamaysay ayaa dhinacooda sheegay in cudurkani uu aad u saameeyay beerahoodii isla markaana uu khasaare laxaad leh gaarsiiyay, waxayna Dowladda ka cod sadeen in gurmad degdeg ah lala soo gaaro maadaama uu cudurkani ku fidi karo basasha inta u hadhay.

Cudurkan ayaa ah mid ku cusub deg aanka Soomaalida oo sida la sheegay aan horey loogu arag degaanka, maad aama haddii horey loogu yiqiinay deg aanka ka hortag badan lasameyn lah aa.

Magaalada Godey oo ah caasimadda labaad ee degaanka Soomaalida ayaa waxay caan ku tahay dhanka beeraha, waxaana magaalada mara Wabiyo waawayn oo dadka u sahlaya inay si dhib yar beero u samaystaan, khudaa rta iyo noocyada kale ee raashinka la ga isticmaalo Dowlad degaanka Soo maalida ayaa waxay kasoo go'aan magaalada Godey.

Safaaradda Soomaaliya ee Yugaanda oo ka qaybgashay tartan dhaqameed loo qabtay arday kala duwan

Mas’uliyiin ka socday Safaaradda S oomaaliya ee Yuganda aya ka qayb galay tartan dhaqameed loo qabtay arday kala socotay 20 wadan oo ay ku jiraan kuwa Soomaaliyeed ee wax ku bartadalkaasi.

Tartankaasidhaqameed waxaa ka qeybgalayArday Soomaaliyeed oo kasocday Jaamacadda Kafindhi sh,wa xayna halkaasi ku soobandhigeen hiddaha iyo dhaqanka ay leeyihiindad ka Soomaaliyeed ,gaar ahaan samey nta nuucyada cuntooyinka ee laga ist icmaalo dalka.

Uqeybsanaha waxbarashada ee dhan kasafaaraddaLiibaan Xuseen oo hadlay ayaa sheegay in ujeedada tatankaasi uu yahay sidii bulshooyinka caalamka loo tusi lahaa dhaqanka Soomaalida


Xubno ka tirsan Alshabaab oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed.


Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Ma gaalada Baydhabo kusoo bandhigey 6- Xubnood oo ka Tirsanaa Alshabaab oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugi dda koonfur Galbeed.

Xubnahan isu soo dhiibay laamaha ammaanka ayaa Alshabaab uqaabil sanaa dhanka Jabhadaha,waxayna kasoo qeyb-qaateen dagaallo ka kala dhacay Gobolada Dalka.

Dhallinyaradaan isa so dhiibay ayaa ugu baaqay saaxibadooda kale ee weli ka tirsan Alshabaab inay isaga soo ba haan maleeedhiyaadka arxanka daran. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa aad u soo badanaayey xubnaha ka sogo osanaya argagixisada ee ka soo haray fikirka gurracan ee Alshabaab.

Golaha Guud ee QM oo aqoonsaday Falastiin

Golaha loo dhan yahay ee Qarama da Midoobey (QM) ayaa cod aqlabiya d leh ku ansixiyey qaraar sare loogu qaadayo haykalka dowladnimo ee Fal astiin, ka dib codbixin ay u qaadeen dalalka xubnaha ka ah QM.

Qaraarkan oo daba socda dalab Fal astiin horay ugu jeedisey Golaha Am maanka balse fashilmay markii Marey kanku adeegsadey diidmada qayaxan, ayaa muujiyey sida dunidu ugu heel lan tahay in Falastiin lagu soo dhawee yo Qaramada Midoobey.

Ka dib codbixin loo qaaday qaraar la gu doonayey in Falastiin loo aqoons ado xubin buuxda oo QM ka mid ah, ayaa waxaa ogolaadey 143 dal, wax aa diidey 9 dal, halka 25 dal ay ka aa museen.

Fadhiga Guud ee Qaramada Midoo bey oo ay xubno ka yihiin 193 dal, ay aa sidaas xubin ugu aqoonsaday Falas tiin, wuxuuna sidoo kale ugu baaqay Golaha Ammaanka ee QM in aqoons adaan xubinnimada Falastiin.

Falastiin ayaa tan iyo 2012 kor-joogto ka ahayd Qaramada Midoobey, wuxu una qaraarkani siinayaa dhammaan xaquuqaaha dalalka xubnaha ka QM, marka laga reebo in aysan codeyn karin tan iyo inta ay ka wada ogolaan ayaan dalalka rigliga ku ah Golaha Ammaanka.

Madaxweynah Maamulka Falastiin Maxamud Cabbaas ayaa soo dhawee yey natiijada ka soo baxday codobix inta Golaha Guud ee QM, wuxuuna sheegay in uu doonayo in uu mar kale qaddiyadda Falastiin hor geeyo Gola ha Ammaanka oo todobaadkii hore uu guuldarro kala kulmay, ka dib diid madii Mareykanka.

Isra'il ayaa dhankeeda cambaareysey codbixintan QM oo ay ku tilmaanatay 'martiqaad argagixo.'

Dhanka kale qaar ka mid ah dalalka ku jira Midowga Yurub ayaa shaaci yey in ay si gooni gooni ah u aqoons anayaan dalnimada Falastiin todobaa dyada soo socda.

Maxaa Kuuriyada Koonfureed looga hadal hayaa dhakhaatiirta Soomaaliyeed?

Kuuriyada Konfured aya u ogolanay sa dhakhatiirta ajnabiga ah in ay ka shaqeyaan isbitaladeda kaddib marka lagu sameeyo baaris qoto dheer, sida shalay oo Jimce ah uu sheegay Ra’isul Wasaaraha wadankaasi, tan ayaa da bo joogta bilo ay Shaqo joojin ku jireen dhakhatiirta da’da yar, isla markaana aanay muuqan calaamado muujinaya in xal laga gaaro.

Kumannaan aya shaqada joojiyay 20 Febraayo si ay uga ashtakoodanqor shayasha dawladda ee ay ku tababar ayso dhakhaatiir badan, taasoo oo sababtay buuq ka abuurmay isbitaala da.

Dawladda oo horeyba u bixisay dhim ista, si loo soo gabagabeeyo shaqo joo jinta aya shegtay in todobadkan dhak hatiirta ajnabiga ah ee haysta laysim ada loo ogolaan doono in ay wadanka ka shaqeeyaan, si loo yareeyo culeys ka ka jira adeega caafimaadka.

In ka badan Boqol kun oo ka qaxay dagaalada ka socda Rafac ee u dhaxeeya Israel iyoXamas

Dagaal culus ayaa ka socda dhulka konfurta Gaza ee Rafah,iyadoo koxaha Xamas ay ridayaan gantaallo iyo hobiy eyaal lala begsanaayo ciidamada Isra a’il iyo tangiyadoda oo ku sii qulqulaya magalada aadka u camiran.

Qiyaastii 80,000 oo falastiiniyiin ah ay aa ka qaxay Rafah, kumanaan kalena waxay isku diyaarinayan inay ka baxa an magaaladaasi ,iyadoo la tilmaam ayo in duulaanka dhulka ee Israa’il uu kor u sii kacayo.

Ciidamada Israa’il ayaa La waregay xuduudka Rafah ,iyago sadexdii cisho ee la soo dhaafay xayiray gelitaanka gargarka Gaza ,waxayna curyaamiyen hawlihii bini’aadanimo Qaramada Mido obay ayaa sidaa ku doodday.

Milatariga Israel ayaa sheegay in ay haystaan dhammaan hubka ay uga ba han yihiin duulaanka dhulka ee Rafah ka dib markii madaxweynaha Mareyka nka Joe Biden uu sheegay in aysan siin doonin hub lagu weeraro magaal ada Rafac.

Ugu yaraan 34,904 qof aya lagu dilay Gaza,78,514 kalena waxaa lagu dhaa wacay werarada Isra’il ee bilowday 7-dii Oktobar.

Israa’iil oo ku gacan-sayrtay go’aan ka soo baxay Maraykanka

Israa’il aya Khamistii ka soo horjesa tay go’anka uu qaatay Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ee uu ku haki yey shixnad hub ah oo loo waday Isra a’iil, isaga oo ka walaacsan hawlgalka Milateri ay Israa’iil qorshaysay inay ku qaaddo magaalada Rafah, kas oo Ma raykanku uu sheegay inaanu taageer sanayn.

Danjiraha Israa’il u fadhiya Qaramad a Midoobay Gilad Erdan ayaa tallaab ada uu qaaday madaxweyne Biden ku tilmaamay inay tahay "mid adag oo aad loga xumado, inay ka soo yeedho, madaxweyne aan abaal u haynay, tan iyo bilawgii dagaalka” ayuu yidhi.

Wasiirka amniga qaranka ee Israa’iil, Itamar Ben Gvir oo ah shakhsi si weyn ugu janjeedha midigta-fog, aya bartiisa X, ee hore loogu yaqanay Twitter, ku sheegay in "Xamas ay jeceshahay Biden”.

Madaxweyne Biden ayaa habenimadii Arbacadii, xilli uu waraysi siinayey telef iishanka

CNN, wuxuu sheegay in Maraykanku uu sii wadi doono inuu Israa’iil siiyo hu bka difaaca, sida rasasta Iron Dome.

Madaxweynaha ayaa markale ku cel iyey, inuu u caddeeyey Israa’iil, haddii ay ku sii adkaysato inay gasho Rafax, inaanu siin doonin hubkii ay hore u siin jireen, si ay ugu isticmaalaan weerar kooda.

UK oo sheegtay in aysan Israa'iil ku taageeri doonin haddii ay qaaddo tallaabo ay uga digtay

Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK, David Cameron ayaa mar kale ku celiyay mowqifka UK ee ah in aysan taageeri doonin howlgalka weyn ee Isr aa’iil ay ka waddo Rafax "haddii uusan jirin qorshe cad oo lagu badba adinayo nolosha dadka”.

"Ma aanan arag qorshahaas, marka duruufaha jira awgood ma taageeri doono hawlgal weyn oo ka dhaca R afax," ayuu yiri Cameron.

Wuxuu carrabka ku adkeeyay "farqiga aasaasiga ah" ee u dhexeeya habka UK iyo Mareykanka, halkaas oo mad axweyne Joe Biden uu ka digay inuu joojin doono xoogaa hub ah oo la siiyo Israa'iil haddii uu dhaco weerar ka dhan ah Rafax.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip