HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 12-KA MAARSO 2024-KA

0
Tuesday March 12, 2024 - 08:22:24 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 12-KA MAARSO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xildhibaannada labada Aqal oo Shalay billaa bay dooda cutubka 4-aad ee Dastuurka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaa nka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shirguddoomiyay kulanka 24-aad ee labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya, waxaana kulanka ku weheliyay ku-xigeennada Labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad JFS.

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlam aanka Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya ay aa guda galay ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah oo ka hadlaya matalaadda shacabka.

Cutubkan oo ka kooban afar qeyb ayaa Shalay waxaa ka doodistooda la furay qeybta 1ad ee mabaadii’da guud ee mataladda shac ab ka iyo madaxa labaad oo ku saabsan arrim aha doorashooyinka dalka, iyadoo Xildhiba annada Labada Aqal ay soo jeediyeen aragtidooda ku aa ddan qodobada 48-aad illaa 53-aad ee Cutubka Afaraad madaxyadiisa koowaad iyo labaad

Doodda Cutubka Afaraad oo sii socon doo nta maalmaha soo socda ayaa waxaa isku diiwa an geliyay in ka badan boqol mudane, taas oo muujinaysa muhiimadda cutubkaan uu leeyahay, iyadoo Guddiga La-Socodka Dastuurk ana ay diiwaan geliyeen dhammaan hadal qoraallada iyo Xildhibaannada labada gole ee Baarlam aanka 11-aad.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo soo xiray fadhiga Shalay ayaa sheegay in Xildhiba ano badan ay dooda ay u dhiman tahay in lais ku gu soo laabto kulanka xiga.

Soomaaliya oo ka qeybgashay kalfadhiga 68-aad ee Qaramada Midoobay

Wafdi ay hoggaamineysay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS, Marwo H.E Amina Hassan Ali ayaa Shalay ka qeybgashay kal-fadhigiisa 68-aad ee shirweynaha Arrimaha Haweenka Adduunka,kaas oo ka dhacay xarunta Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.

Shirka ayaa looga hadlay doorka haweenka ay ku leeyihiin bulshada, kaalinta ay ka qaataan horumarinta dalalka iyo sida ay lagama maa rmaanka u tahay dhiirigalinta iyo kor u qaadidda aqoonta haweenka.

Wafdiga ka socda Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS ay aa maalmahaan booqashooyin shaqo ku joogay dalal ay kaid yihiin Turkiga

IMF oo sheegtay in horumar weyn laga gaar ay dib u habaynta Maaliyadda Soomaaliya

Hay’adda MF ayaa soo saartay Warbixin ku saabsan natiijada horumarka Maaliyadda Soom aaliya kadib shir qaatay muddo labada toddob aad ah oo ay yeesheen Wasaaradda Maaliyadda iyo IMF.

Warbixinta IMF kasoo baxday ayaa lagu yiri,” Soomaaliya waxay sii waday horumarinta hann aanka dib-u-habaynta Maaliyadda, waxqab adka fulinta ajanduhuna waxa uu ahaa mid xooggan, dadaalkaas ay Dowladdu sameysay waxa uu sababay in dhaqaaluhu sare u koco iyada oo la filayo in uu gaari doono GDP-ga dalka koror dhan 3.7 Boqolkiiba marka la barbar dhigo 2023 %2.8 boqolkiiba.”

IMF waxay tilmaamtay in maalgelinta tooska ah ee ajnebiga la filayo in ay kor u kacdo, ka dib markii Soomaaliya laga cafiyay $4.5 oo deyn ah, si loo gaaro hindisaha dayn cafinta Waddamada saboolka ah.

Si kastaba ha ahaatee, hay’adda IMF waxay sheegtay inay weli jiraan caqabo maaliyadeed oo ah kuwo wali taagan, una baahan in la xaliya iyada oo ay muhiimad gaar ah leedahay taageer ada Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya.

Natiijada Warbixinta Maaliyadeed ee IMF wa xa ay ku saleysan tahay dib-u-eegistii lagu sa meeyay hannaanka Maamulka Maaliyadda Dow ladda ee Saddexdii bilood ee la soo dhafay.

Saciid Dani oo goob joog ka ahaa dhaarinta Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Md. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka no qday munaasabadda dhaarinta Wasiiru Dowlaha layaasha

Dowladda Puntland Md. Maxamuud Shiikh Ciid, oo Shalay si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyay, waxaana dhaariyay Siciid Axmed Faarax oo ka mid ah Garsooraya asha Maxkamada Sare ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa Wasiirka alle uga bary ay in uu u fududeeyo xilka, wuxuuna kula dardaa rmay in sida ugu wanaagsan uu u guto waajib

aadka loo igmaday. -DHAMMAAD-

Soomaaliya & Qaramada Midoobay oo kawa da arrinsanaya wax ka qabashada isbadalka cimillada

Wasiirka Wasaarada Deegaanka Iyo isbed el ka cimilada Marwo Khadija Mohamed Al-mak hzoumi iyo hay’ada Sanduuqa Cimilada Cagaa ran (GCF) ayaa kulan la qaatay Wakaala daha La aqoonsan yahay iyo Qaramada Mido obay (UN). kulankan ayaa diirada lagu saaray iskaashiga qaramada midoobe (UN) iyo Dowlada Soom aaliya ee arrimaha is bedelka cimilada iyo Kala Horeysiinta Barnaamijyada Geedi Socodka Hay’ ada Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF) ee dalka soomaaliya.

Baarlamaanka Puntland oo meel mariyay golaha wasiirrada ee madaxweyne Deni uu magacaabay

Baarlamaanka Puntland ayaa xasaanadda siiyay golaha wasiirrada ee uu soo magacaabay madaxweyne Deni, kuwaas oo Shalay hortagay baarlamaanka, si ay u helaan codka kals oonida.

54 xildhibaan oo ku sugnaa fadhigga baarla amaanka, ay aa cod gacan taag ah ku meel mariyay wasiir ra da, sidoo kale baarlama anka ayaa ansixiyay qor she siyaasadeed uu madaxw eyne Deni usoo gudbiyay.

Madaxweyne Deni oo dhawaan mar kale dib loogu doortay xilka madaxweynaha, waxaa lab adii sano ee ugu dambeysay maamulkiisu uu no qday mid fadhiid ah oo ka bixi waayay khilaaf siyaasadeed oo ka jiray gudaha Pubtland iyo dhinaca dowladda federaalka.

Ciidamada amniga iyo shaqaalaha rayidka ah ayaanan helin wax mushaar ah muddo bilo ah.

Deni, waxaa dul hoganaysa eedeeymo ku saaban inuu dhaqaalihii Puntland uu adeegsad ay arrimo siyaasadeed iyo inuu Puntland galiyay colaad dhiig badan ku daatay, dad bandanna barakicisay.

Qaar kamid ah siyaasiiinta xilka kula tartam ay ayaa usoo jeediyay inuu muddo xileedkiisa cusub uga faaidaysto inuu Puntland si daacad u gu shaqeeyo, oo uusan mar kale isku dayin inuu hantida Puntland ugu adeegsado si uu ugu gaaro danihiisa siyaasadeed.

Agaasimayaasha Hay’adda socdaalka oo Arbacada ka soo muuqan doona maxkamada

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday in Arbacada soo soocota ay qaadi doonto dhageysiga dacwad ka dhan ah masu uliyiin dowlada ka tirsan

Masuuliyiinta dacwadooda la qaadayo waxaa ka mida Agaasimayaashii hore ee Hay’a dda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

Arbacada oo taariikhdu ku beegan tahay 13-03-2024 ayay masuuliyiintaani ka soo muuqandoonaan Maxkamada Gobolka Banaadir.

Kiiskaan oo hore u furnaa ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo.

X/jajab & G/Haarey oo H/hore isku arkaya tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Degmooyinka Xamar Jajab iyo Garbahaarey oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Gedo ayaa Habeen hore isku araya tartan cilmiyeedka Wa rbaahinta Qaranka oo Habeen hore daahfu rmay.

Xarunta warbaa hin ta Qaranka ay aa Habeen hore wax aa si rasmi ah uga furmay tartanka bisha Ramadaan ee ay ka qeybgalay aan degmooyim nka gobolka Banaadir iyo kuwa gobollada dalka.

Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Habeen hore si rasmi ah u furay tartnka cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramad aanka, isaga oo sheegay in tartankaani uu yahay mid xambaarsan aqoon iyo isbarasho.

Kulankii koowaad ee Tartan Cilmiyeedkii Habeen hore waxaa ku baratamay degmooyinka Dhuusa mar eeb iyo Xudur, xilli degmada Dhuusamareeb ay ku guuleysatay 18-dhibcood.


Taliyaha Ciidanka Boliiska oo ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaariyay 300 askari

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/gu uto Sulub Axmed Firin, ayaa ka qeybgalay mu naa sabad Shalay lagu dhaariyey 300 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, kuw aas oo Dorraad tababar loogu soo xiray dug siga tababarrada booliska ee Jeneraal Kaahiye.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Sooma aliya S/guuto Zakiye Xuseen Axmed iyo Saraa kiil kale oo ka tirsan Taliska Booliska ayaa Taliy aha kala qeyb galay munaasabadaan, waxa yna ciidankaan cusub ka qeyb qaadana yaan sugid da amniga muwaadiniinta Soomaal iyeed

Munaasabad lagu daah furay Mashruuc afurin dadka dantayar oo lagu qabtay Muqdisho

unaasabadd Kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA, goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, Safiirka Dowladda Qatar ujooga Soomaaliya aya a lagu daahfuray Mashruuc afurin ah oo loo sam eenaayo dadka dantayar iyo kuwa barakac yaasha ah ee ku nool gudaha Dalka.

Mashrucaan waxaa iska kaa shanaya SoDMA iyo Hay’adda Qatar Charity, waxaana l agu wadaa in Gargaarkaan la gaarsiiyo 10,200 oo qoys, sidoo kale goobaha gargarkaan la garsi nayo waxaa kamid ah xarumaha lagu xanaane eyo caruurta agoonta ah.

Maraykanka oo ballanqaaday inuu 100 Milyan ku bixinayo taageerada ciidanka Militariga Soomaaliya

Mareykanka ayaa ballan qaaday in $100M uu ku bixinayo saldhigyo cusub oo militari, oo looga gol leeyahay in ciidanka Soomaaliya ay kala war eegaan ammaanka ciidanka ATMIS dhamaadka sanadka.Taageeradan ayaa laga sheegay, kulan dhexmaray Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdul qaadir Nuur iyo Sii-hayaha safiirka Mareykanka.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay xoojinta dadaallada ka dhanka ah argagixisada iyo kor u qaadista amniga qaranka.

Dhawaan ayay ahayd markii Mareykanka iyo dowladda Soomaaliya ay kala saxiixday heshiis dhanka amniga ah oo ah dhismaha ciidamo Soo maaliyeed oo shaqeynaya, kuwaas oo awood u leh in ay la wareegaan mas’uuliyadda amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Saxiixa heshiiskan is-afgaradka ah ayaa ku soo beegmaya iyadoo Geeska Afrika ay ka taa gan tahay xiisad ka dhalatay heshiiskii Somali land iyo Itoobiya 1-dii January ay wada galeen.

Heshiisku waxa uu Addis Ababa u ogolaan ayaa in ay gasho badda cas si ay suurtogal u noqoto in la aqoonsado Somaliland.

Dadka Reer Falastiin oo bilowga Ramadaan wajahaya baahi iyo dagaal

Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada dadka reer Falastiin UNRWA ayaa sheegtay in deegaan kasta oo Falastiin ah ay ka jiraan baahi iyo macluul daran, xilli uu si rasmi ah u bilowday ama la galay bisha Ramadaan.

Hey’adda ayaa mar kale ku celisay baaq la xiriiray in la helo xabad joojin degdeg ah,gaar ahaan inta lagu jiro bisha barakeysan ee Rama daan.

Dhinaca kale,Ciidamada Israa’iil ayaa boqol aal Falastiiniyiin ah ka hor istaagay in ay galaan masaajidka al-Aqsa ee ku yaala bariga Quddus ee la haysto si ay ula yimaadaan waajibaadka Alle,gaar ahaan salaadaha iyo ducooyinka gaar ka u ah bisha Ramadaan, sida ay sheegtay wa rbaahinta gudaha.

Ciidamada Israa’iil ayaa garaacay dad bad an oo Falastiiniyiin ah,isla markaana hor-istaag ay in ay salaadaha bisha Ramadaan ku dukad aan Masjidka Al-Aqsa ee la heysto .

Ismail Haniyeh oo ah madaxa xafiiska siyaas adda ee Xamaas, ayaa Israa’iil ku eedee yay in ay ku guuldaraysatay in ay gaadho heshiis xab bad-joojin ah kahor bisha Ramadaan, isagoo yiri "Ma doonayno heshiis aan soo afjareyn dagaal ka Gaza.”

Ugu yaraan 31,045 falastiiniyiin ah ayaa la dil ay 72,654 kalena waxaa lagu dhaawacay weer arrada Israa’iil ee Gaza tan iyo Oktoobar 7.

Tiradadhimashada Israa’iil eek u baxayweer arradii Xamaas ee Oktoobar 7 ayaa maray say 1,139, daraasiinna weli waa la haystaa.

Mahad Salaad iyo Xaadoole oo Habeen hore qaaday tallaabo cajiib ah

Taliyaha hey’adda nabad sugidda Mahad Maxamed Salaad ayaa Habeen hore kormeer ku maray qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqd isho, isagoo la afuray ciidamada ammaanka.

Taliye Mahad Salaad waxaa Habeen hore kormeerki isa ku wehliyey Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan golaha shacabka, isla markaana ah sarkaal sare oo militeri.Taliyaha iyo Xildhibaanka ayaa ciidamada ku kormeeray baraha koontoroo lada ee degmooyin ka waqooyiga Muqdisho oo dadka iyo gaadiidka ay ku baarayeen.

Mahad Salaad ayaa caadi u dhex galay bulsh ada, isagoo shacabka si gacan qaad ah ugu salaamay maqaayadihii ay ku caweynayeen.

Degmooyinka Yaaqshiid, Heliwaa iyo Kaaraan ayey masuuliyiintaan soo mareen Habeen hore, iyagoo la soo afuray ciidamada amniga oo isugu jira NISA iyo Booliska.Taliyaha NISA ee Gobolka Ba naadir Muxudiin Warbac ayaa Mahad iyo Xaad oole ku wehliyey kormeerkaan ay ku mareen deg mooyinka waqo oyi ee caasimadda Muqdisho.ildhibaan Xaadoole oo la hadlay warb aahi nta ayaa faahfaahin ka bixiyey kormeerkooda, isagoo sheegay inay Habeen hore tageen goobihii ay difaacyada u ahaan jiray dowladihii tan Xasan Sheekh ka horeeyey. Wuxuu sheegay in ciidan badan iyo hub culus aysan wadan, isla markaa na aysan dareemeyn wax cabsi ah, Xaadoole ayaa hey’adaha ammaanka ku amaanay shaqa da muuqata ee Muqdisho ay ka hayaan.

Gudiga Somaliland ugu qaabilsan heshiiskii Itoobiya oo booqday xeebta Lug-haye

Guddida Farsamo ee Maamulka Somaliland u qaabilsan Heshiiska ItoobiyaIyo Maamulka dhex-maray ayaa booqday xeebta Lug-haya oo ka mi da goobaha la hadal hayay ee Itoohiya laga kireeyay. Gudiga waxay la kulmeen odayaasha reer Qwdal iyagoo kala hadlay arimo ku saabsan heshiiska iyo damaca Muuse Biixi ee ah sidii uu ku fulin lahaa. Warkaan oo lagu baahiyay Tav-ga Maamulka Somalinad ayaa u tabiyay sida ay uyaga jecel yihiin.

Dadka deegaanka ayaa intoda badan hore u cadeeyeen mowqifkooda ku aadan inaan Taako dhul Somaliyeed ah uusan xabashida siin karin Muuse Biixi.

Sidoo kale Dhalinyarada Awdal ayaa hubkoo da hore usoo bandhigay inay ku difaaci doon aan dhulkooda.

Madaxweyne Biden & Netanyahu oo mar kale isku maan dhaafay arrimaha dagaalka Gaza

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyoRa’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa mar kale isku qabtay dagaalka ka dhanka ah Xamaas ee Gaza ka soc da.Wareysi uu Sabt idii siiyay MSNBC, ayuu Biden ku she egay in Netanyahu uu waxy eello u geysanayo Israa’iil in ka badan sidii uu Israa’iil u caawin lahaa ” da gaalka uu ku hayo Gaza, isaga oo intaa ku daray inuu doonayo "inuu arko xabbad joojin” marka loo eego heshiis sidoo kale dib u soo celinaya la haystayaashii Israa’iil ee halkaas lagu haystay. Xamaas.

Biden ayaa muddo bilo ah ka digayay in Israa ’iil ay halis ugu jirto in ay lumiso taageerada caal amiga ah ee ku aaddan khasaaraha sii kordhaya ee dadka rayidka ah ee Gaza, halkaas oo dhima shadu ay dhaaftay 31,000.

Netanyahu oo ka jawaabaya waxa uu s he gay in madaxweynaha Maraykanku uu ku kha ldan yahay qiimayntiisa, isla markaana uu si ad ag u difaacay siyaasadiisa Qaza, gaar ahaana hawlgal dhulka ah oo ku soo fool leh magaalada Rafah ee koonfurta ugu xigta oo Biden iyo mad axda kale ee dunidu ka digeen. "Ma garanayo dhab ahaan waxa uu madaxw eynuhu ula jeedo, laakiin haddii uu taas ula jee do, inaan wado siyaasado gaar ah oo ka dhan ah rabitaanka inta badan Israa’iiliyiinta, iyo in tani ay dhaawacayso danaha Israa’iil markaas wuu ku qaldan yahay labada arrimood. Netanyahu ayaa ku yiri ware ysi uu siiyay Politico iyo warbaa hinta Jarmalka Bild, isaga oo tixraacaya hadalkii Biden ee ku saabsanaa R/W. inuu dhaawacayo Isra’iil.

SAAMEYNTA AY SOOMAALIYA KU YEELANAYSO XARGAHA INTERNET-KA EE AY XUUTIYIINTA JAREEN

Xuutiyiinta Yemen ayaa la rumaysan yahay inay jareen saddex xarig ah kuwa xambaara internet-ka iyo isgaarsiinta caalamiga, kuwaas oo hoos mara badda cas ka dib weeraro ay ku qaadeen maraakiib maraysan marin biyoodkaas

Marin biyoodka badda cas ayaa wajahaya mid ka mida xiisadihii am maan darro ee ugu weynaa tan markii ay falaagada Xuutiyiintu bilaabeen inay bartilmaameedsadaan maraakiibta ganacsi ee maraysa badda cas.

Ilaa hadda ma cada si rasmi cida goysay xariga balse waxa xoogan in Xuutiyiinta loo badinayo inay jareen xargahaas.

Iyadoo maraakiibta caalamiga ah ay mar hore hakad gelisay badda cas, oo ah marin muhiim ah oo shixnadaha xamuulka iyo tamarta ee Aasi ya iyo Bariga Dhexe ilaa Yurub, kharribaadda khadadka isgaarsiinta ayaa sii kordhin karta dhibaatada bilaha ah.

Sida ay shaacisay HGC Global Communication oo fadhigeedu yahay Ho ng Kong, khadadka la jaray waxaa ka mid ah kuwa Aasiya-Afrika-Europe 1, Europe-India Gateway, Seacom iyo TNG-Gulf.

Xariga AAE-1, waa xariga xambaara intenerka oo ka yimaada Faran siis ka yaalana gunta badda cas kas oo khadka internerka gaarsiisa dalal ku yaala Aasiya, Afrika iyo dalal ku yaala Yurub.

Dalalka uu maro xariga AAE-1, waxaa ka mid ah Jabuuti, Imaaraadka, Masar, Sacuudiga, Qatar iyo Hindiya, kaas oo bilowgiisa soo mara Talya aniga iyo Greeca.

Xariga kale ee isaga ay waxyeeladu gaadhay waa Seacom oo xarig internet-ka oo badda hoos yaala kaas oo internetka gaarsiiya dalal ay ka mid tahay Kenya.

Isgaadhsiinta Caalamiga ah ee HGC waxay ku tilShalayy khadka Seacom-TGN-Gulf inuu yahay laba fiilo oo mid ka mida u ku yaalay aaga la ga jaray xarhaja sida uu sheegay Tim Stronge, khabiir ku takhasusay fiilada badda hoosteeda ee TeleGeography, oo ah shirkad cilmi baaris isgaars iineed oo fadhigeedu yahay Washington.

Tata Communications, oo qayb ka ah shirkadaha Indian conglomerate oo hoos tagta Seacom-TGN-Gulf line, ayaa u sheegay AP in "ay biloowday tallaabooyin degdeg ah oo sax ah kadib markii khadka la jaray.

Horraantii bishii Febraayo, dowladda Yemen ee caalamiga ah ee la aqoonsan yahay ee musaafurinta ku jirta ayaa ku eedeysay Xuutiyiinta in ay qorsheynayeen in ay weeraraan fiilooyinka.

Khadadka ayaa u muuqday in la jaray 24-kii Febraayo, iyadoo ururka Net Blocks uu ogaaday gelitaanka internetka ee dalka Jabuuti ee Bariga Afrika ku yaalla oo uu go’ay laba maalmood kadib.

Soomaaliya iyo sameeynta ay ku yeellanayso

Sida ku cadda xogta rasmiga ah ee ku jirta bogga rasmiga ah Hay’adda Isgaarsiinta Qaran ka (NCA) Soomaaliya waxaa laga isticmaa laa ilaa afar fiilo oo ah kuwa fiber optic-ga.

Xargaha badda hoosteeda ee fiber optic-ga ee Soomaaliya laga isticma alo oo afar ah ayaa lagu kala magacaabaa Gulf2Africa, DARE, Peace iyo Eassy. Marka laga reebo Eassy oo gabi ahaan ba ku wareegsan qaarada afri ka, saddex kale waxaa ay ku dhamaadan geeska ayga oo soo mara bada cas.

Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya Jaa mac Xasan Khaliif ayaa BBC-da u sheegay inkasta oo Soo maaliya ay arri nta ay ka qabto walaac la mid ah dunida inteeda kale haddana ay filayaan in kooxdu aysan ku dhiirran karin fulinta weerar noocaas ah.

"Runtii waa jirtaa cabsi badan iyo xaalado kala duwan oo is soo taraya oo laga qabo in kooxda xuutiyiinta ay carqaladeeyna habsami u socdka gancsiga iyo isgaarsiinta aduunka, ayaga oo jaraya xargaha fiber optic-ga,” ayuu yiri wasiirka oo BBC-da u warramay.

Inkasta oo uu jiro walaac heer calami ah hadda wasiirku waxa uu tillm aay in Xuutiyiinta aysan laheyn awoodda ay ku jaraan xargaha mara bada hoosteeda.

"Ganacsi fara badan iyo isgaarsiinta aduunka ayaa ku xiran habsami u socodka xargahaan, waana na samaaynaysa hadii ay dhacdo, laakin awo oddaas kooxdu ma lahan,” ayuu yiri Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya.

"Aqoon tiknoolajiyadda oo heerkaas gaarsi isan kooxdu ma lahan marka waa ay ku adkaan doonta in wax badan ay sameeyaan,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Sanadkii 2017-kii markii ay cilad ku timid fiilada Fibre Optic ee badda hoosteeda ee laga isticmaalo Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhaqaale oo weyn, sidii ay xilligaasi sheegtay dowladda Soomaaliya Isha: BBC

Hoggaamiyihii Al-Qacida ee Mareykanka uu mala ayiinta ku raadinayay oo geeriyooday

Hoggaamiyihii Al-Qacida ee Yemen ayaa geeriyooday, waxaa sidaas ku dhowaaqay kooxda, ayada oo aan bixin wax faah-faahin ah.

Khalid al-Batarfi ayaa waxaa madax iisa dul saarnaa abaal-marin ah $5 milyan, oo uu ballan-qaaday Mareykan ka, sababo la xiriira hoggaami ntiisa Al-Qacidada Jasiirad u yaalka Carbeed.

Inkasta oo la rumeysan yahay in sana dihii dhowaa ay daciiftay sababo la xiriira dagaal dhe xdeeda ah iyo duqeymo diyaaradeed oo Marey kanka uu ku dilay dhowr ka mid ah hoggaanke eda, haddana kooxdan oo loo yaqaan AQAP ay aa loo arkaa laanta ugu halista badan ee Al-Qacida.

Al-Qacida ayaa sii daysay muuqaal muujinaya al-Batarfi oo ay ku duu ban tahay karfan cad iyo calanka madowga iyo caddaanka ah ee kooxda.

Kooxda ayaan shaacin sababta dhimashad iisa, mana jirin wax cal aamad dhaawac oo laga arki karay wejigiisa. Al-Batarfi ayaa la rumeysan yahay inuu ku jiray da’da 40-maadka.

Kooxda ayaa geerida Al-Batarfi ku dhowa aqday habeenkii koowaad ee Ramadan ka, oo Shalay ka billowday dalka Yemen iyo caalamka Islaamka.

Al-Batarfi ayaa la wareegay hoggaanka koo xda AQAP bishii Febraayo ee 2020. Waxa uu beddelay Qassim al-Rimi oo lagu dilay oo weerar drone ah ay fuliyeen ciidamada Mareykanka, kaasi oo uu amray madaxweynihii xilligaas Don ald Trump. Waxay sidoo kale kooxdu sheegtay in Saad bin Atef al-Awlaki uu la wareegi doono hoggaanke eda.

Mareykanka ayaa horey madaxa Saad bin Atef al-Awlaki u dul saaray abaal-marin dhan $6 milyan, ayada oo sheegtay "inuu si shaacsan ugu baaqay weeraro ka dhan ah Mareykanka iyo xulufadiisa.”

Muslimiinta Hindiya oo mar kale ka soo horjeestay sharci takooraya

Dowlada Ra’iisulwasaare Narendra Modiee dalka India ayaa mar kale damacsan inay soo celiso oo ansixiyo sharci ay hore 2019-kii u soo saareen balse muslimiintu ka hor yimaadeen.

Sharcigaaan ayaa ah midka jinsiyadda ee ‘Muslim-diidka, waxaana hada mar kale dibad baxyo sameeyeen muslimiinta India oo diidan gabi ahaanba sharcigaasi oo ay u arkaan mid lagu takoorayo.

Sidoo kale Muslimiinta waxay ku eedeeyeen in ujeedka Dowlada Ra’iis ulwasaare Narendra Modi inay mid la rabo in dadka Muslimiinta ah dhala shada lagala laabto inkastoo dowladu beenisay.

Sharciga muranka dhaliyay ee 2019 ee ay soo saartay xukuumadda Modi ayaa u oggolaa day dhalashada Hindiya qaxootiga aan Muslimii nta aha yn ee ka yimid waddamada deriska la ah Hindiya.

Kooxaha Muslimiinta ayaa sheegaya in sharc iga, oo lagu daray soo jeedinta Diiwaan geli nta Muwaadiniinta (NRC), ay takoori karaan 200 mily an oo Muslimiin ah oo Hindiya ah oo ah dadka saddexaad ee Muslimiinta ugu badan adduunka.

Protesters from Shaheen Bagh hold placards as they take part in a de monstration against Ind ia''s new citizenship law at Jantar Mantar, in New Delhi on January, 29, 2020. (Photo by Sajjad

HUSSAIN / AFP) SOURCE ALJAZEERA




MAXAY CILMIBAARISYADU KA YIRAAHDE EN SIDA QOF DA'YARI KU TAAJIRO KARO?

HANTIILEAdduunkan xawliga ku socda, mad ax-bannaanida maaliyadeed iyo dhisidda hanti waxay noqdeen himilo oyinka ugu dambeeya ee dad badan, gaar aha an jiilka soo koraya.

Daraasadaha laga sameeyey in qofku da’a yar ku samayn karo han ti waxay isku raacsan yihiin bilowga hadafka xili hore, adkaysi joogta ah iyo diiradadda oo saartid halka uu ku dhamanayo yoolkaaga.

Inaad noqoto taajir ama hantiile kuma xirna da’ada aad tahay laakiin fursadaha ayaa ku xiran sida ay cilmi baarisyadu sheegayaan inaad bilow do xili hore.

Sida ay muujinayaan cilmi baarisyada dadka da’adoodu yar tahay kuma badna kuwa taajiriinta noqda haba ugu darnatee wamada la daalaa dhacaya saboolnimada ee dunida. Kumaan jir aan dadka da'doodu yar tahay ee dhaxal ahaan ku noqda taajiriinta.

Sida aan ka soo xiganay qaybta dibu eegista ganacsiga ee jaamacada Harvard, diyaarinta hadafyadas ayaa kugu xambaari kara inaad diira da saarto oo aad ka jibo gaarto.

Inta badan tusaalooyinka muddan ee lagu eegayo in adigoo dhalinyaro ah aad noqon kartid taajir waxaa laga soo dhanbalaa asaasaha Face boog Mark Zuckerberg, oo isaga oo da’diisu tah ay sagaal iyo toban ama labaatan sano jir yagl eelay hindishe ganacsi oo miro dhal noqday ka as oo ku fadhiya balaayiin dollar.

1-Bilow xilli hore

Mar kasta oo hore u bilowdo, way fiicnaan doontaa fursadahaaga aad ku noqon karto Mily an eer markaad da'da yar tahay.

daraasadaha ayaa tilmamaaya in bilowga fur sadaha ay kugu dhiiri galin karto inaaan yeel ato adkaysi iyo ku cel celin badan si riyadaada aad rajo ugu badasho.

2- Deji yoolal cad

Si aad u noqoto taajir ama qof hanti ku hela da’adiisa oo yar waxaa u baahan tahay inaad fikrad cad ka haysato waxa aad doonayso in aad gaarto iyo sida aad halkaas ku gaari doonto.

Deji yoolal gaar ah, la cabbiri karo, oo la gaari karo kuwaas oo la socda aragtidaada mustaq bal ka. Qor iyaga oo si joogto ah ula soco horum arka aga si aad u ahaato mid dhiirigelin leh oo dii radu u saaran tahay Meesha uu doonayo inuu ka jibo gaaro.

3 Samee xirfad la suuq gayn karo

HANTIILE Si aad lacag u samayso, waxaad u baahan tahay inaad dadka kale u soo bandhig to wax qiimo leh. Aqoo nso xirfad aad jecesha hay oo aad ku fiican tah ay, kana shaqee sidii aad u horu marin lahayd ilaa heer sare. Tani waxay noqon kartaa wax kasta laga bilaabo bilowga ilaa naqshaddaynta

4- Yeelo anshax shaqo oo adag

Inaad noqoto taajir ama hantiile waxay u baah an tahay inaad samayso dadaaal naf huridnimo ah Sidoo kale waxaad u baahan tahay inaad diy aar u ahaato inaad wakhti iyo dadaal geliso si aad u gaadho yoolalkaaga, xitaa marka ay adag tahay ama aanad arkin natiijooyin degdeg ah. Samee anshax shaqo oo adag adiga oo dejinaya jadwal, kala hormarinaya hawlahaaga, iyo ilaa linta anshaxa, taasi waxay ku sahli doontaa ina ad fikrahadaagu soo jiitaan aragti maalgalin oo aad hesho.

5- Raadso lataliye

Inaa hesho qof ku siiya talooyin dhaxal gal ah waxay kuu noqon kartaa hanti qiimo leh kaas oo kaa caawin kara inaad gaarto yoolashaada.

Sida la mida waxaa raadisaa qof gaaray hee rka guusha ee aad doonayso inaad higsato, talo oyin iyo tusaalayna waydiiso,

Lataliye wanaagsan ayaa ku siin kara tilmaa mo haboon oo ku jeexi kara jidka ama ku siin ka ra jid budlisan oo aad qaado si aad hadafkaaga uga miro dhaliso.

6. Yeelo kayd iyo fakar ku haboon maalgalin

Si aad u noqoto qof yeesha hanti isagoo yar, waxaad u baahan tahay inaa d kaydsato oo aad lacagtaad a si caqli gal ah u geliso meel aad u sahamisay oo nafac soo cel ina leh Caado ka dhigo inaad kaydsato qayb ka mid ah da khligaaga bil kasta oo aad geliso koontada kay dka ama faylalka maalgashiga.

Kaydka aad samaysaaa wuxuu kugu hogaam in karaa inaad yeelato fakar aad ku eegto fur sadaha maalgashiga.

7- Iska ilaali deynta

Deyntu waxay caqabad weyn ku noqon kart aa dhismaha hantida, iska ilaali inaad dayn ku qaadato kharashyo aan loo baahnayn oo diira dda saar inaad ku noolaato waxa aad awooddo.

Haddii aad u baahan tahay inaad dayn qaada to, iska hubi inaad sabab fiican u qaado, sida maalgelinta waxbarashadaada ama bilawga gan acsi, laakiin kuwa kale ee an beegsanayn had afyadas waxay dhaawici karan inaa ka miro dha liso go’aankaga.

8. Dhis shabakad taageero oo xooggan

Si aad hore ugu socoto, waa inaad dhistaa xula fo badan intii suurtogal ah. Inaad noqoto shaqaa le adag kuma filna. Waa inaad dadka la hada shaa, u muujisaa xiisaha oo aad ka heshaa inay ku jeclaadaan.

Marka aad haysato qof awood la taaban karo ku leh dhinacaaga, xirfaddaada oo dhan waxay u socon doontaa si dhakhso leh. Dhisidda xiriir qoto dheer ayaa ka caawin kara ka miro dhalinta hadafyadada

Somaliland oo u digtay waddamo ay sheegt ay in ay rabaan in ay farogaliyaan is-fahamka ay Itoobiya la gashay

Somaliland ayaa u digtay waddamo anay magac dhabin oo ay sheegtay in ay rabaan in ay faraha las oo galaan isfahamka ay la saxeexatay Itoob iya. Qoraal lagu baahiyay bogaga Wasaarada Arrimaha Dibadda, ayaa lagu sheegay in Somalil and anay marnaba aqbali doonin waxka sta oo ka hor imanaya danteeda.

"Somaliland waxay si aan ka leex leexad laha yn u diidaysa muquuninta noockasta oo ay noq oto, gaar ahaan wixii kasoo horjeeda dant eeda qaranka, ama doonisteeda madaxb anna anida" ayaa lagu yidhi qoraalka. Qoraalka waxa lagu sheegay in heshiiskii ay dhawaan kala sexeexdeen Somaliland iyo Itoob iya uu yahay mid sababaya iskaashi iyo ka wada faa'iidaysi la ba geesood ah, oo labada dhinacba badhaa dhe u ah.

Waxa uu intaa ku daray in ay Somaliland soo dhawaynayso wadashaqayn kasta oo wax dhis aysa, oo ay la yeelato caalamka, lakiin ay ka fooj igantahay waddamo iyo ururo doonaya in ay danahooda shaqsiga ah uga faa'iidaystaan he shiiska Itoobiya.

"Somaliland si wayn ayay u fahansantahay waddankasta ama ururkasta oo doonaya in uu faraha lasoo galo hawshan, isaga oo ku dhexdhu umanaya arrinta beenta ah ee ah ilaalinta mad axbannaanida Soomaaliya, si ay u gaadhaan danaha qaramadooda" Ayaa lagu yidhi qoraalka.

Ugu dabayntii, waxa qoraalka lagu sheegay in ay Somaliland ka go'antahay ilaalinta nabada guud ee gobolka iyo caalamka, isla markaana ay ku foogaantahay ilaalinta gaar ahaan biyaha Badda Cas.

Mareykanka oo xanibaad ku soo rogay shirka ddo & shaqsiyaad lala xiriiriyey Al shabaab

Wasaaradda lacagta ee Maraykanka, xafiis keeda Maamulka Hantida Dibedda ayaa ku dho waaqay in cunaqabatayn lagu soo rogay 16 shirk adood iyo ashkhaas ka hawlgala shabakado gan acsi oo ku fidsan Geeska Africa, dalka Isut aga Imaaraat-ka Carabta iyo jasiiradda Qubr us, kuw aasi oo dawladda Marayanku ku eedayna yso inay lacago u ururiyeen, una kala gudbiyaan urur ka Al-Shabaab oo ah koox xiriir la leh Al-Qaaciida.

War-saxaafadeedka kasoo baxay Wasaarad da Lacagta ayaa lagu sheegay in dadka ku jira shabakadani ay ku jiraan gana csato saamayn leh oo ku sugan gobolka, kuwa asi oo taageero maaliyadeed siiya Al-Shabaab, oo ah koox argagixiso oo mas’uul ka ah qaar ka mid ah weer aradii ugu xumaa ee ka dhaca Bar iga Africa, kuwaasi oo ay ku dhinteen sida war kan lagu sheegay kumanaan qof oo ah dad rayid ah oo aan waxba Shalaysan.

Maraykanka ayaa sheegay in Al-Shabaab san nadkiiba urursato in ka badan $100 milyan oo dollar oo ay baad ahaan uga qaaddo ganac sat ada gudaha iyo shaqsiyaad, lacagtaas oo lagu eedeeyey inay al-Shabaab la wadaagto la amaha kale ee ururka Al-Qaacida ee ku kala sugan dunida.

Sidoo kale war-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in tallaabada laga qaaday dadkan iyo shirkadahani loo cuskaday xeerka qaabilsan kooxaha argagixisada iyo kuwa wax u fudude eyaba, iyadoo sidoo kale lagu xusay magacyada shirkadaha iyo waliba dadka cunoqabatayntan lagu soo rogay.

Marayanku waxa uu sheegay in shirkadaha uu bartilmaameedsaday ay ku jirto mid fadhige edu yahay Dubai, dalka Imaaraadka Carabta oo lacagaha gudbintooda u fududaysa al-Shabaab, oo ku tiirsan hoggaanka shirkadda iyo laamahee da oo xafiisyada hoos yimaada uu Marayanku sheegaay inay ku kala sugan yihiin Soomaaliya, Kenya, Uganda, iyo Qubrus si ay lacago ugu ururiyaan uguna gudbiyaan al-Shabaab.

Marayanka ayaa sheegay in tallaabadan Wasaaradda Lacagtu qaadday darteed in dham maan hantida iyo danaha ay leeyihiin shirkadaha iyo shaqsiyaadka la bartilmaameedsaday oo la magacaabay ay ku leeyihiin Marayakanka ama ku jirta gacanta dad Marayakn ah la xayiri dono.


RAMADAAN WAA FURSAD NAFTA LAGU BADALI KARO

Ilaahay sarreeya waxa uu siiyaa dadka fursad wanaagsan sanad walba waana fursad uu ugu talogalay inay naftooda seeteeyaan oo ay bar aan samirka, dulqaadka, iyo cibaadada, waana fursad uu qofku na ftiisa ku layliyi karo si uu u sameeyo is badal, qofkuna hadii uu maa lin tiisa habaysan kari waayo ma habaysan karo bil iyo sanad toona haba sheegsheegto inuu wax ha baysan karo, ama ha ku qorto waraa qo waawayn. Maqaalkaygan kaga hadli mayo axkaamta uu soonku lee yahay , waxaynu se ka eegi dhan ka isbadalka.((Ilaahay ma badalo wax dad ku sugan yihiin Ilaa ay badalaan waxa naftoodu ku sugant ahay))( Al-Ra,ad :11)

Waxaynu in badan raadinaa seminaaro iyo shirar la qabto oo aan kaga faa, iidaysanno sidii loo maamuli lahaa wakhtiga, sidii loo kobcin la haa nafta, qorshe bileed, ama sanadeed sidii loo samayn lahaa, sidii nafta loo tarbiyadayn lahaa, iyo waxyaabo kale, inagoo mararka qaarna lacag ku bixinna, laakiinse dadku ma oga in ay bisha ramadaan tahay fursad qaaliya oo mucjisaadkee da aan la soo koobi Karin, Qalina aanu suurayn Karin, waa bil Ilaahay soo dajiyay hagaha iyo tus aha cad (Quraanka), waa bishii uu Ilaahay siiyay muuminiinta libta iyo guusha wayn, waa bishii ugu furashada badnayd taariikhda islaa ka, waa bil Ilaa hay albaabada jannada furayo, Kuwa naa rtana xidh ayo, shaya adiintana la katiinadaynayo.

Waa bil ay ku jirto habeen barako badan (Habeenka Qadriga). Hab een kaasoo u dhigmo 1000 bilood,waa bil qofka Ilaahay dartii u so oma isagoo rajaynaya abaal marintiisa laga dhaafayo danbigiisii uu galay.

Qofka wanaagsani waxa uu hadiyo jeer isku daya inuu naftiisa isbadal ku sameeyo hadiyo je er, laakiin waxaa la isku dhaafay oo lagu kala tag ay habka iyo dariiqa loo marayo isbadalka. Dad ku waxay hadiyo jeer doonaan inay isku badal aan si dhakhso ah kuwaasi waa kuwaan gaadhi Karin isbadal, kuwa isbedalka dhabta ah la yi maadaa waa kuwa u samra "Samraa sadkii hela”

Hadii aad doonayso inaad isbedel samayso su,aalahan si niyadsami ah uga jawaab

Yaad tahay? Maxaad doonaysaa? Habkeed u maraysaa waxaad doonayso? Maxaad u noosha hay? Wadada saxda ah mahaysataa? Waa ma xay dawrkaagu? Maxaad doonaysaa inaad gud biso? Ma leedahay qorshe haba ahaado mid saa cad leh ah? Maxaad doonaysaa inaad bishan Ra madaan xaqiijiso? Ma jiraa Qorshe aad ka lee dahay bisha Ramadaan?

Walaal markaad su,aalahaa si run ah uga jaw aabto waxaad garan doontaa dariiqa sax ah ee la isku badalo. Isbadalkuna waxa uu ka yim aa da waa gudaheena, sidaan u fikirno ayay nolo sha nu inoo aha ana ysaa.

Waxa jira hadaba dadyaw farabadan oo bisha ramadaan is yidhaah is badal la kaalay mise waaba iyagoo ay naftu jiidanayso, shaydaan ku na jahawareeriyay, Noloshuna ay jeel ku xidh ay.

Waxaa ka mid ah:-

1.Mid ay salaada tukashadeedu ay ku noqotay culays

2. Mid danbiyada iska dhex muquuranaya

3. Qof caadaystay cayda iyo aflagaada uu dadka u gaysanayo

4. Qof aan asturayn naftiisii

5. Qof ay balwadi daandaamisay

6. Qof aan waxba bixin oo gacan adag

7.Laba ay colaad iyo cadaawadi ka dhaxayso

Sifooyinkaasi iyo kuwo kaloo badanba waxay ku dhacaan nafaha bini’aadamka, laakiinse ilaah ay waxa uu siiyay fursad dahabi ah waana bisha ra madaan.

Fursadaasi waxaad ku xafidi kartaa shanta salaadood, danbiyada ayaa iska ilaalin adigoo Ila ahayna hadiyo jeer danbi dhaaf waydii san aya, afkaaga ayaad edbin adigoo akhrinaya xuska Il aahay,nafta adaad asturi adiguu dareen san ma cnaha ("Adaan ku caabudaynaa”), balwad aada ka adkaw waayo waad soontay, habee nkiina int aad karto iska ilaali waayo aroor oo dhan soom anoow adoo waliba hurda habe enkii balwadii ku afur waa caafimaad daro iyo doqon iimo, Masa akiinta maalintii 500 Sl sh ha ahaatee sii si aad nafta u bartid bixinta, iska cafi dadkii aad iska hortimaadeen ee aad arrin yar oo haddii la baa dho fududayd noqonaysa aad iskugu ca dhoote en waxayna yidhaah daa dadka u takha susay cil miga naftu " Haddii aad caado badashid oo aad bil ku socotid waxaad arkaysaa adigoo si caad iyan ah u samayna ya”

Bisha ramadaan waa seminar la Bixiyo ka ugu qiimaha badan, uga na faa,iido badan, waa bil ku siinaysa caafimaad iyo Alle ka cabsi, An shax wanaagsan iyo Asluub wacan, waa bil aad ku baranayso sida loo Ilaaliyo wakhtiga, waa bil muujinaysa Ilaahay raxmadiisa iyo naxariist iisa, waxaase hoogay oo qayrkii ka hadhay qofk ay usoo gashay ee ay si dhibyar ku dhaaftay isa goon ka faa,iidaysan fursaddaa qaaliga ah.

Isbadalka aan u baahanahay walaal bisha ramadaan waa

1. Inaynu Ilaahay barino habeen iyo maalin goor iyo ayaan inagoo waydiisanayna inuu inagu sugo wadada toosan ee islaamka

2.Inaynu isku dayno in aan shanta salaadood ma saajidka ku xafidno

3.Inaynu Quraanka akhriskiisa, dhugashadiisa iyo dhagaysigiisaba badsano si uu inoo anfaco oo aan u dareeno macnihiisa

4.Inaynu saaxiibo cusub oo masaajidka ku xi dhan aan samaysano, haddiise ay marka hore saaxiibada ahaayeen kuwo fiican oo masjidka ku xidhay aan sii xoojinno xidhiidhkooda.

5.Inaan maalintii wax sadaqaysano haba yaraa tee, xitaa hadal wana agsan uun aan masaakiinta kula hadalno

6.Inaynu taraawiixda jamaacada kula soo tukano

7.Inaynu iska ilaalino xanta iyo xasarada

8.Inaan barano siiraddii Rasuulka( Nabadgalyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee) iyo sooyaalkii saxaabada(Ilaahay raali ha ka ahaadee)

9.Inaad miisaankaaga hoos u dhigto (haddaad ka caban jirtay buurni)oo aanad cuntooyin fara badan cunin balse aad barato sida caafimaadka ah ee cuntada loo qaato

10.Inaan nafta ku xidhno xaga sare oo ay Ilaa hay si buuxda iskugu dhiibto

11.Inaynu dhadhamino macaanka cibaadada

12.Inaynu dadka sooman quudino si aan ajar la mid ah aan u helno

13.Inaynu badino tasbiixda(Ilaahay Xumaani kaa dheer) tahliisha (Ilaa hay mooye Ilaah kaloo xaq lagu caabudaa ma jiro) takbiirta(Ilaahay baa way n) iyo mahadnaqa, Danbi dhaaf waydiis ashada.

Intaas iyo inkabadanba waxa la samayn kara a marka la qaato go,aan adag oo caqli gal ah ma aha inaad go,aan ku qaadato inaad sama yn doo nto waxaanay naftaadu awoodin samayntee da, balse waxaa ka fiican inaad xadidato inta aad karto, oo aad waliba joogtayso Nebiguana (Naba dgalyo iyo Naxariisi korkiisa ha ahaatee) waxa uu yidhi: ((Camal waxa ugu khayr badan ka la joogteeyo haba yaraadee))

Walaalayaal Ramadaan waa fursad la helo ta ugu qaalisan, ka faa,iidaysta intaad haleelka iyo caafimaadka haysataan, waanan idiin tilmaamay faa,idadeeda, Ilaahayna waa uu inoo fududee yay wanaaga iyo khayraadka bisha Ramadaan, waxa uu kuu furay albaabadii jann ada waxaanu kaa xidhay albaabadii naarta markaasuu waliba katiinade eyay shayaadiintii, maxaa walaal ha dhay ee aad sugaysaa?! Isku day inaad jadwal samaysato,oo aad naftaada ku badasho bisha ramadaan ((Waxaa Liibaanay Qofkii Naftiisa Daahiriya(9) Waxaanay khasaaray Qofkii Naftiisa Xumaan dhex galiya)) (Ash-shams) Abdilqani Albanna

abdilqani@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ramadaan


WAR GELIN:-

Maamulka Sare ee Wargeyskan wuxuu Macaami shiisa iyo Akgrista yaashiisaba ku wargeinayaa Dhammaanba walaalayaalshe ena Qiim aha badan ininta ay socoto Bisha Bar akeysan ee Ramad aan ay wargeyskan uu usoo gudbin doono Daruus Diini ah oo la xirii rta Fadaa’iishaay Xanbaarsan tahay Bishan.

Haddaba waxan ka codsaneynaa inay ka ilaaliyaan in ay meelo aan ku habbooneyn inay dhigaan ama ku tuuraan Nuqullada joornaalk an ee Daruusta ku Qoran tahay Marka walaalayaal Alle ha idin Xafi dee ka ilaaliya meelaha wasqeysan eedhiga meel wanaagsan ee

sareysa

Mahadsanid



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip