HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 8-5-2024

0
Wednesday May 08, 2024 - 08:05:57 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 8-5-2024

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya iskaashigooda dhinaca horumarka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay shirka laba-geeso odka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, ayaa xoogga ku saaray xir iirka taariikhiga ah iyo walaaltinimada ka dhexeysa labada dal, iskaashiga gobolka ee ku aaddan xasilloonida iyo horumarka, iyo sida Soomaaliya uga go’an tahay in ay kaalin firfircoon ka qaadato isku xirnaanta Bariga Afrika.

Kulanka oo ay ka qeyb galeen xubno ka socday labada dowladood oo ay kala hoggaaminayeen Ra’iisul Wasaa raha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Bar re iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dal kaas Mudane Rigathi Gachagua, ayaa ahaa mid daba-socday heshiisyadii ay dorraad wada gaareen labada dal.

Ra’iisul Wasaaraha wuxuu adkeeyay sida wadahadallada labada geesoodka ah ee (JCC) ay u yihiin saldhig wanaag san oo lagu sii xoojin karo xiriirka labada dal, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay horumarka wadahadallada iyo heshiisyada la gaarayo.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay Ra’iisul Wasaaruhu saameynta taban ee isbeddelka cimilada oo labada dal ba saameeyay, isagoo xusay muhiima dda iskaashiga cimilada iyo ilaalinta deegaanka.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo Madaxweyne ku-xige enka Kenya Mudane Rigathi Gacha gua, ayaa yeeshay kulan gaar ah oo lagu xoojinayey xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal.

Wasiirka beeraha Soomaaliya oo Nairobi uga qaybhalay shirka wasiirada beeraha Afrika

Wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda FS mudane Maxa med Cabdi Xayir Maareeye ayaa mag aalada Nairobi ee dalka Kenya uga qaybgalay shirka wasiirada beeraha Afrika, kaas oo looga hadlay caafimaa dka iyo bacriminta beeraha.

Wasiir Maareeye oo shirka khudbad ka jeediyey ayaa sheegay in wasaa radda beeraha iyo waraabka dowladda FS oo garowsan duruufaha gaarka ah ee ku xeeran beeraleyda Soomaal iyeed ay xoogga saarayso sidii wax loo ga qaban lahaa caqabadaha haysta beeraleyda.

"Anagoo og duruufaha gaarka ah ee ay ku jiraan beeraleyda iyo beeraha Soomaaliya, waxaanu wasaarad aha an ku dedaalaynaa Inshaa’allah in aanu intii awoodayada ah taageerno beeraleyda Soomaaliya, degaankana ka badbaadino khasaare ama nabaadg uur kale oo soo gaara” ayuu yiri wasiir Maareeye.

Shirka ayaa sidoo kale looga hadlay dhibaatada wadamada Afrika ka haysa ta nabaatguurka ciidda iyo isbadalka cimimada, waxaana shirku diiradda saaray in wax laga qabto caqabadaas.

Aqoon is-weydaarsi looga hadlayo xal u helidda barakacayaasha oo ka furmay Kismaayo

Agaasimaha Waaxda Yaraynta Sabo olnimada iyo Xalka Waara ee Wasaara dda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horu marinta Dhaqaalaha XFS, Marwo Zahra Cabdi Maxamed, ayaa faah-faahin buuxda ka bixisay xaaladda ba rakacayaasha Soomaaliya iyo wadiiqo oyinka looga saarayo xaaladda baraka ca halka milyan.

Marwo Zahra Cabdi oo ka hadlaysay aqoon is-weydaarsi ku saabsan dejinta qorshe-hawleedka Wadiiqooyinka Xal ka Waara oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegtay in hadafko odu uu yahay in barakacayaasha loo helo xal dhab ah.

Aqoon-isweydaarsiga waxaa si rasmi ah u furay Wasiir Wasaaradda Qorsh eynta, Jubbaland, Mudane Cabdiraxm aan Cabdi Axmed, waxaana ka qeyb galay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubba land, Mudane Ayaanle Xuseen Maxa med, Agaasimayaasha Guud ee Was aaradaha Hawlaha-Guud iyo Guryenta iyo Wasaarada Dhalinyarada iyo Isboo rtiska ee Jubbaland, wakiillo ka kala socday Hay’adaha Dowlad Federaalka, Gudoomiye Gobolka Jubbada Hoose, Gudoomiyayaasha degmooyinka Dho obley, Kismayo, Xoghayaha Joogtada ee Degmada Doolow, Gudoomiye ku-xigeenka Hay’ada Qaxootiga iyo Bar akacayaasha Jubbaland, iyo wakiilo ka kala socday Hay’adaha UN-ka, Hay’a daha aan dowliga ahayn, Urrurada Bulshada Rayidka iyo xubno ka mid ah barakacayaasha.

Aqoon is-waydaarsigan ayaa waxaa laga soo saari doonaa Qorshe hawlee dka dowlad goboleedka Jubbaland oo qayb ka noqon doono qorsha-hawl eedka Qaran ee Xalka Waara oo qeex aya talaabooyinka loo baahan yahay in hal milyan oo qof oo barakacayaal ah looga saaro xaalada barakaca iyo hindi seyaal kor loogu qaadayo in barkaca yaasha helaan adeegyada aasaasiga ah sida caafimaadka, waxbarashada, biyaha, dib-u-dejin, iyo sidoo kale tala abooyin wax looga qabanayo waxya abaha sababay barakaca, sida cola adaha, faqriga, iyo isbedelka cimilada oo keenaa abaaraha iyo daadka.

Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga oo kulan la qaadatay qaar ka mid ah hay’adaha samafalka

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo Safiya Hassan Mohamed ayaa kullan la qaadatay qaar ka mid ah hay’adaha Caalamiga ah ee xaquuqul Insaanka, kuwaas oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin daryeelka Barakacayaasha iyo Qaxootiga soo guryo noqday, iyo si dii looga mirra-dhallin lahaa dedaalada bani-aadano ee sacodka guud ahaan dalka.

marwo Safiya ayaa dhammaan ka qeyb galayaasha kulanka uga warbix isay marxaladihii adkaa ee la soo maray iyo baahiyaha xooggan ee shalay haysta Barakacayaasha Soom aaliya iyo Qaxootiga soo guryo noqday, kuwaas oo ay tahay in deg deg looga jawaabo, gaar ahaan dhibaatooyinka iyo waxyeelada roobka iyo hooy la’aa nta ee haysata Barakacayaasha.

Dhammaan ka qeyb galayaasha kula nka ayaa Isla qaatay in si wadajir ah loo wajaho xal u helida iyo daryeelka Barakacayaasha iyo Qaxootiga soo guryo noqday ee ku suggan dalka.

Wasiirka warfaafinta oo qaabilay danjiraha Talyaaniga

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaal ka ee Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Tal yaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacco’ Coppi.

Wasiirka iyo Danjiraha ayaa kulank ooda kaga wadahadley xoojinta xiriirka labada dal ee dhinacyada warbaahinta, dhaqanka iyo dalxiiska.

Wasiirka ayaa si gaar ah u dul istaa gey qorshaha dowladda ee horumari nta dalxiiska, isagoo xusay in Dowladd a Soomaaliya ay qorsheyneyso in la furo machad lagu barto culuunta dal xiiska, taas oo qeyb ka ah mashruuca heer qaran ee dib u soo nooleynta dal xiiska iyo in la abuuro fursado shaqo oo ay ka dhalinyarada ka faa’iideyst aan.

Wasiirka Warfaafinta Mudane Daud Aweis ayaa sidoo kale Safiirka Talyaa niga uga warbixiyay xaaladda dalka ee dhinacyada siyaasadda, amniga iyo horumarka adeegyada kala duwan ee ay Soomaaliya ku tallaabsaneyso.

Danjiraha Talyaaniga Mudane Pier Coppi ayaa bogaadiyay horumarka ay Soomaaliya sameyneyso, dowladdiisu na ay si buuxda u garab taagan tahay hawlaha muhiimka ah ee ay hayso Dowladda Soomaaliya, isagoo dhanka kalena xusay in Talyaaniga uu taagee rsan yahay madaxbanaanida, qaran imada iyo midnimada dhuleed ee Jam huuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ururka Iskaashiga Islaamka OIC oo taageeray Soomaaliya

Shir-madaxeedka 15-aad ee dalalka ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaam ka (OIC) ayaa lagu soo gaba-gabee yay magaalada Banjul ee Caasimadda dalka Gambia.

Shirkan ayaa waxaa ka soo baxay qodobbo muhiim u ah Soomaaliya, iya doo lagu diiday damaca gurracan ee dowladda ay Itoobiya ku dooneyso bad da Soomaaliya.

Qodobbada kasoo baxay shirka ayaa waxaa ka mid ahaa in la taageero go bannimada iyo xasilloonida Soomaali ya, dagaalka dalka looga xoreynayo Al-shabaab.

Shirka OIC ayaa diiday xadgudubka ay Itoobiya ku dooneyso in ay ku dhan taasho madax bannaanida iyo midni mada dhuleed ee Soomaaliya.

Sidoo kale shirka ayaa lagu taagee ray musharraxnimada Marwo; Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ee Guddoomiyaha midowga Afrika.

Kulanka ayaa ugu dambayn lagu taageeray yagleelidda dowlad Falastiin iyiintu ay yeeshaan oo madax bannaan, gob ah, Quddusna Caasimad u tahay.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuu madda Federaalka Soomaaliya Muda ne Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb-galay shirka.

Duqa Muqdisho oo Premier bank ku amaanay doorka uu ka qaadanayo dib-u-casriyeynta Caasimadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mu dane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Mada ale) ayaa ku amaanay Premier bank doorka uu ka qaadanaaya dib-u-casri yeynta Caasimadda iyo in uu ku dhiirr ado maalgashiga dalka.

 

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaraya y dhismayaal casri ah oo uu Bangiga (Premier Bank) ka hirgeliyay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa in taa ku daray in tallaabadani ay dunida tusayso horumarka iyo Isbeddelka am ni ee ka jira Caasimadda.

Munaasabadda xarig Jarka waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soo maaliya, Madaxda Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Madaxda Bangiga, Guddoomiyaha Degmada Wadajir iyo marti sharaf kale.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay madaxweyne ku xigeenka Kenya

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fed eraalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dal ka Kenya Rigathi Gachagua.

Labada mas’uul kaa ay waxay ka wa da hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaas higa ee labada dal.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa hogga aminaaya kulan labo geesood ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo ka soconaaya Magaalada Nairobi, kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta xi riirka iyo iskaashiga ee labada dal.

Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo hay’adda USAID oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay dib u eegistii hiigsiga horumarinta

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumar inta Dhaqaalaha Soomaaliya, Ahna Ku-simaha Wasiirka, Mudane Maxa med Cabdulqaadir Cali iyo Madaxa Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ee Soomaa liya, Sheri-Nouane Duncan-Jones, ayaa si wadajir ah u qabtay kulanka Dib-u-eegistii Hiigsiga Horumarinta USAID.

Kulankan ayaa waxaa lagu soo ban dhigay guulo muhiim ah oo la gaaray sanadkii la soo dhaafay oo ay gacan ka geysatay hay’adda USAID ee dhina ca horumarinta, waxaana dib loo xaqii jiyay sida ay USAID iyo Dowladda Soo maaliya uga go’an tahay in ay horum ariyaan himilooyinka horumarineed ee wadajirka ah ee Soomaaliya.

Kulankan oo ahaa kii ugu horreeyay ee Muqdisho lagu qabto ayaa waxaa ka qayb galay wakiillo ka socday Was aaradaha Maaliyadda, Beeraha, Arri maha Gudaha, Kaluumaysiga, Xannaa nada Xoolaha, Waxbarashada iyo Caafimaadka.

30 dal oo Africaan ah oo taageeray musharaxa Soomaaliya u wadato guddoomiyaha Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sooma aliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaa ca ka qaaday in Ururka Iskaashiga Isl aamka (OIC) oo ay ku jiraan dhowaad 30 dal oo Afrikaan ah ay taageerayaan musharraxa Soomaaliya u taagan xilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afri ka ee 2025-2028.

Wasiirka arrimaha dibbada ayaa she egay in guul weyn ay u tahay Sooma aliya, maadaama ururka OIC ay xubno ka yihiin ku dhawaad 30 dal oo Afrika an ah.

"Soomaaliya waxay aad uga mahad celineysaa taageerada Ururka Iskaas higa Islaamka (OIC), oo ay ku jiraan ku dhawaad 30 xubnood oo ka socda Afr ika, sida ay u garteen oo ay u taagee reen magacaabista Soomaaliya ee Fowsiya Yusuf Adam oo ah musha raxa Soomaaliya ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ee 2025-2028.” Fiqi ayaa sidaas yiri.

Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilo wday olole ay ku dooneyso in wasiir keedii hore ee arrimaha dibadda, Fows iya Yusuf Adam, ay u noqoto guddoo miyaha soo socda ee AUC, taasoo ka dhigtay inay la tartanto hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga.

Fursadaha hoggaamiyaha mucaar adka iyo Ra'iisul Wasaarihii hore ee Raila Odinga ee tartanka uu ugu jiro jagada guddoomiyaha guddiga Midow ga Afrika (AUC), ayaa laga yaabaa in ay soo wajahdo dib u dhac ka dib mar kii ay korortay taageerada musharaxa Soomaaliya, Fowsiya Yusuf Adam.

Haddii ay Fowsiya ku guuleysato aqlabiyadda dalalka iskaashiga Islaam ka waxay ku dhowdahay guul u soo hoyata Soomaaliya, marka loo eego in xubinnimada Midowga Afrika ay tahay 55 dal.

OIC waa isbahaysi ka kooban 57 waddan oo Islaamku kaalin mug leh ka qaato. Waddamadaas waxaa ka mid ah kuwa Islaamku yahay diinta dawla dda, kuwa ay muslimiintu u badan yi hiin, iyo qaar Muslimiintu ay yihiin dad laga tiro badan yahay, laakiin kaalin muuqata ku leh.

Shir weyne ku saabsan maaraynta hubka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaa shaandhigga XFS mudane C/fitaax Qaasim ayaa shalay magaalada Muq disho ka furmay Shirweyne ku saabs an maaraynta hubka, rasaasta iyo wal xaha qarxo.

Shirkan oo socon doono muddo laba cisho ah ayaa waxaa ka qayb galaya mas’uulyiin ka socota dowladda fede raalka, maamul goboleedyada iyo xub no ka socda beesha Caalamka.

Waa shirkii uga weynaa ee la qabto tan iyo intii Soomaaliya laga qaaday cu na-qabateynta hubka horaantii bishii December 2023kii.

Taliyaha ciidanka dhulka ee XDS oo gaaray Baydhabo

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dal ka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray Taliska Qaybta 60-aad ee magaalada Baydhabo.

Taliyaha ayaa salaan sharaf ka qaa tay cutubyo ka tirsan ciidanka qaybta 60-aad, waxaana halkaas ku soo dha weeyay taliyaha qaybta Gen Xasan Isa aq Cumar (Xasan Baydhabo) iyo saraa kiisha hoggaaminta.

Ujeedka Taliyaha ciidanka dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle uu u gaa ray taliska qayb 60aad ayaa ah sidii loo sii xoojin lahaa howlgalada ka dhan ka ah khaawaarijta ee ka socda deeg aanada koofurgalbeed, isagoo saraak iisha taliska faray in loo dhimriyo shac abka ku nool deegaanada laga xor eeyey Khawarijta.

Soomaaliya iyo Libiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

Ra’isul wasaaraha dalka Libiya Mud ane Abdulxamid Debibah, ayaa la ku lmay wafdi ka socday dowladda feder aalka Soomaaliya oo uu hoggaamin ayay Lataliyaha Sare Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya Danjire Daahir Maxamuud Geelle.

Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha Soomaaliyaa ayaa gaarsiiyay Ra’isul Wasaaraha Dalka Libiya dhambaal uu kawaday Madaxweeynaha Jamhuuri yadda federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheeikh Maxamud.

Labada dhinaca ayaa waxay ka wa da hadleen adkaynta xiriirka soo jireen ka ah ee ka dhaxeeyay labada dowlad ood iyo dardargalinta dhammaan dana ha taagan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Liibiya.

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiisyo

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaa lada Nairobi ee caasimadda dalka Ken ya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan dhinacyada, Arrimaha dibedda, Nabad galyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Wax barashada iyo arrimaha adeegga Bul shada.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soom aaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Sooaamliya u saxiixay heshiiskan, halka uu Kenya u saxiixay Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Musalia Mudavadi, heshiisyadan Is-afgarad ee ay gaareen labada dal, ayaa kor loogu qaadayaa xiriirka iskaashi iyo wax wada qabsiga ka dhaxeeya Soomaali ya iyo Kenya.

Sidoo kale, Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Fa arax Sheekh Cabdulqaadir iyo Wasii rka Waxbarashada Kenya Mudane Ezekiel Machogu, ayaa kala saxiixday Heshiiska Is-afgaradka oo ku saabsan Iskaashiga Waxbarashada, Tababarka iyo Cilmi-baarista, kaas oo kor loogu qaadayo xoojinta iskaashiga dhinaca waxbarashada ee labada dal.

Heshiisyadan ayaa qeyb ka ah Socd aalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuum adda Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, uu ku joogo dalka Kenya ee la xiriira adkaynta xiriirka labada dal, horum arinta iskaashiga dhinacyada badan leh.

Ciidanka NISA oo Hawlgal dad badan lagu soo qabtay ka sameeyay Magaalada Baydhabo

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaal iya ayaa Howlgal ka sameeyey Guda ha Magaalada Baydhabo.

Howglalka ayaa intuu socday waxaa lagu soo qab-qabtay dhalinyaro tirad ooda gaareyso 71 kuwaaas Oo Ciidan ka ku sameeyen baaritaano.

Sarakiisha Hay’ada ayaa fasaxay qaar kamid ah dhalinyarada kadib mar kii lagu waayey kamid ahaanshaha Alshabaab .

Saraakiil katirsan Ciidanka Nabdsugi da Koonfur Galbeed ayaa waxay ay sheegeen inay weli Ciidanka gacanta ku hayaan tiro dhalinyaro ah oo uu ku socdo baaritaan, kuwaas oo looga sha kiyay inay la Shaqeeyaan Alshabab.

Xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Hawlgal ka dhacay gobolka Bakool

Howlgal qorsheysan oo ay sameey een ciidamada xoogga dalka Soomaal iyeed, guutada 9-aad qeybta 60-aad ee gobolka Bakool ayaa lagu dilay Xu bin ka tirsan Alshabaab oo lagu maga caabayay Cabdulaahi Maxamed Yare oo loo yaqaano Malaaq Qori.

Howlgalka waxa laga fuliyay deega anka Garasweyne oo 50km dhanka gal beed kaga beegan degmada xuddur ee xarunta gobolka Bakool.

Xubintaan laga dilay Alshabaab ayaa la sheegay in uu ka mid ahaa xubnaha Sare ee Alshabaab u go’aamiya dilalk a,Iyo bixinta ammarrada gobolka Ba kool.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaali yeed ayaa in muddo ah ku raadjo ogay xubintaan ka tirsanaa Alshabaab ee la dilay iyadoo dilkiisa gacan ay ka geysteen shacabka degmada Xudur oo la sheegay in wada shaqeeyn ay la sameeyeen Taliska Ciidanka Xoogga dalka qaybta 60aad oo Hawshaan fuliyay.

Wariye lagu xukumay labo sano oo xabsi ah iyo CPJ oo cambaareysay

Maxkamadda Faafan ee gobolka Soomaalida Itoobiya ayaa labo sano ku xukuntay Wariye Muxyidiin Maxa med waxana , go’aanka maxkamadd a ayaa dhacay toddobaadkii hore.

Madaxa ururka suxufiyiinta, CDegaa nka Soomaalida Cabdirisaaq Xasan, ayaa sheegay in ay racfaan ka qaa teen xukunka iyagoo go’aanka maxka madda sare sugaya.

Ururka suxufiyiinta ee CPJ ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Itoobya in aysan diidin racfaanka wariye Muxyid iin Maxamed Cabdullahi.

CPJ waxay sheegeen in Muxyidiin ay xireen ciidamo ammaanka oo aan la aqoonsan oo ku sugan magaalada Jigji ga.

Lix maalmood ayuu halkaas ku xirn aa ka hor inta aan loo gudbin saladhig ga booliska. Ma jirin xiligaas cid la xiri iri kartay

Xukunka labada sano ee Muxyidiin oo xabsi ku jiray saddexdii bilood ee la soo dhaafay waxay muujineysaa cabur inta lagu hayo warbaahinta Itoobniya” ayey tiri Moutoki Muma oo ah xiriir iyaha barnaamijka Afrika ee CPJ.

Safaaradaha Marekanka iyo kuwa Midowga Yurub qoraal ay wadajir u soo saareen ayey ku sheegeen muhii madda ay leedahay xorriyadda saxaa fadda iyo in la ilaaliyo wariyayaasha ku howlan tabinta wararka runta ah

Ganacsade caan ah oo lagu toogtay magaalada Boorama

Waxaa shalay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal lagu toogtay mid kamid ah ganacsatada waaweyn ee Somaliland, gaar ahaan gobolka Awdal.

Ganacsade lagu magacaabo Muuse Caamir oo kamid ah ganacsatada magaalada Boorama ayaa waxa toogtay mid kamid ah shaqaalihiisa, waxaana soo gaadhay dhaawac.

Caasimada Online oo u kuurgashay xaaladda caafimaad ee ganacsadaha ayaa ogaatay in uusan qabin dhaawac culus, kaasi oo naloo xaqiijiyay inuu ku kooban yahay jiidhka, islamarkaana uu mid fudud.

Ganacsadahan ayaa hadda xaaladdii sa caafimaad lagu dabiibaya isbitaalka Adal International ee magaalada Boo rama.

Ninka toogashada gaystay ayaa waxa la sheegay in uu ka mid ahaa shaqaaalaha goobaha ganacsi ee uu Xaaji Muuse Camir Kaahin kulahaa ma gaalada Boorama.

Lama oga illaa hadda sababta rasmi ga ah ee ka dambeysa toogashadan, inkasta oo ay soo baxayaan warar she egaya inay is af-dhaafeen ganacsada ha iyo ninka shaqaalihiisa ahaa.

Si kastaba, waxaa bilowday baari taanno la xiriira kiiskan, ayada oo ay hadda gacanta ku hayaan laamaha ammaanka gobolka, gaar ahaan qeyb ta CID-da.

Nin boqol kun oo doolar ka dhacay haween kaddib markii uu la haasaaway

Koox haween ah ayaa u digay hawe enka kale in ay baaris ku sameeyaan ragga ay internetka ka bartaan oo ay la haasaawayaan.

Peter Gray oo 35 jir oo haweenka ku la kulma barta Tinder ayaa la xiray kad dib markii uu afar haween ah ka dha cay lacag ka badan boqol kun oo doo lar.

Mid ka mid ah haweenkii uu lacagta ka dhacay oo ka timid galbeedka York shire ayaa sheegtay in uu burburiyay nolosheeda.

Jessica oo aan aheyn magaceeda rasmiga waxay BBC u sheegtay in Gray kula kulantay App-ka haasaa waha ee Tinder 2018-kii. Waxay tiri, wuxuu ahaa qof si fiican kuu dhageys tsa taas oo aheyd wax aan markaas aad ugu baahnaa

Kulankoodii saddaxaad ayey Jessica sheegtay in gurigiida iyago jooga ay suuliga aaday. " boorsadeyda ayaan kaga tagay miiska cuntada, kaddib ayuu sawirro ka qaaday sharciga gaari ga aan ku wado iyo bangiyadeyda” ayey tiri. waxay markii dambe ogaatay in lagu leeyahay lacag ka badan toban kun oo doolar.

inkastoo uu sheegay Gray inuu lacag ta soo celinayo hadana Jessica waxay aaday booliska.

Gabar kale oo la yiraahdo Hanna ay aa sheegtay in uu ahaa qof ugu horeyn deggan oo kalsooni ku siinaya.



Madaxweynaha Ukraine Zelensky oo ka badbaaday shirqool dil

Sirdoonka Ukraine ayaa sheegay in ay ka hortageen shirqool Ruushka u dhigeen si ay u dilaan madaxweyne Zelensky saraakiil kale.

Waxaa la xiray labo korneel oo ka tirsanaa ururka ilaalada madaxda dowladda iyagoo u gudbiyay xog xasaasi ah shabakad ka tirsan sirdoonka FSB ee Ruushka. Waxay sheegeen in shirqoolku ahaa in la qorto saraakiil militeri oo afduubta Zelensky kaddibna dila.

Bartilmaameedka waxaa ku jiray taliyaha ciidamada Kyrylo Budanov kaas oo loogu talogalay in lagu dilo gantaal. Sida qoraalka la soo saaray ku xusan shirqoolka qaarijiska ayaa la rabay in warkiisa lagu soo bandhigo xafladda caleemo saarka madaxweyne Putin.

Qorshaha waxaa ku jiray in ay basaasaan xogta halka uu ku sugan yahay taliyaha kaddibna lagu weeraro gantaalo ama drones.Mid ka mid ah saraakiisha la xiray ayaa soo iibsaday dornes iyo miinooyin.

Xamaas oo hadda ka hadashay xaalka Qasa iyo khasaaraha ka dhashay weerrarada Israa'iil

Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ayaa sheegtay in 34,789 kun oo Falastiiniyiin ah ay ku dhinteen colaadda Qasa tan iyo markii dagaalku bilowday.

Tirada dhimashada "waxaa ku jira ugu yaraan 54 dhimasho ah oo 24-kii saac ee la soo dhaafay lagu dilay weerarada Israa’iil, sida lagu sheegay warbixinta wasaaradda.

saaradda ayaa sidoo kale sheegtay in 78,204 Falastiini yiin ah ay ku dhaawacmeen rabshadaha tan iyo toddoba dii Oktoober ee sanadkii hore.

Tiradaan ayaa imaaneysa iyadoo hadda laga digayo in dhibaato hor-leh ay ka dhacdo Marinka Rafax oo howlgallo ay ka wadaaan milatariga Israa'iil, halkaa oo ay ku noolyihiin dad ka badan malyan.



SOMALIA

CALAAMADA GANACSIGA - OGAYSIISKA

_______________________

 


OGAYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamadaha ganacsiga ee kore ay yihiin calaamadaha ganacsiga:

POWER CIGAR TOBACCO CO., LTD., a company incorporated in Cambodia of No. 2777, National Road No. 4, Ou Oknha Heng Village, Ou Oknha Heng Commune, Prey Nob District, Preah Sihanouk Ville, Cambodia

waxaana loo adeegsadaa:

 

Fasalka 34:

Tubaakada; sigaarka; sigaarka; sanduuqyada sigaarka; kiisaska sigaarka; gooyaa sigaarka; kuwa sigaarka cabba; tuubooyinka sigaarka; sigaarka elektarooniga ah; weelasha gaasta ee shidalka sigaarka; sanduuqyada sigaarka ee birta qaaliga ah; kuwa sigaarka ee biraha qaaliga ah.

 

OGAYSIISKA SIDOO KALE WAXAA LA SIIYAY AWOODDA SIGAARKA TOBACCO CO., LTD. waxay ka qaadi doonaan tallaabo sharci ah qof kasta ama shirkad kasta oo adeegsata calaamadaha ganacsiga ee la sheegay ama wax kasta oo ku dayasho ah ama haddii kale ku xad gudubta xuquuqda shirkadda la sheegay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip