HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 19-3-2024

0
Tuesday March 19, 2024 - 08:37:14 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 9
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 19-3-2024

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay dhiggiisa EriteriyaMadaxweyne Xasan oo kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Md.Xasan Sheekh Maxa muud ayaa Habeen hore fiidkii Aqalka Madaxtooyada magaalada Asm ara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal iyo sidoo kale Arrimaha gobolka ka jira iyo guud ahaan caalamka.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga warbixiyey dhiggiisa dal ka Eriteriya Md. Isaias Afwerki dadaallada do wladda Soomaaliya ugu jirto la dagaalanka kooxaha Khawaarijta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soo maaliya Md.Xasan Sheekh Maxam uud iyo dhiggi isa Eriteriya Isaias Afwerki ayaa socod ku soo ma ray goobaha dadweynaha ku caweeyaan ee mag aalada Asmara ee xarunta Dalka Eriteriya.

Madaxweynaha Jubbaland oo soo xiray tartanka Qur’aanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan

Madaxweynaha Jubaland Md. Axmed Max amed Islaam ayaa masjidka Ma daxtooyada kusoo xir ay tartanka quraanka kariim ka ah ee bisha bara kaysan ee Rama dan.Tarta nkan oo ay sa nadkii 13aad oo xiriir ah ay qabanayso Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ay aa Madaxweynahu uu abaalmarino kala duwan gud oonsiiyay guulaystayaasha sanadkan.

Maxamed Salmaan Saalax oo kaalinta koobaad ka galay tartanka 30ka jus ayaa Madaxweyne Axm ed Maxamed Islaam uu ku abaalmariyay gaari Toy ota Surf ah

Farxaan Cabdirasaaq Maxamed oo 30ka jus ka galay kaalinta labaad ayuu Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam gudoonsiiyay gaari Toyota Su cceed. Ayuub Cabdulaahi Cumar oo kaalinta sad ex ad ka galay tartanka 30ka jus ee quraanka kar iimka ah ayaa Madaxweynahu uu gudoonsiiyay $4,000 oo dollar.

Maxamed Axmed Maxamed oo kaalinta koobaad ka galay tartanka quraanka kariimka ah ee 15ka jus ayaa Madaxweynahu uu gudoonsiiyay gaari suzuki Alto. Hinda Cabdi Diroow oo kaalinta labaad ka ga shay tartanka ayuu Madaxweynahu ku abaalmar iyay $3,000 oo dollar. Maxamed Cabdi Deeq oo galay kaalinta sadex aad ayuu Madaxweynahu ku abaalmariyay $2,000 oo dollar.

Madaxweynaha ayaa u mahad celiyay Wasaara dda diinta iyo Awqaafta iyo arrimaha diinta iyo Mu’a sasada Al ummah oo si wadajir ah sanadkii 13aad u qabtay tartanka quraanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan.

Soomaaliya oo qeyb ka ah shir ka dhacay UK kaas looga hadlay arrimaha gargaarka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibo oyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda u adkeysiga cimilada ee xaaladaha jilicsan iyo kuwa colaaduhu saameeyeen oo ka dhacay Wilton Park.

Shirkaan oo la isugu keenay samafalaya asha bini’aadannimada, khubarada isbeddelka cimilada, u dhaqdhaqaaqayaasha nabadda iyo hawl-wadeennada horumarinta oo ka kala yimid caalamka ayaa looga dooday sidii xal waara loogu heli lahaa khataraha is-daba-joo gga ah ee ay ku jiraan u nuglaanta isbeddelka cimilada ee ay waja hayaan bulshooyinka ay saameeyeen jilicsanaanta iyo rabshadaha.

Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Maca llin ayaa madasha la wadaagay xaaladaha bani’aada nnimo ee dalka iyo sida ay lama huraaan u tahay in maalgalin loo helo mashaariicda dhiseysa adkey siga bulshada, si loo dhimo khatartaha kala duwan ee ay wajahayaan dadka nugul.

Shirkada diyaaradaha ee Egypt Air oo Duulimadyo ka bilaabaysa Soomaaliya

Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa Shalay qaabbilay wafdi ka socda Ha y’adda Duulista Rayidka Dalka Masar iyo shirkadda diyaarada ha ee Egypt Air.

Socdaalka wafdiga iyo ujeeddada kullamad an ay aa bilow u ah qorshaha lagu diyaarina yo duulima adyo ay ka bilowdo garoonka diy aaradaha caalam iga ah Aadan Cabdulle ee caasimadda Muqdisho, shirkadda duulimaady ada Egypt Air.

" Waxaan isla bilownay qiimeynta la xiriirta surtaga lnimada ay duulimaad toos ah uga billaabayso , shirkadda diyaarada ha Egypt Air, kaaso noqonaya Mu qdisho iyo Qaahira ,” ayuu yiri Maareeyaha gu ud, Axmed Macallin.

Wafdiga ayaa sidoo kale kormeer ku ta gay xafi isyada xarunta dhexe ee hay’adda Duulista Rayi dka Soomaaliyeed (SCAA) iyo garoonka diyaara daha caalamiga ah ee Aadan Cabdulle.

Egypt Air, ayaa ku biiraysa shirkadda duu lim aadya da Saudi Airlines, oo sidan oo kale wafdi usoo dirt ay Muqdisho toddo baa dyo ka hor si ay qiimeyn u sameeyaan, lab adan duulimaad ayaa la filaya in la billaabo ka hor dhammaadka sannadkan,waxayna noqonayaan duulimaadyadii sag aalaad oo caalami ah oo ka soo degga Mu qdisho, waxaa horey si joo gta ah uga soo degga yay Muqdisho shirkadaha diy aarad aha caalamiga ah ee kala ah ; Turkish Airl ines , Qatar Airways, Ethiopian Airlines, Fly du bai ,Air Djibouti, Uganda Airlines iyo Kenya Airwa ys.

" Hadda waxaa socda qorshihii aan ugu gudbi lahayn duulimaadyada bariga dhexe , waxaana dalka uu martigelin doona shirkadaha diyaaradaha Yurub oo daneyn aya inay duulimaadyo ka billaabaan garo onka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle .” ayuu ku daray Maareeyaha Gu ud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soom aaliyeed, Mudane Axmed Macallin Xasan oo ka hadlay qorshaha xiga ee horumarinta duulimaadyada caalamiga ah si loogu fududeeyo muwaadin iinta duulimaadyada caalamiga ah oo sidoo kale gacan ka gay sana qorshaha horumarinta dhaqaale iyo sumcada qarankeenna.

Wasiir Juxa: Akoonadii hay'daha mashaa riicda nala fulin jiray waa maran yihiin

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay inay maran yihiin akoon ada hay'adaha mashaariicda ka fulin jiray Puntland. Wasiir ka arrimaha gudaha ayaa muujiyay rajo xu mo weyn oo ku saab san helitaanka taagee radii ay Puntland ka heli jiray hay’adaha caalamiga ah.

Juxa wuxuu sheegay dowladda fede raalka in ay masuul ka tahay inay hoos u dhacaan mashaariic dii Puntland ka socon jirtay, isagoo sheegay inay ku soo rogtay cuqabateyn dhinaca walba leh

"Innagu siyaasad baanu isku haynay, iyagu waxay galiyeen qalinkii iyo daawadii, raashinkii, wixii basic-ga ahaa ee aanu xaqa u lahayn. Marka mashaariicda istaagt ay qeyb waxaaa ka ah khila afka annaga iyo federaalka naga dhaxeeya,” ayuu yiri wasiir Juxa. Wasiirka arrimaha gudaha wu xuu sheegay, Puntland in ay isku tasha na yso oo ay dib boorka uga jafayso kaab ayaasheeda dhaqaalaha si ay isugu filnaa nto, ugana maaranto taageerada hay 'ad uhu bixin jireen.


Laamaha Amniga oo war kasoo saaray baarista dil loo geystay gabadh dhalinyaro ah

Taliska ciidanka booliiska gobolka Nugaal ee Puntland ayaa xaqiijiyay in la hayo gacan ku dhiiglaha ka dambeeyay dilka gabadh dhallin yaro ah oo dhawaan lagu dilay magaalada Garowe, taasoo

maydkeeda uu muddo maalmo ah ku jiray talaagad. Gabad han oo lagu magac aabi jiray Happy Max amed Cumar ayaa si xun loogu dilay Too reey, waxaana maydkeeda laga helay me el dariiq ah, ka dib na laamaha amniga ayaa usoo xiray 13 eede ysane oo u badnaa dumar ay isla deganaayeen marx uum addu. Taliye ku xigeenka ciidanka booliiska G.Nug aal, Maxamuud Fardafuul oo Garowe shir jaraa’id ku qabtay, ayaa xa qiijiyay in gacanta lagu hayo nin la gu mag acaabo Beder Xasan Cabdiwaaxid oo la xaqiijiyay inuu ka dambeeyay dilka gabadhaan.

Taliye ku xigeenku wuxuu sheegay eedesanuhu inuu qiraal ku yahay inuu isagu gabadha dilay, markii loo helay caddaymo kala duwan.

cddMaxkamadeyntUgaas loo heysto inuu ka tirsa naa Al-shabaab oo Kismaayo ka bila abatayMaxkamadda ciidamada qalabka sida ee maam ulka Jubbaland ayaa u fariisatay dhageysiga koowa ad ee kiiska Ugaas Aadan Maxamed Geedi oo la sheegay inuu ka tirsan yahay kooxda Al-shabaab.

Ugaas Aadan Maxamed Geedi oo ah 44 jir ka tirsana Al-shabaab ayaa ciidanada Jubbaland gac anta kusoo dhigeen isaga oo u dagaalamaya koox da Al-shabaab, sida ay sheegtay Max kamadda cii damada Jubbaland.

Ugaas Aadan Max am ed oo hor had lay max ka ma dda ayaa qirt ay inuu ka tirsanaa koox da Al-shab aab oo uu ka howlgeli jiray agagaarka deega anka Yoontoy.

"Anigu ma lihi nin Shabaab ah ma ahi, laamiga Yoontoy iyo aaggaas ma imaan ma lihi. Waxaa ah aa nin iska duur joog ah oo xoolaley ah oo hant idiisa ku ilaashanaya nimankaas, kadibna waa igu adkaatay xaaladaasi” ayuu yiri Ugaas Aadan oo ka hor hadlay Maxkamadda ciidamada maamulka Jub baland.

Ninkaan ayaa ciidamadu soo qabteen isaga oo dhaawac ah sanadkii 2021-kii, markaas oo uu horj ooge u ahaa xubno ka tirsan Al-shabaab oo doon ayay in weerar ku qaadaan fariisin ciidamada ku la ayeen deegaanka yoontooy ee gobolka J/Hoose.

Ugu dambeyntii Gaashaanle Sare Cabdullaahi Maxamuud Ibraahim oo ah guddoomiyaha Maxka madda ciidamada Jubbaland ayaa soo xiray fadhi ga maxkamadda, isagoona sheegay iney sii socon doonto dhageysiga dacwadda, islamarkaana mar kale la isku soo laaban doono.

Ciidanka dib u xureynta deegaanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Mudug

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgal qorsheysan oo ciidanka dib u xureynta deegaanka ay Shalay ka fuliyeen deegaano ku yaala duleedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Howlga lka oo ahaa mid ka dhan ah kooxda Al-shabaab ayaa ciidamadu ka sameeyeen deegaanka lagu ma gacaabo Galcad jiimo iyo deegaano kale oo ku dhawdhaw.

Sarkaal ka tirsan ciid anka dib u xureynta dee gaanka ayaa warba ahin ta u sheegay in howl gal ka Shalay uu ahaa mid guuleystay oo ay kaga saar een kooxda Shabaab qaar ka mid deegaanada ho ostaga Xarardheere.

Wuxuu sidoo kale sheegay sarkaalka in howlga lada noocaan oo kale ah ay sii wadayaan inta ay Al-shabaab ka saarayaan guud ahaan deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolka Mudug.

Howlgalkaan ciidanka dib u xureynta deega anka Shalay ka sameeyeen deegaana da hoostaga Xar ardheere

Putin oo guul weyn ka sheegtay door ashadi ka dhacday Ruushka Ruushka ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Vladimir Putin uu helay 88% codadkii la dhiibtay tiri nta codadkii ugu horreeyay ee doorashadii madaxt inimo ee Axaddii dalkaasi ka dhacday.

Doorashadan ayaa loo arkay dhoolatus aan codbixiyaasha fursad u siinin inay doortaan cid si dhab ah ula baratameysay Puttin. Putin ayaa dal kaasi gacan adag ku hayay, isla markaa na caburiyay mucaa rad ka iyo kuwa naqdiya siyaasadiisa, muddo 24 sanad ood ah. Doorashada saddexda maalm ood ah ee billaabatay Jimcihii ayaa ko rdhisay xukunka Putin uguna dar tay muddo lix sanadood ah oo kale Waxaa doorasha dan ay timid iyadoo aysan jirin cid Ruushka ku dhiiran karta inay dhalee ceyso Puttin ama ay ka had asho dagaalka uu ku hayo Ukraine.

Ninkii ugu weynaa ee mucaaradka ku ahaa Putin, Alexey Navalny, ayaa ku dhin tay xabsi dalka asi ku yaala bishii la soo dhaafay, dadka dhaleec eeyana waxay isugu jiraan qaar xabs iyada ku jira iyo

Human Rights Watch oo walaac weyn iyo rajo xumo ka muujisay sii daynta Cabdi Maxamed Cumar Iley

Hay’adda xaquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa rajo xumo weyn ka muujisay sii daynta Cabdi Maxamuud Cum ar oo loo yaqaan Cabdi Illey.

Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soo maalida Itoobiya, ayaa shantii sano ee u dambe ysay u xirnaa dambiyo loo heystay oo ka dhanka ah bini'aadantinim ada.

Laetitia Bader, oo ah Agaasimaha Fulinta ee kooxda u ololaynta xaquuqda Aadana ha, ayaa sh eegay in go'aanka xabsiga lagaga sii daayay uu ca qabad weyn ku yahay soo afjarida isla xisaabtan la'aanta dambiyada ay ku lug leeyihiin saraakiisha sare.

2018, Cabdi waxaa loo xiray "xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha iyo hurinta colaadaha qowmiyadaha iyo diimaha,” waxaana lagu soo oogay sana dkii 2019 doorkii uu ku lahaa maalmihii u dambeeyay ee xafiiska, markaasoo Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlad deegaanka Soomaalida oo lagu magacaabo "Liyuu Boolis” ay weerareen dad aan Soomaali ahayn.

Human Rights Watch waxa ay diiwaangel isay in Liyu boolisku ay si joogto ah u gaystaan xad-gudubyo xunxun oo ka dhan ah dadka rayidka ah, oo ay ku jiraan dil, jirdil, iyo kufsiga, iyo sidoo kale aargoosiga ka dhanka ah bulshada deegaanka.

Sannadkii 2018, Human Rights Watch waxay ka warbixisay tacaddiyadii loo geystay intii uu xukunka Cabdi Illey xukumayey, gaar ahaan qaabka jirdilka iyo Tacadiyada ka socda xabsiga Jeel Oga denia, halkaas oo maxaabiista loo diiday inay hcbelaan dary eel caafimaad oo ku filan



SHAN SIYAABOOD OO AAD U ILAALIN KARTO CAAFIMAADKA KILYAHAAGA IYO WAXA AAD SAMEYN LAHAYD


NUUNKA KILLIYAHA


 

XIGASHADA SAWIRKA,KIDNEY SCIENCE PHOTO LIBRARY

Xanuunka killiyaha

Kelyaha aadanuhu waa xubin aad muhiim ugu ah jir ka, waxa ayna ka sha qeeya an in ay wasakhda ka saar aan dhiigga iyadoo ka adi ah.

Kelyuhu waxay sidoo kale ca awiyaan xakam aynta ca daadiska dhiigga iyo ilaalinta dheelitirka kiimikada. Sidoo kale, waxay samayaan unugyada dhiigga cas.

Laakiin dad badan ayaa la il daran kelyo xanuun iyadoo ay ay ku dhacaan xanuunno kala duwan ku waas oo aan lakala qaadin.

Khubarrada caafimaadka ayaa sheegay in hee rka keliyo xanuunka ee ka hooseeya saxaraha Afri ka uu yahay mid laga naxo. Dadku waxay lacag ba dan ku bixiyaan daaweynta kelyaha iyo nadi ifinta.

Celceliska kharashka sanadlaha ah ee daaw eynta kelyaha ee Afrika qofkiiba waa inta u dha xa ysa 13k - 25k oo dollar.

Adduunka oo dhan marka ay noqoto xanuunnn ada keliyaha ayaa la sheegay in ay u badanyihiin dumarka.

Si gaar ah marka aynu u dul istaagno Sooma ali ya, dadka ay lasoo deristo xanuunnada keliyaha ay aa ah kuwa qaba xanuunnada macaanka ama son korta iyo dhiig karka waa ahddii aysan si caadi ah u qaadan dawooyinkii loogu tala galay ama aan si weyn uga taxadarin la tacaalidda caafima adkooda.

Sidoo kale waxaa jira dad la kulma xaalad deg de goo xanuunka keliyaha ah taas oo ay badanaa la kulmaan hooyooyinka dhalmada ku dhiig baxa ama aan sida wanaagsan u dhalin sida ay dhakha atiirtu tilmaameen.


Dr Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo loo garan og yahay Dr Shihaab, oo ka howl-gala isbitaalka Dig fe er ee magaalada Muqdisho, ayaa BBC-da uga warr amay sida aysan Soomaalidu ugu baraarugsan eyn keliyo xanuunka iyo xaaladaha khatarta ah ee soo wajaha.

Cudurrada guud

Dr Cabdiraxmaan Shihaab


"Nasiib darro waxaa laga yaabaa in qofku uu san xilli ho re dareemin in killiyihisa ay xanuunsan yihiin, qofka waxa la ga yaabaa inuu si caadi ah isaga shaqeysanayo oo uusan ogeyn khatarta uu ku suganyahayay.

Calaamadaha dib ayey u soo dhacaan, waxaa la ga yaa baa in qofku ay boqolkiiba 40 ama 30 kaliyaay u caafimaad qabaan killiyihiisa, balse uusan weli ku baraarugin, ha diiba qofku uu gaaro heerka caaladaha u uku dareemo waa mid halis ah”, ayuu yiri Dr shihaab. Calamadaha lagu garan garo in qofku uu ka xauun badan iyo miis dhimis

nuunsanayo killiyaha ayaa ah kuwo aan si rasmi ah loogu garan karin in killiyaha laga hayo waxaana ka mid ah, Lalabo badan, matag badan, kaadida oo ya raato & barar badan oo lugaha ah, sida uu dha khta rku sheegay.

Dhakhaatiirtu waxa ay ku taliyaan in qofku uu si caadi ah ula socdo xaaladdiisa caafimaad.

"Waxa laga yaabaa in dadku intooda badan ay yihiin bukaan socod, dadkeenana kuma baraarug sa na in ay baaritaanno sameeyaan iyaga oo aan xit aa xanuun dareemeyn, qofku waa in uu is baar aa sa nadkiiba mar ama labo mar”, ayuu yiri Dr Shih aab.

Bukaan socodka ayaa ku tiirsanaa nadiifinta u gu yaraan laba jeer toddobaadkii si ay u noolaadan. Adigoo ka saaraya wasakh iyo biyaha xad-dha afka ah ee kelyaha sababtoo ah kelyuhu taas ma sam ayn karto. Dadkaas oo isugu jiray dad waayeel ah iyo kuwo da’yar ayaa qaarkood waxaa u dhint aan xanuunnada killiyaha ka haleela.yadoo dunida laga xusayo toddobaadka kelliyo xanuunka gaar ahaan maalinta astaanta u ah killiyo xanuunka ee 14-ka Maarso, khubarradu waxay noo til maamayaan sida aan u ilaalin lahayn kelyehen na.

KilliyahaKilliyo xanuunka

Shantaan qodob ayaa ugu muhiimsan oo aad ku ilaalin karto killiy aha aga Dhaqtar hihaab, ay aa sheegay in qof kas taa laga doonayo inuu sameeyo tilmaahan si uu uga taxa daro killiyo xanu un ku yimaada.

Cab biyo badan maalintii Qiyaastii 8 koob oo biyo caadi ah oo la cabbo maalintii waxa ay u wanaag san tahay ilaalinta caafimaad ka kelliyaha, biyuhu waxay ilaalin doonaan kelyaha, gaar ahaan bukaa nada qaba sonkorowga, dhiig karka, cudurka iyo & xanuunnada kale ee khatarta ah.

Yareynta maandooriyaha iyo Sigaarka

Joojinta maandooriyaha iyo sigaarka ayaa muhiim u ah qofku inuu ilaaliyo caafimaadka kelyihiisa. Si gaarku waxa uu qayb ka yahay waxyaabaha saba ba keliyo xanuunka daran waana cawadga caafim a adkaaga.Si sax ah u isticmaal daawadaDaawo kasta oo laguu qoro waxa ay dhakhaatiirtu ku taliyaan in aad u isticmaasho sidii lagu faray, waa inaad dhakhtarkaaga waydiisaa isticmaalka da awa da.aawooyinka qaarkood waxay dhaawici kar aan xubnahaaga, gaar ahaan kelyaha. Raadso la ta lin caafimaad oo ha iibsan dawo aadan ogeyn waxa kaaga iman kara ama dhakhtar uusan kuu qorin. Samee baaritaano caafimaad Dhakhaatiirtu waxa ay ku talinayaan in qof waliba uu si gaar ah ula soc do caafimaadkiisa gu ud, wax kale oo ay tahay in qof kastaa sameeyo wa a baaritaanka miskaha ugu yaraan hal mar lab adii ilaa shantii sanoba. Si loo hubiyo caafimaadka kel yaha iyo xubnaha kale.

Samee jimicsi jir eed Qaado 30 daqiiqo ama ka badan maalintii jim icsiga. Waxay kaa caawinay saa nidaaminta jirka a ga iyo firf ircoonida shaqada ee xubnahaaga guud, sidoo kale Dr shahiib ayaa xus ay in dadka miis aankoodu bad anyahay in khat ar ugu jiraan killiyo xanuun iyadoo loo baahanyhaay jimics

Xigasho:BBC


 

Maareeyaha guud oo qaabbilay wafdi ka socda Hay’adda Duulista Masar

Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xa san ayaa Shalay qaa bbilay wafdi ka socda Hay’adda Du ulista Rayidka Dalka Masar iyo shirkadda diyaaradaha ee Egypt Air

Socdaalka wafdiga & ujeeddada kullam adanay aa bilow u ah qorshaha lagu diy aarinayo duulimaa dyo ay ka bilowdo gar oonka diyaaradaha caalam iga ah Aadan Cabdulle ee caasimadda Muqdisho, shirka dda duulimaadyada Egypt Air.

"Waxaan isla bilownay qiimeynta la xiriirta surta galnimada ay duulimaad toos ah uga billaabayso Mu qdisho , shirkadda diyaaradaha Egypt Air, kaa so noqonaya Muqdisho iyo Qaahira ,” ayuu yiri Maa reeyaha guud, Axmed Macallin.

Wafdiga ayaa sidoo kale kormeer ku tagay xafii syada xarunta dhexe ee hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) iyo garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabdulle.

Egypt Air, ayaa ku biiraysa shirkadda duulimaad yada Saudi Airlines, oo sidan oo kale wafdi usoo dirtay Muqdisho toddobaadyo ka hor si ay qiimeyn u sameeyaan, labadan duulimaad ayaa la filaya in la billaabo ka hor dhammaadka sannadkan, waxa yna noqonayaan duulimaadyadii sagaalaad oo caal ami ah oo ka soo degga Muqdisho, waxaa horey si joogta ah uga soo deggayay Muqdisho shirkadaha diyaaradaha caalamiga ah ee kala ah ; Turkish Airlines ,Qatar Airways, Ethiopian Airlines, Flydu bai ,Air Djibouti, Uganda Airlines iyo Kenya Airways

"Hadda waxaa socda qorshihii aan ugu gudbi lah ayn duulimaadyada bariga dhexe , waxaana dalka uu martigelin doona shirkadaha diyaaradaha Yurub oo dane ynaya inay duulimaadyo ka billaaba an gar oonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ” ayuu ku daray Maaree yaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Mudane Axmed Macallin Xasan oo ka hadlay qorshaha xiga ee horumarinta du ulimaadyada caala miga ah si loogu fududeeyo muwaa diniinta duulimaadyada caalamiga ah oo si doo kale gacan ka gaysana qorshaha horumarinta dhaqaale iyo sumcada qarankeenna.

Ku dhawaad 50 Milyan oo Qof oo dhima sha, dhaawac iyo Barakac ku noqday Colaadda Sudan

Bisha April ee sanadkan ayaa waxa ay ku bee an tahay sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay dagaalka ka socda dalka Sudan, kaasi oo ka dhash ay loolan dhanka awoodda ah oo u dhaxeeya labo Jeneraal oo iska soo horjeeda.

Hay’adaha gargaarka ayaa sheegay in dagaalku uu cawaaqib xun ku yeelanayo dad ku dhow 49 Milyan oo qof – in ka bad an kala bar dadkaasina ay u baahan yihiin gargaar bini’aadann imo oo naf bad baadin ah. Tan iyo markii uu dagaalka ka billow day Sudan, 15-kii bishii April ee sanadkii 2023-kii, toban aan kun oo qof ayaa la dilay laguna dhaawacay, malaayi inna si qasab ah ayaa guryahooda looga saaray.

18 milyan oo qof oo ay hayso gaajo daran, ayaa 5 milyan oo ka mid waxa ay qarka u saarayihiin ma cluul sida ay sheegtay hey’adda cuntada Aduunka ee WFP

Dr. Richard Brennan, oo ah agaasimaha xaalad da degdegga ah ee xafiiska gobolka ee Ururka Ca afimaadka Adduunka ee Mediterran ean-ka, ayaa sheegay in caalamku uusan ku baraarugsaneyn ba axadda musiibada bani aadnimo ee ka jirta Suda OW.WORDPRESS.


RAMADAAN: SIDA AAD ISAGA ILAALIN KARTO GAAJADA IYO OONKA MARKA AAD SOOMANTAHAY? Waa ku celis


Xilli la gudo galay bisha barakeysan ee Ramadaan, muslimiinta ku nool guud ahaan dunida ayaa bilaabay inay soomaan maadama soonka uu kamid yahay tiirarka diinta Isla amka, waxaa na qofka soom aan laga doon aya in uu ka fogaado cuntada iyo cabista xilliga maalintii ah.

Inkasta soonka laga helo faa'iidooyin caafimaad, haddana waxa laga yaabaa in dadka qaarkood ay ku adkaato in ay la qabsadaan isbeddelka ku yimi hab-nololeedkooda bishan, ama waxaa laga yaabaa in qofka uu dareemo daal daran maadama uu ka go'ay cabitaankii iyo cuntadii, inkasta dadka qaar ay la qabsa daan soonka, dadka qaar waxay la daalaa dhacayaan xanuunada sida sokor owga iyo dhiig karka. Waxaan halakn idiin kuugu soo gudb ineynaa talo oyinka muhiimka ah ay bixiy aan khuburrada ca afimaadka si aan u ilaalino caafimaadkeena anaga oo soomaan.

BBC-da, qeybta Carabiga oo la hadashay tiro dad ah ayaa sharraxeysaa waaya-aragnimadooda shak hsi ahaaneed ee laga yaabo inay dad badani ka faa'iid aystaan ​​inay qorsheeyaan sida ay wak htigooda ugu qaataan bisha Ramadaan, iyo sidoo kale khubarada dhinaca nafa qada si ay u iftiimiyaan hababka ugu waxta rka badan iyo hababka loo maro ilaalinta caafimaadkaaga xilliga soonka.

Cuntooyin kala duwan oo lagu af-furayo

Cuntooyin kala duwan oo lagu af-furayo

Cuntooyinka aad u baahan tahay in aan cunto suxuurta iyo kuwa aadan u baaheyn

Suxuurta ayaa ah waxa uu qofka ku bilaabo aalintiisa soonka, suxuurta ayaa lagu ogaanayaain uu daal, haraad iyo gaajo dareemayo inta uu sooman yahay iyo in kale.

Faadi Cabbaas oo ah khabiir ku takha susay cilmiga nafaqada ayaa ku taliyay in dadka ay raacaan talooyinka soo socda, kuwaas oo uu aaminsan yahay in ay fu dudeynayaan soonka ka hortaggay aan fuuqbaxa jirka iyo in laga helayo faa'iido oyin caafimaad oo badan.

Cabbaas ayaa BBC-da u sheegay: "Sux uurta waa in qofka uu cabbo biyo badan, cuntada waa in qofka uu bilaabo saxan khudaarta cagaaran ah sida Ansalaato, cuntada waa in aysan ku badneyn milixda iyo saliidda dufanka leh, haddii kale saacado ka dib waxaad u baahan doontaa in biyo badan aad cabtid"

Fadi Cabbaas wuxuu ku takhasusay arrimaha nafaqadaFadi Cabbaas wuxuu ku takhas usay arrimaha nafaq ada

Waxa uu intaa ku daray "Q aadash ada cuntooy inka iyo cabitaanka sokorta leh waa mu hiim ba lse waxaa ka sii fiic an in qofka uu badsado khudaarta biyaha leh, sida qara ha, liinta iyo ruma anka, kad iba qofka uu biyo badan cabbo".

Laanta adeegga caafimaadka qaran ee Ingiriiska waxay dadka kula talinaysa

EEG.. BOGGA 6AAD



RAMADAAN: SIDA AAD ISAGA ILAALIN KARTO GAAJADA IYO OONKA MARKA AAD SOOMANTAHAY? Waa ku celis


KA YIMID BOGGA5AADa inay iska ilaaliyaan shaaha iyo kafeega sabab too waxaa ku jiraa maadd ada caffeine gaar ahaan dad qabo xanuunada ku dhaca kaadi mareenka. Fuuq baxa jirka wuxuu horseedaa xaalad caafimaad darro ah sida madax xanuun, in dhiigga uu hoos usoo dego, kelyo xanuun iyo cudurro kale.

Waxaa lagula taliyay dadka soomaan inay qaataan cunto isku dheelitiran

Qoraalka sawirka,

Waxaa lagula taliyay dadka soomaan inay qaataan cunto isku dheelitiran

Haddaba, sidee looga hortagi karaa dhiba atad an ?

Xilligga af-furka dadka wa xay cun aan cuntooyin kala duwan, qofka wa xaa la ga yaabaa in si xad dhaaf ah uu cuntada u qaato maadaama uu ma alintii oo idil uu gaajeysnaa, af-furka kadib waxaa laga yaabaa in qofka uu dareemo calool xanu un, dibiro, caajisni mo, hurdo, dadka qaar, dhib aatadu waxay noqon kartaa mid aad u daran, gaar ahaan dadka qabo dhiig karka ama sonkorta.

Maalmaha ugu horreeya ee soonka ay aa ah kuwa ugu adag "sababtoo jirksa wux uu u baahan yahay tamar" sida uu sheegay Fadi Cabbaas.

Qoys ku sugan dalka Urddun oo af-fura yo

Qoys ku sugan dalka Urddun oo af-furayo

Cabbaas wuxuu leeyahay waa in afurka loo qaybiyaa saddex marxaladood isla mark aana uu qofka uu kala dhexeeysiiyo saddex daqiiqo.

Waxa uu intaa ku daray "Waxa lagu talina yaa in aad cabto koob biyo ah, lix daqiiqo ka dibna waxa aad bilaaba ysaa in aad cunto timirta ama cabitaanka laga sameeyay khudradda, lix daqiiq kadib qofka waa in uu qaato khudradda cagaa ran iyo cuntooyi nka kale ee leh tamarta iyo Protein-ka" Dhakhtarka wuxuu ku talinayaa dadka Soomaan marka ay af-furayaan inay qaataan cuntooyin isku dheelitiran sida, baradhada, bariiska, baastada, ukunta, digirta ama caanaha. Inkasta uu jirka u baahan yahay biyo bad an, qofka soomaan waxaa lagu talinayaa in biyo badan uusan cabbin maadama ay saameyn ku yeelaan karaan kelyahiisa ama mindhicirada, tusaale ahaan qofka waa in uusan cabbin wax ka badan labo koob oo biyo ah kadib af-furka, qofka waa in saacad saacad kadib uu biyaha u cabbaa.

Muxuu yahay xiriirka ka dhaxeeya nooca dhigga qofka iyo u adkeysiga gaajada?

Gabdhaha soomaaliyeed oo aad u hadal haya ninka xaaskiisa cuntada u kariya

Sidee bedqab loogu soomi karaa inta lagu jiro Coronavirus Maxamed Fayed, waa khabiir u dhashay Morocco oo ku takhasusay cilmiga cuntada iyo nafaqeynta

XIGASHADA SAWIRKA,MOHAMED FAID

Qoraalka sawirka,

Maxamed Fayed, waa khabiir u dhashay Moroc co oo ku takhasusay cilm iga cuntada iyo nafaq eyn ta

Dumarka miyaa ragga uga adk eysi bad an soonka?

BBC-da waxay wareysatay Saciid iyo Cis maan oo ah labo wiil oo walaalo ah oo ku sugan magaalada Xalab ee Suuriya isla markaana ka shaqeeya dhismaha gurya ha, waxay ka shekeynayaan sida ay ugu adkeystaan soonka maadaama ay shaqo culus qabtaan.

Siciid waxa uu yiri: "In kasta oo aan aniga ogyahay in aan ballaariyo maskaxd eyda bisha soon, haddana waxaan noqdaa qof ay ka lunto dabe ecadda gaar ahaan xilliga duhurka, oo maan xaka meeyo hab-dhaqankayga oo aan ku qayliyo shaqa alaha, Si degdeg ah ayaan uga qoomamey nayaa taas, waanan ka raali gelinayaa iyaga, Laakiin xaaladdan wax badan ayay igu soo laa laabtay."

Walaalkii Cismaan waxa uu yiri "Gaajo waan u adkaysan karaa maalmaha ugu horreeya, laakiin toddobaad ka dib, wax aan dareemaa haraad aad u daran, taasna waxay igu keentaa madax-xa nuun, waxaa nan noqday qof aan dulqaad laheyn laakiin ma xakameyn karo dareenkayga. Dhanka kale, Maxamed Faayid oo ah khabiir ku takhasusay cilmiga cuntada iyo nafaqeynta oo ku sugan dalka Marooko ayaa yiri: "Guud ahaan dumarku waxay ragga way kaga awood bayihiin in ay u adkeystaan ​​soonka, sababtoo ah dufanka ku jira jirka haweeneyda ayaa ka badan tan ku jirta jirka ragga iyo ragga oo ka muruqyo waaweyn dumarka". Sida uu qabo Fayed, waxaa jira sababo cilmiyeed oo arrintan ka dambeeya, ku waas oo ah in ay jiraan hormoonno firfirc oon oo ku jira jirka haweenka. "Hormo onka Estrogen-ku waxa uu ka caawiyaa haweenka in ay gaajada u adk aystaan ​​oo ay niyadda dejistaan ilaa iyo inta suurtogalka ah, taas oo ka caawisa in ay la dagaallamaan shucuurta iyo daree nka walaaca leh halka testosterone ee ra gga uu kiciyo dareenka xanaaqa ah, wel welka iyo buuq.".

Hormoonka Estrogen wuxuu ka caawi yaa dumarka inay ku adkeystaan gaajada

Qoralka sawirka,

Hormoonka Estrogen wuxuu ka caawiyaa dumarka inay ku adkeystaan gaajada

Haweenka shaqeeyaRagga ayaa aad ugu dhaq-dhaq aaqa badan dumarka, wax aana sabab u ah mas'uuliyadda ka saaran inay masr uufaan qoyska, waxay taas keeneysaa inay lumiya an tamar badan marka loo barbardhigo dumarka inkasta oo ay jiraan dumar badan oo shaqeeyo oo wajahaya culeyso badan oo uga imaanayo dary eelka carruurta iyo guriga.

Fayed waxa uu aaminsan yahay in nooca cunto ee uu qofku cuno ay saamayn ku yeelato niya diisa,maadaama dadka aadka u cuna hilibka ay aad uga xanaaq badan yihiin kuwa khudradda cuna.

Waxa uu sheegay in haw eeneyda cunta hilib iyo farmaajada la mid ah xadd iga uu cunay qof rag ah inay xanaaqi karto sida ragga.

JimicsigaSalaadda taraawiixda kuma filna jimicsiga

si jirka looga saaro Calorirs-ka xad-dhaafka ah, sida ay dadka qaar aaminsan yihiin, sidaas dart eed waxaa lagama maarma an ah in la sameeyo jimic siga qaarkii ee kordhin kara garaaca wad naha, sida ay ku talisay khabiirka ku ta khasu stay nafaqa darrada ee ku sugan London, Aison Kfang.Ais on Kfang wuxuu kula tali sa qofka soomaan inuu jimicsi sameyn karo 3 saacadood kadib marka uu af-furo.

XIGASHO:-BBC



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip