Wasiir Maareeye oo dalka Morocco uga qeyb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa

0
Thursday April 18, 2024 - 13:33:58 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 79
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Maareeye oo dalka Morocco uga qeyb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa

    Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa, oo lagu qabtay magaalada Rabat ee Dalka Morocco. Shirka ayaa waxaa looga hadl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa, oo lagu qabtay magaalada Rabat ee Dalka Morocco. Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa dib-u-habeynta iyo horumarinta nolosha Beeraleyda yar yar (Rural transformation) iyo barida Beeraleyda laqabsiga iyo u adkeysiga isbedelka cimilada. Shirka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Agaasimaha Guud FAO, AU commissioner-ka ee Beeraha, Wakiilo ka socda Caalamka iyo Quburo ku xeeldheer arrimaha Beeraha, iyada oo Soomaaliya shirkaan uu ku matalayo Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip