HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 28-April-2024

0
Sunday April 28, 2024 - 06:47:16 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 28-April-2024

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

raha daadadka, bulshadana loo gaarsiin la haa gurmadyo degdeg ah inta aysan bila aban roobabka.

Maamulka SSC Khaatuma oo sheegay inay ka feejigan yihiin weerarada Al-Shabaab

Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed oo uu weheliyo Hoggaamiye ku xigeenka Maa mulka SSC-Khaatumo Md. Dr. Maxamed Ismaaciil ayaa kulan la qaatay Golaha sare ee Amniga iyo Difaaca.

Hoggaamiyaha ayaa Golaha ka dhagays tay warbixin ku saabsan xaaladda guud ee Amniga iyo Difaaca ee deegaannada SSC-Khaatumo.

Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta SSC-Khaatumo Sarreeyo Guuto Saleeb aan Barre Geesood ayaa ka warbixiyey xa aladda difaac iyo horumarrada laga sa meeyey dib u habaynta Ciidammada qala bka sida, isagoo sidoo kale xusay in ciidan ka SSC-Khaatumo yihiin geesiyaal iyo xaq u dirir markasta heegan u ah ilaalinta shar afta iyo karaamada shacabka SSC-Khaa tumo.

Dhanka kale Taliyaha Ciidanka Booliska SSC-Khaatumo Sarreeyo Guuto Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan ayaa ka warbi xiyey dedaalada amni sugid iyo adeegy ada amni ee ay ku hawlanyihiin Ciidamma da kala duwan ee Booliska, isagoona xu say in Booliiska oo kaashanaya shacabka ay si weyn ugu guulaysteen ka hortagga iyo ka dabatagga falalka amni-darro ee wax u gaysanaya bedqabka iyo xasillooni da shacabka.

Intaa kaddib Wasiirka Arrimaha Gudaha, ahna Siihayaha xilka Wasiirka Amniga Mud. Abdisahal Maxamed ayaa ka warb ixiyey dhammaystirka shuruucda amni iyo qorshayaasha hortebinta u leh ka Wasaar ad ahaan, ku waas oo si weyn u horseedi doona casriyaynta iyo qalabaynta Ciidam mada kala duwan ee SSC-Khaatumo.

Ugu danbayn, Hoggaamiye Cabdiqaadir ayaa guddiga uga mahadnaqay shaqada adag ee ay u hayaan dadkooda iyo dee gaankooda isago sidoo kalena shacabwe ynaha reer SSC-Khaatumo ugu baaqay in ay si weyn isu garab-taagaan Ciidammada Difaaca islamarkaana si dhawna ula sha qeeyaan laamaha kala duwan ee Amniga.

Kooxda Al-shabaab oo sheegtay iney Muqdisho ku dishay Xildhibaan hore

Wararka naga soo gaaraya degmada Shi bis ee magaalada Muqdisho ayaa sheeg aya in Xalay xaafad ka tirsan degmadaas lagu dilay Cali Cumar Gaab oo horay usoo noqday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaa nka maamulka Koonfur Galbeed.

Dad goobjoogayaal ah ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in dilka Cali Cumar ay geysteen rag ku hubeysnaa Bastoolado oo rasaas badan la dhacay, kuwaas oo si deg deg ah dilka kadib goobta uga baxsad ay.

Saacado kadib waxaa gaaray goobta la gu dilay marxuumka ciidamo ka tirsan ku wa amaanka dowladda Fedaraalka, kuwa as oo goobta ka sameeyay howlgalo baar itaanno ah, hayeshee lama soo warin cid ay ciidamada usoo qabteen falka dilka ah.

Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay masu uliyada dilka loo geystay Cali Cumar Gaab, kadib qoraal ay kooxdu ku baahiyay bar aha internetka ay leeyihiin oo ay ku shee geen inuu ahaa marxuumka Xildhibaan oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soo maaliya.

Dilkaan ay sheegatay Al-shabaab ayaa qeyb ka noqonaya dilalka qorsheysan oo ay kooxda Al-shabaab ku bartilmaamee dsato masuuliyiinta iyo askarta dowladda.

Somaliland oo billaawday inay lacago u aruuriso Shacabka Falastiniyiinta ee ka barakacay Colaada Qasa

Maamulka Somaliland ayaa wada dadaa lo uu ku doonayo in lacago loogu aruuriyo Shacabka Falastiiniyiinta ah ee ka barak acay colaadka ka taagan Magaalada Qasa, taas oo u dhaxeysa Ciidamada Ya huuda iyo Shacabka falastiiniyiinta ah.

Kulan ka dhacay Magaalada Boorama ay aa lagu billaabay aruurinta qaaraanka loo gu talo galay Shacabka Falastiiniyiinta ah, waxaana horkacaya mas’uuliyiin katirsan Xukuumadda Somaliland.

Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Somaliland Maxamed Sheekh Aadan Cil mi ayaa sheegay in uu waajib ka saaran yahay sidii loogu gurman lahaa Dadka Reer Falastiin, isla matkaana guud ahaan dadka Somaliland ku nool ay ku ideysan yihiin.

Qaar kamid ah Culimada Somaliland oo kulanka ka hadlay ayaa dhankooda waxaa ay sheegeen in ay dadaalayaan ayna diy aar u yihiin inay caawiyaan walaalahooda Reer Falastiin loogana baahan yahay n guud ahaan Shacanka uu u kaco.

Xuutiyiinta oo gantaal ku dhuftay markab marayay Badda Cas

Ururka Xuutiyiinta Yemen ayaa aroornimadi hore ee Sabtida maanta ah sheegay, in ay gantaal ku dhufteen markab shidaal waday oo marayay Badda Cas.

Taliska Dhexe ee Mareykanka ayaa xaqiiji yay in Xuutiyiinta oo ah urur taageero ka hela Iran, ay saddex gantaal oo ah nuuca baalistiga ah oo ay kasoo tuureen gudaha Yemen, ku dhufteen markabka isla mark aana ay markabka Andromeda Star soo gaartay waxyeello yar.

Milatariga Mareykanka waxay kaloo she egeen, in gantaal kale uu ku habsaday ma rkab kale oo lagu magacaabo MV Maisha, balse aysan waxyeello kasoo gaarin gan taalka.

Afhayeenka Xuutiyiinta, Yaxya Sariic ayaa sheegay, in markabka ay duqeeyeen Andr omeda Star uu watay calanka Panama isla markaana laga leeyahay dalka Britain, laakin xog kale ayaa sheeg eysa in dhawaan markabka la iibiyay.

Markabkaasi ayaa kasoo baxay Primorsk, Russia, kuna sii jeeday magaalada Vad inar, ee dalka Hindiya.

Qaramada Midoobey: 14 sano ayey qaadan doontaa si loo nadiifiyo Qasa

Buruburka faraha badan ee uu ka tagay dagaalka Qasa, oo ay ku jiraan walxo aan qarxin, ayaa qaadan kara afar iyo toban sano si loo nadiifiyo, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay.

Per Lodhamar, oo ah sarkaalka Qaramada Midoobay u qaabilsan wax ka qabadka miinada, ayaa sharaxay in dagaalku uu ka tagay qiyaastii 37 milyan oo tan oo burbur ah qaybaha dadku ku badan yihiin, "taas oo ah, ku dhawaad 300 kiiloogaraam oo burbur ah halkii mitir oo labajibbaaran."

Waxa uu intaa ku daray shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Geneva in inkastoo aan la ogaan karin tirada saxda ah ee hubka aan weli qarxin ee Qasa, haddana uu filayo inay qaadan doonto 14 sano, xaaladaha qaarkood, si looga saaro burburka iyo dhismayaasha burburay.

"Waan ognahay in inta badan ay jirto ugu yaraan 10 boqolkiiba madaafiicda dhulka ku dhacday oo aan weli qarxin," ayuu yidhi.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalka Israa’iil uu Qasa ka dhigay "Jahannamo bini’aadantinimo” iyadoo laga cabsi qabo in macaluul soo food saarto.

Boqor Charles oo dib ugu laabanaya xafiiska kadib horumar laga gaaray daaweyntiisa kansarka

Boqor Charles ayaa dib ugu laaban doona gudashada waajibaadkiisa toddobaadka soo socda kadib markii horumar dhiirrige lin leh laga gaaray daaweyntiisa kansarka, sida uu sheegay aqalka Buckingham Pal ace.

Weli soo laabasho buuxda uma aha Boqo rka, balse wuxuu aqalku sheegay inay tan tahay wax wanaagsan.

Boqorka ayaa Talaadada soo socota sa far taariikh ah ku tegi doona xarunta daaw eynta kansarka.

Qorshooyinkiisa xagaaga waxaa ka mid ah martigelinta Boqorka iyo Boqoradda Ja pan.

Toddobaadyada soo socda, wuxuu aqalku sheegay, inuu Boqorku qaban doono how lo badan oo dibadda ah.

Islaan 60 jir ah oo Taajka Quruxda Haweenka u qaadday Argentina

Alejandra Marisa Rodrigueza ayaa taariikh dhigtay iyadoo 60 jir ah

"Waxaan ahay jiilkii koowaad ee sidan sameeya," ayay tiri qareen iyo weriye Alejandra Marisa Rodríguez kadib mar kii loo suray taajka quruxda ee dalka Argentina iyadoo 60 jir ah.

Alejandra Marisa Rodrigueza ayaa taariikh dhigtay iyadoo da’dan ah, wa xa ayna qaadday koobka tartankan oo ay hablaha yaryar uun ka qeybgeli jir een.

Marisa Rodriguez ayaa tiri, "waan ku faraxsanahay inaan matalo casriga cusub ee quruxda. Maanta waxaan sa meyneynaa billow cusub, iyadoo hawe enka aanan keliya loo eegeyn da’da.

Mar ay ka hadleysay dareenkeeda, ayay Marisa Rodriguez tiri, "waan ku fa raxsanahay inaan ka qeybgalo Miss Universe Argentina 2024."

Hadda kahor keliya haweenka ay da’ doodu u dhaxeyso 18 ilaa 28 sano ay aa ka qeybgeli jiray tartankan.

Bishii September 2023, Ururka Miss Universe ayaa xaddidaadda da’da ka saaray shuruuddaha ka qeybgalka tar tankan.

 

Erdogan: "Waxaan jarnay xiriirkii naga dhaxeeyey Israa’iil, dhammaantiisba waa jarnay"

Madaxweynaha Turkiga Recep Tay yip Erdogan, oo khudbad ka jeediyay shirka 5-aad ee golaha baarlamaanka ee Qudus, si gaarana uga hadlayey xir iirka dalkiisa iyo Israa’iil ayaa yiri "Wax aan jarnay xiriirkii aan la lahayn Israa’iil, gaar ahaan dhanka ganacsiga, waa nan jaraynaa”.

Erdogan waxa uu ku dooday in dun ida Carabta oo ka kooban laba bilyan oo qof "ay si guul leh ugu gudbi karin tij aabada Qasa”.

Erdogan oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri, "Waqti dheer ka hor xasuuqii Qasa, waxaanu horeba u joojinay shixnadaha al aabta loo isticmaali karo ujeedooyi nka mil itariga, waxaanu ku xoojinay ha b-dhaqan kan go'aanka xayiraadda dh oofinta ee a anu qaadanay 9-kii Abriil."

MadaxweyneErdogan ayaa markale Xamaas ugu yeeray "Xoogagga Qara nka Falastiin".

Wuxuu intaa ku daray in Turkigu, Xa maas u arko inay yihiin ciidanka qara nka Falastiin.

Muxuu yahay dalabka Xamaas ay ka heshay Israa’iil ee la ogaaday?

Xamaas ayaa sheegtay in ay heshay jawaabta rasmiga ah ee Israa'iil Sabt idii lasoo dhaafay soo jeedinteedii ugu dambeysay ee xabbad joojinta ayna daraasad ku sameyn doonto ka hor inta aysan jawaabteeda gudbin, ku xi geenka madaxa kooxda ayaa sidaas ku sheegay hadal uu soo saaray.

"Xamas waxay heshay jawaabta ras miga ah ee Israa’iil, ee soo jeedinta ay soo bandhigeen Masar iyo dhexdhe xaadiyayaasha Qatar 13-kii April,” Kha liil Al-Hayya, oo hadda fadhigiisu yah ay Qatar, ayaa sidaas ku sheegay ba yaan ay kooxdu daabacday.

Ka dib in ka badan lix bilood oo ay Israa'iil dagaal kula jirtay ururka Xam aas ee Qasa, wada-xaajoodyadu wali waa kuwo aan is-af-garad lahayn, iya doo Xamaas ay ku adkaysanayso dala baadkeeda oo ah in heshiis kasta oo la gaarayo ii noqdo mid gabi ahaanba joo jiya dagaalka.

Wafdi ka socda Masar ayaa booqday Israa'iil si ay ugala hadlaan mas'uuli yiinta Israa'iil Jimcihii, iyagoo raadina ya qaab ay dib ugu billaabaan wadah adallada si loo dhammeeyo khilaafka iyo soo celinta la haystayaashii ku har ay gacanta Hamaas, kuwaas oo Xam aas qabsadeen markii ay gudaha u ga leen magaalooyinka Israa'iil 7-dii Okt oobar, sida uu sheegay sarkaal ka had lay kulammadaas.

Mas’uulkan oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa sheegay in Israa’iil ay san hayn hindise cusub oo ay samay so, inkastoo ay diyaar u tahay in la ti xgeliyo xabbad-joojin xaddidan oo lagu sii daayo 33 la haystayaal ah oo Xa maas ay ku sii dayn lahayd qorshaha xabad joojinta.

Khamiistii, Maraykanka iyo 17 dal oo kale ayaa ka codsaday Xamaas inay sii daayaan dhammaan dadka ay afdu ubka u haystaan si ay u noqoto waddo lagu soo afjaro colaada mudda ka ba dan lix bilood ka socota Qasa, taas oo dhalisay xaalad adag oo bini’aadanni mo sida ay sheegeen haya’addaha Qa ramada Midoobay.

Xamaas ayaa wacad ku martay in ays an ka laaban doonin cadaadiska caal amiga ah balse bayaan ay soo saartay Jimcihii ayay ku sheegtay in ay u furan tahay fikrad kasta ama soo jeedin kas ta oo tixgelinaysa baahida iyo xuquuq da dadkeena.

Si kastaba ha ahaatee, waxay ku adk aysatay shuruudaheeda muhiimka ah ee ay horey Israa'iil u diiday, waxayna dhaleecaysay bayaan wadajir ah oo ay soo saareen Maraykanka iyo kuwa kal e ee aan ku baaqin xabbad-joojin joog to ah iyo ka bixitaanka ciidamada Isra a'iil ee Qasa.

La taliyaha amniga qaranka ee Aqa lka Cad Jake Sullivan, ayaa sheegay Ji mcihii in uu arkay dardar cusub oo wadahadal ah oo lagu soo afjarayo dagaalka laguna soo celinayo la hayst ayaasha haray.

Isaga oo soo xiganaya laba sarkaal oo Israa’iil ah, warsidaha Axios,ee Maraykana ayaa sheegay in Israa’iil ay u sheegtay dhexdhexaadiyayaasha Ma sar Jimcihii in ay diyaar u tahay in ay wadahadal ka furto la haystayaasha "fursad u dambaysa” si ay heshiis ula gaarto Xamaas ka hor inta aysan u dhaqaaqin duulaanka Rafax, halkaas oo hada gabaad magangalyo u ah ku dhawaad hal milyan. Falastiiniyiinta oo hore uga soo cararay ciidamada Isra a’iil dagaalkii qaraaraa ee ka dhacay waqooyiga Qasa.

Dhinaca kale, magaalada Rafax, saraakiisha caafimaadka Falastiiniy iin ta ayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo Israa’iil ay ku qaadday guri ay ku dhin teen ugu yaraan shan qof, qaar kalena ay ku dhaawacmeen.

Dagaalyahannada Xamaas ayaa gu daha u galay magaalooyinka Israa’iil 7-dii Oktoobar, halkaas oo ay ku dileen 1,200 oo qof, halka 253 ay qafaasheen. Israa’iil ayaa wacad ku martay inay baabi’in doonto Xamaas weerar ay ku dhinteen in ka badan 34,000 oo Falast iiniyiin ah.ISHA:BBC

Madaxweynaha Faransiiska oo ka digay halis kusoo wajahan yurub

Madaxweynaha Faransiiska, Emma nuel Macron ayaa ka digay in Midowga Yurub ay soo food saarto halis aad u weyn tobanka sano ee soo socoto, xilli qalalaase uu ka jiro caalamka.

Waxa uu sheegay in Yurub casri ah ay tahay 'mid dhamaatay ' ayna dhima n karto, isagoo ku boorriyay inay xaqiiji so ammaankeeda.

Mr Macron wuxuu ammaanay tallaa booyinka loo qaada midnimo ballaaran oo Yurub ah gaar ahaanna dhinacyada qaar oo ay ku jiraan arrimo ay ka mid yihiin maaliyadda iyo caafimaadka.

Laakiin waxa uu sheegay in dib u hub aynta Yurub ay aad gaabis u tahay, qa abkeeda dhaqaalana aanu ahayn mid fadhiya.

Hadaladiisa ayaa kusoo aaday ka hor doorashooyinka Yurub ee horaanta bi sha June.

Qaramada Midoobay oo ka digtay khatarta ka dhalan karta dagaalka Ceel-Fashir ee Daarfuur

Ciidamada RSF ayaa u muuqda kuwo isku diyaarinaya weerar ay ku qaadaan magaalada weyn ee Ceel-Fashir oo ah magaaladii ugu dambeysay ee ay ciida mada dowladdu ka maamulaan guda ha gobolka Daarfuur ee dalka sudan.

Kormeerayaasha caalamiga ah oo uu ku jiro Mareykanka ayaa ka digay dag aal xooggan oo dhici doona maalmaha soo socda, iyadoo ciidamada RSF ay kusii siqayaan magaalada, oo ay ku no ol yihiin in ka badan 500,000 oo qof. Qara mada Midoobay ayaa ka digtay khatarta ka dhalan karta masiibo bani’ aadann nimo, maadaama uu socdo da gaalka Ceel-Fashir.

Xoogagga RSF ayaa lagu eedeeyay olole isir sifeyn ah oo ka dhan ah koo xaha aan Carabta ahayn kaas oo ka dhacaya deegaannada kale ee ay qab sadeen.

Maxaa xalay helay weriyaha Soomaaliga ee Raage Oomar oo si toos ah u akhrinayey warka telefishinka?

War soo jeediyaha telefishinka ITV, Raage Oomaar ayaa l kulmay xaalad caafimaad isaga oo si toosa u tabinaya wararka telefishinka ITV sida uu sheeg ay telefishinka.

Raage, ayaa tabinayey warka toba nka fiidnimo ee xalay oo Jimce ahayd xilliga London, waxaana la arkayey mu uqaalka isagoo u muuqda gariiraya oo ku dhibtoonaya in uu soo saaro ereya diisa marka uu ka hadlayo qayb maal maha fasaxa ah intii uu ku guda jiray akhrinta warka.

Daawadeyaasha ayaa si degdeg ah dareenkooda ugu soo bandhigay bara ha bulshada iyagoo ayaa walaac ku abuurtay baraha bulshada.

Wariye Raage Oomaar oo hadda 56 sano jir ah , ayaa waxa uu yahay taf atiraha arrimaha caalamiga ee telefi shinka ITV News, wuxuuna hore u ah aan jiray weriye oo ka tirsan BBC-da.

"Waan ka warqabnaa in daawadayaa sha ay ka walaacsan yihiin xaalada Raage Omaar," afhayeenka ITV News ayaa sidaasi yiri.

"Raage waxa uu xanuunsaday markii uu jimcihii Tobanka habeenimo tabinay ey wararka, waxaana uu hadda helay aa daryeel caafimaad, waxaana u ma hadcelinaynaa qofkasta oo oo u rajey ey bogsiimo” ayuu intaas raaciyey.

Ma jiro faahfaahin intaas dhaafsiisan oo laga bixiyay xaaladda Raage iyo waxa ku dhacay intii uu socday war akhrintiisa.

Si kastaba ha ahaatee, ITV ayaa ka saartay barnaamijka dib u socodsiin tiisa ITV+1, iyadoo fariinta taa beddel keeda u sheegaysa daawadayaasha in ITV "uusan si ku meel gaar ah u awoodin inuu kuu keeno adeeggayaga +1".

"Waxaan dib u bilaabi doonaa muddo gaaban," ayaa lagu yiri.

Wariye Raage Omaar, oo ah saxafi a salkiisu Soomaali yahay, balse heysta dhalashada dalka Ingiriiska, waxa uu sidoo kale u soo shaqeeyey BBC-da, intii uu socday duullaankii Ciraaq iyo burburkii Baqdaad sanadkii 2003-dii

Wuxuu helay abaalmarino caalami ah oo ku mutaystay shaqadiisii, taa soo ay ku jirto Peabody Award oo uu ku mutaystay warbixintii uu BBC-da uga soo diray Suudaan iyo BAFTA oo uu BBC-da ka siiyay duullaankii Afgaani staan oo uu ahaa weriyaha keliya ee TV-ga reer galbeedka ah ee ka soo warrama gudaha Daalibaan.

Intaas k adib waxaa uu ku biiray telefishinta Al Jazeera sanadkii 2006-2010, halkaas oo uu ku soo bandhigay taxane dokumenti ah oo habeen walba ah oo la yiraahdo Witness, isagoo sidoo kale ka shaqaynayey Bariga Dhe xe.

Hadda waxa uu ITV News uga tebi yaa sheekooyinka waaweyn ee addu unka oo uu sidoo kale u soo bandhi gaa barnaamijka arrimaha taagan ee ‘On Assignment.’ Sidoo kale waxa uu soo saaray warbixino qotodheer oo gaar ah oo ku saabsan UK iyo dibad daba.

Raage, ayaa 2014-kii loo dallacsiiyay Tafatiraha Arrimaha Caalamiga ah ee ITV News.

Waa kuma Raage Oomaar?

Raage Cabdilaahi Oomaar, wuxuu sanadkii 1967-dii ku dhashay Muqdi sho, waxaa ka soo jeedaa qoys caan ka ah Soomaliyeed, aabbihiis wuxuu ahaa ganacsade caan ah.

Raage, waxaa qoyskiisu u guuray Boqortooyada Ingiriiska isagoo labo jir ah. Waxa uu leeyahay dhawr walaalo ah, oo uu ka mid yahay walaalkiis ka weyn, Maxamed Cabdullaahi Oomaar, oo soo noqday wasiirkii arrimaha diba dda dawladdii KMG ahayd ee Sooma aliya.

Febraayo 2009 ayaa waxaa markii ugu horreysay xilkaas u magacaabay Cumar Cabdirashiid cali Sharma'arke, ka dibna waxaa mar kale Nofembar 2010 - Febraayo 2012 xilkaas u maga caabay Maxamed Cabdullaahi Farma ajo.

Waxbarashadisa, Raage, waxaa uu ku qaatay dalka UK, isagoo ka baxay Dugsiga Dragon, Oxford, iyo Chelten ham College ee Gloucestershire, wa xaana uu bartay taariikhda casriga.

Omaar waxa uu shaqadiisa saxafinn imo ka bilaabay tababaridda wargey ska Codka, sannadkii 1991-kii, waxa uu u wareegay dalka Itoobiya halkaas oo uu si madax-banaan uga shaq eeyay weriye ajnebi ah, isaga oo inta badan la shaqaynayay BBC-da laant eeda la hadasha caalamka.

Sanad ka dib, Omaar waxa uu ku laa btay London oo uu ka soo shaqeeyay soo saare iyo baahinta weriyaha BBC-da. Waxa uu u wareegay Koonfur Afri ka ka dib markii loo magacaabay war iyaha BBC-da ee Afrika., halkaas oo ay xaaskiisa iyo carruurtiisu ula guu reen ilaa sanadkii 2004-tii

Abaalmarino kala duwan ayuu Raage helay intii uu ku jiray safarka saxaafa da ee caalamiga.

Sannadkii 2003, Omaar waxa uu helay abaalmarinta akadeemiyada dha qamada kala duwan ee qowmiyadaha ee weriyaha TV-ga ugu wanaagsan.

Sannadkii 2008dii, waxa sidoo kale la guddoonsiiyey Abaalmarinta Daawas hada Warbaahinta Carabta oo uu ku mutaystay wacnaanta saxaafadda

Bishii Janaayo 2014 iyo 2015, Omaar waxaa loo magacaabay abaalmarinta adeegga warbaahinta ee Abaalmarinta Muslimiinta ee dalka Ingiriiska.

Raage, ayaa sidoo kale warbixinno dareen leh ka soo wariyey Soomaaliya muddadii uu ka shaqaynayey warbaah inta Calaamiga.

Wuxuu mar hormuud ka ahaa aqoon yahano doonayey in Hargeysa laga dhiso maktabad weyn oo oo sare u qa adda aqoonta jiilka soo koraya ee Somaliland. ISHA :BBC

Boqolaal lagu xiray Mareykanka mudaaharaadyada aradada jaamacadaha ee Gaza

Booliiska ayaa xiray boqolaal kale oo mudaaharaadayaal ah guud ahaan Ma reykanka, iyadoo mudaaharaadyada looga soo horjeedo dagaalka Gaza ay sii xoogeysanayaan guud ahaan xaru maha jaamacadaha.

Ilaa 108 qof ayaa lagu xiray kulliyad da Emerson,sida ay booliska Boston u sheegeen laanta Mareykanka ee CBS News.

Hadda ka hor, 93 qof ka tirsan Jaama cadda Southern California (USC) ee Los Angeles ayaa xabsiga loo taxaa bay iyaga oo lagu eedeeyay inay xad-gudbeen.

Mudaaharaadayaasha iyo booliiska ayaa sidoo kale isku dhacay jaamacad da Texas ee Austin.

Maamulka ayaa sheegay in sidoo ka le 34 qof lagu xiray halkaas.

Jaamacadaha Maraykanka ayaa ark ay tiro sii kordhaysa oo arday ah oo ka baxaya fasalka ama isku dayaya in ay samaystaan xeryo ay kaga mudaahara adaan ololaha milatari ee Israel ka wa do Qaza.

Xarigga ugu dambeeyay wuxuu daba socdaa kuwa kale ee Columbia, Yale iyo Jaamacadda New York.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip