HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 10-KA MAARSO 2024-KA

0
Sunday March 10, 2024 - 17:29:31 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 10-KA MAARSO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybga lay qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaama cadda Ummadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Ma uud oo ka qayb galay munaasabadda qalinja bin ta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Umm adda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay mudna anta ay dowladdu siinayso tayaynta waxbar ashada dal ka iyo muhiimadda bixinta canshuu ruhu u leyley ihiin horumarinta adeegyada bulshada.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dul istaa gay dadaalkii dowladda soomaaliyeedu u gashaydib u furidda Jaamacadda Soomaaliy eed oo la hirg aliyay sanadkii 2014 ayaa sheeg ay in dowladdu ay xoogga saarayso hormari nta iyo kor u qaad ida waxbarashada dalka.

"Waxbarashada dalkeennu waxa ay soo ma rtay duruufo kala duwan, waxaana Dorraad joog naa in intaan oo arday ah ay ka qalinj abiyaan Ja amacadda Ummadda Soomaali yeed, taas oo daliil u ah in haddii la wada dad aalo oo gacm aha la is-qabsado aynu gaari ka rno natiijo tan ka sii weyn. Waa in muwaa diniintu si hufan bixiy aan canshuuraha qara nku ku leeyahay”.

Madaxweynaha ayaa ammaanay Hormu udka iyo Bareyaasha Jaamacadda Ummadda oo ku soo shaqeeyay duruufo adag, isla markaana ka miradhaliyey hiigsigii dib u soo nooleynta Ja amacadda iyo barbaarinta jiilka msutaqba lka, wuxuuna ardayda qalinjabisay kula dardaarmay in ay dhexda u xirtaan sidii ay uga shaqeyn laha ayeen horumarka dalko oda, aqo ontoodana ay ugu adeegi lahaayeen shacabk ooda.

Ardayda Dorraad ka qalinjabisay Jaamacad da Ummadda Soomaaliyeed oo ah dufcaddii 22-aad ee ka baxda Jaamacadda ayaa tiro ahaan gaarayey 1535 Arday, kuwaasi oo dha mmay stay kulliyadaha kala duwan ee heerka koowaad iyo heerka labaad ee taqasuska sare.

Gud. Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoo miyay kulanka 2da aqal ee ka doo dista cutubta 3-aad ee Dastuurka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaa liya Md. Sheikh Adan Mohamed Nur Mad obe ayaa Dorraad shir guddoom iyay kulanka 23-aad kalfadhiga 4-aad ee 2da Aqal ee Baarlam aanka Baarlamaanka JFS, waxaana kulan ka wehliyay Guddoomiyaha ku xigeennada Laba ad Aqal.

Ajandaha kulanka Dorraad ayaa ahaa ka doo dista soo jeedimaha wax ka bedelka Dast uurka KMG ah, Cutubka 3-aad qodo badiisa 42-aad illaa 47-aad.

Xildhibaannada iyo Sanatarrada ayaa ka doo day sii wadida dhameystirka cutubka sadd exaad ee Dastuurka KMG ah oo ka hadlaya dhulka, hantida iyo deegaanka, waxayna mudan ayaa sha labada gole dood iyo aragtiyo wax ku ool ah ku biiriyeen wax ka beddelka Dastuurka gaar ah aan cutubka 3-aad oo Dorraad dooddiisa la soo gabagabeeyay.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo soo xiray kulanka Dorraad ayaa sheegay in doo da cutubka sedexaad lasoo gabagabeeyay isla-markaana la bilaabi doono cutubka afaraad.

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo tababar u soo xiray 10 Danjire

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuri yadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ku saabsan diblu maasiyadda oo soconayey muddo sadd ex todd obaad ah u soo xiray toban Danjire oo ay dhawa an ansixiyeen Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay da njireyaasha cusub in iyaga oo khibraddooda ade egsanaya ay wax weyn ka beddelaan muuqa alka siyaasadeed ee Soomaaliya, isla markaana ay dalkeenna u abuuraan saaxiibbo wanaagsan oo siyaasadeed.

"Waxaan u baahannahay in siyaasaddee nnu ay ku saleysnaato Soomaali Dunida Heshi is la ah oo danteeda ka shaqeynaysa, lehna siyaasad deggan oo ku saleysan caqli iyo cilmi, waana taas sababta keentay in aan dib lumaasiyadda u xulano dad ruug caddaa ah oo leh khibrad”. Ay uu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayey Safiirr ada tababarka loo soo xiray.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo shaha adooyin guddoonsiiyey danjireyaasha ayaa ku bogaadiyey Machadka Diblumaasiy adda iyo Tababarka ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya, kaalinta uu ka qaato kor u qaadidda aqoonta diblumaasiyiinta Soomaal iyeed.

Masuuliyiin iyo Taliyaal Dorraad dhiiro-gelin ugu tagay ciidanka Haramcad

Gudomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimca ale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan qado sharaf iyo dhiiragelin ah la qaatay ciidamada Boliiska sida gaarka u tababaran ee Haramcad.

      Munaasabadda oo inteeda badan ahaa dhiir agelin iyo dar-daaran ku aadan sugida Amniga iyo La-dagaalanka Khawaarijta ayaa waxaa goo bjoog ka ahaa, Guddoomiye Kuxig eenka Amni ga iyo Siyaasadda G/Banaadir, Xoghayaha Gu ud ee Maamulka G/Banaadir, Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska G/Bana adir, Saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska Soo maaliyeed, saraakiil ka socotay Turkiga ee ku sugan Muqdisho iyo marti sharaf kale.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Taliy aha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa todob aadyadii ugu danbeeyay ku howlanaa kulamo ay la qaadanayaan qeybaha kala gedisan ee Ciid amada si loo dar-dargeliyo Amniga Caas ima dda isla markaana loogu diyaar garoobo Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

W/G/dhigga ee XFS iyo sii hayaha safiirka mareykanka ee Somaliya ayaa ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS Md. Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo sii-hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya Md.Shane L. Dixon oo magaalada Muqdisho kul an ku yeeshay ayaa wada hadlayay dada allada DFS ee dagaalka ka dhanka ah Khaw aarijta, hirgelinta Qorshaha Horumarinta Amni ga Soo maaliya iyo Qorshaha ATMIS.

     Wasiirka ayaa Danjiraha kaga mahadcel iyay taageerada joogtada ah ee horumarinta nabadda & amniga Soomaaliya ee ay dowla dda Mareyk anku la garab taagan tahay dowla dda iyo Shac abka Soomaaliyeed.

R/wasaare Xamse oo W/qorshaynta ka sameeyaan howlo isugu jira daah-fur, xarig-jar iyo dhagaxdhig

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaa lka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Dorraad ka sameeyey Wasaaradda Qor shaynta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga howlo isu gu jira daah-fur, xarig-jar iyo dhagaxdhig.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhagax-dhigay Dhis maha Machadka Qorsh eynta, Istatistikada iyo Hor umarinta Dhaqaalaha Qar anka iyo Dhis maha Hey’adda Dhiirigelinta Maalg ashiga Soo maaliyeed, isaga oo daah-furay hoolka cusub ee Wasaaradda iyo hey’adda Istaa tistikada Qaran oo loo bixiyey Nuur Weheliye.

Dhismeyaasha la dhagax-dhigay oo qeyb ka ah Wasaaradda Qorsheynta iyo Dhiirigelinta Ma algashiga ayuu Ra’iisul Wasaa raha ku tilm aamay kuwo wax weyn ku soo kordhinaya dalka iyo horumarka la hiigsa nayo, isagoo ku bogaad iyey Wasaarad da hirg elinta barmaamijka casri yeynta dowladnimada oo muhiim u ah dalke enna, kaas oo horsee daya isbeddel la taaban karo.

La taliye Sare ka tirsan Xafiiska R/Wasaaraha oo geeriyooday & Xamse oo ka hadlay

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federa alka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tac si u diray qoyska, ehellada iyo ummadda Soom aaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxarii stee Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir Kacaan) oo Dorraad ku geeriyooday Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa marx uumka ku sifeeyey muwaadin nafti isa iyo waqtigiisa u soo huray dalk iisa, isla markaana ahaa hawl kar waddankiisa wax badan ugu qabtay aqoont iisa.

"Alle waxaan uga baryay aa in uu naxari istii Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, qoy ska iyo ehe llada uu ka tegeyna samir iyo iim aan uu ka siiyo Marxuum Bashiir Axmed Cusma an (Bashiir Kacaan) oo muddo dheer u soo shaq eynayey dowladnimada Soomaaliya”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha.

Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir Kacaan) oo Dorraad ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaa uu ahaa Lataliye Sare oo ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, isaga oo 2013 ilaa 2023 ahaa Agaasinka Golaha Wasiirr ada Xukuumadda Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya, muddadaas oo uu ugu adeegayey dalkiisa, aqoontiisa iyo waayo-aragnimada uu u leeyahay dowladnimada.

NISA oo xirtay Guddoomiyihii hore ee Dhar kenley oo lagu Eedeeyay Shaba abnimo

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qar anka ayaa gacanta ku dhigtay Guddoomiy ihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo NISA ay sheegtay in uu katirsanaa Al-Shabaab, isla markaana uu in muddo ah ku dhex dhuumanayay Hay’a ddaha Dowladda.

Abuukar ayaa intii u dhaxey say 2015 ilaa 2019 soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Am niga iyo Siyaasadda degma da Wadajir, sidoo kale 2019 ilaa 20 20 waxaa uu Guddoom iye kasoo noqday degm ada Dharkeynley.

Sida Warka kasoo baxay NISA lagu shee gay Abuukar ayaa Al-Shabaab kala shaqee yay fududaynta falal amni darro oo ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho.

Xogta Hay’adda NISA ay heshay waxa ay caddayneysaa in Abuukar Axmed Caddow uu Al-Shabaab ku biiray intii u dhaxeysay 2013 ilaa 2014, waxa ay tababar Sirdoon ku siiyeen maga alada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose isaga oo Al-Shabaab caawin jiray gudb inta xogta Saraakiisha iyo Xafiisyada dowlad Sda iyo fududaynta dhagaraha ay geystaan.

NISA oo heshay xogta Nunkan ayaa daba gal ku haysay mudddooyinkii u dambeeyay waxaana ugu dambeyn lagu guuleystay in 04-tii March 2024, laga qabto garoonka diyaarada ha Aadan Cadde isaga oo ka yimid dalka Kenya.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka waxa ay u digeysaa cidkasta oo la shaq eysa Al-Shabaab, waxaana ka go’an adk aynta nabadgalyada muwaadinka Soomaali yeed.

Xukuumadda Somalia oo sheegtay in dar dar ku socdo kobaca Dakhliga Dalka

Waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku soo gebogaboobay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo hay’adaha Dowladda, kaasoo muddo 7baad ah ka socday magaaladaas.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumad da Federa alka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo faah faahin ka bix iyay shirka ayaa sheegay in ay si guul ah ku soo dhammaadeen kulamadii uu la qaatay hey’adaha caalamiga ah ee maaliya dda iyo Saaxibada Soomaaliya.

” Waxaa magaalada Nairobi noogu soo gebobagoobay shirkii dib-u-habeynta dhaqaa laha ee hay’adaha dowladda ee ay gardaadin eysay hay’adda lacagta adduunka ee IMF, shi rkan oo toddobaad ka socday magaalada oo ay ka qeyb galeen hay’ado kala duwan oo dowl adda ah runtii si aad iyo u qurux badan ayuu no ogu dhacay, waxay muujisay in Soomaaliya mar labaad isbeddel xooggan uu socdo oo dhanka dib-u-habeynta dhaqaalaha ah iyo hay’adaha maaliyadda intaba”, ayuu yiri wasiir Biixi.

Sidoo kale, wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in uu dardar ku socdo kobaca dakhliga dalka, iyadoo la isticmaalayo Aalado Teknoolajiyadeed oo casri ah, kuwaas oo qeyb ka qaatay kobaca hannaanka dhaqa alaha ee dalkeenna, isagoo dhanka kale, wasiir Biixi uu cara-baabay in maalinta berito ah la soo saari doono warbixinta hay’adda lac agta adduunka oo lagu caddeyn doono in Soo maaliya sameysay sare u kac dhaqaale iyo hannaan maaliyadeed oo adag.” Waxaa soo bixi doonna beritoole haddii uu Alle yiraahdo warbixintii hay’adda lacagta adduunka ka soo saari jirtay marka shira rka noocaan ay qabsoomaan shirka gebogebad iisa,runtii warbixintan waxaa lagu tilmaami doonaa ee in Soomaaliya sidii la rabay ay u soc oto Deyn cafiskii ka dib, in ay dib-u-dhac sameyn oo hore u socod uu jiro, marka shirkaas guul iyo wuxuu ku soo dhammaaday iyo isfaham.,”.

Dowladda Somalia oo Shixnadii 2aad oo Gargaar ah kala wareegtay Imaaraadka

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, ayaa Munaasabadd kooban oo markale ka dha cday Garoonka Aadan Cade waxa ay kula ware egtay Shixnadi Labaad oo gargaar ah oo Dowla dda Imaraadka Carabta dadka Soomaal iyeed ugu deeqday.

Gargarkaan ayaa ka kobnaa qaybaha kala du wan ee Raashinka, waxa ana waday mid ka mid ah diyaradaha Xamuulka qaada ee Dowl adda Imaaraadka .

Kaaliyaha Guddoomiyaha Hay’adda Maa reynta Musiiboyinka Md. Cabdiraxmaan Wax iid ayaa deeqdaan kala wareegay masuuliyiin ka socday Safaaradda Imaaradka ee Muqdi sho, waxaana xusid mudan in maalamaha soo socda keenista gargaarkan kuwa lamid ah ay si socon donaan.

Dowladda Imaaradka Carabta ayaa kamid ah dalalka Inta badan caawiya Shacabk Soo maaliyed iyo Dowladooda, waxaana hay’adda SoDMA ay uga mahadcelinaysaa garab istage eda walaltinimo.

xubno hey’adda Socdaalka jinsiyadaha ka tirsan oo tababar loogu soo xiray Tanzania

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa magaa lada Moshi ee dalka Tanzania ugu soo gabag aboobay tabarbar ku saabsanaa Socdaalka iyo Maamulka Xudduudaha. Taba barkaan oo soc day muddo toddobaad ah, ayaa waxa soo qaba nqaabiyay Urur Goboleedka IGAD.

Saraakiisha HSJ ee ka qeybgalay tababark aan ayaa waxay ku qaateen casharro ku saab san sida looga hortago dambiyada abaabulan ee tahriibka iyo sida ay dowladaha xubnaha ka ah urur Goboleedka IGAD, isaga kaashan karaan arrimaha socodaalka iyo xuduudaha.

Mudadii uu tababarka socday ayaa Saraaki isha waxaa booqasho loo geeyay bar-xuduud eedka dhulka ee u dhaxeeya Kenya iyo Tanz ania (One stop border Post).

Askari ka tirsan Ciidanka daraawiishta K/ Galbeed oo xukun dil ah lagu fuliyey

Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa Dorraad xukun dil ku ridey askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Koof ur galbeed.

Askariga ayaa lagu helay inuu horey dil ugu gestey askari kale oo ka tirs anaa Ciidam ada daraawiishta Maamulk aas.

Cabdiraxiin Cismaan ayaa isla Dorraad dil ka lagu fuliyey ayaa horey u dilay Ibraahim Aadan Salaad Wiirow.

     ilkaas ayaa dhowan ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Bay ka dib markii labada askari uu soo kala dhex galay khilaaf sababay gacan ka hadal. Dadweyne fara badan ayaa iskugu soo baxay goobta ay ka dhaceysay fulinta xukunka toogashada.

Soo Dhaweynta Bisha Barakeysan Ee Ramadaanka & Sida Uu Rasuulka ﷺ Uu Ugu Dadaali Jiray Bisha Ramadaan

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa kalm ado kooban oo kusaabsan soo dhawaynta bisha ramadaan, anago rajaynayna inuu Allaah nagu anfaco sawaab kana nawaafa jiyo, nagana dhigo kuwii laga aqb alo soonko odaiyo salaado oda, naa rta na looga xoreeyo anaga iyo waalid keen ba.. aamin.

Wuxuu Rasuulku (ﷺ) ugu bishaarayn jiray muslimii nta dhalashada bisha ramadan,

Wuxuu Rasuulka (ﷺ) ahaa markay timaaddo bisha Rajab kii yiraahda "Alloow noo barakeey Rajab iyo Shacbaan, waxaadna na gaarsiisaa ramadaan-ka”.

Dadaalkii Rasuulka ﷺ ee Ramadaanka

Caa’isha Ilaahay ha ka raalli noqdee iyadoo noo iftiiminaysa siduu Nebiga ﷺ ugu dadaali jiray sala atu-leylka waxay tiri "ha ka tagin salaadda leylka, maxaa yeelay ma uusan Rasuulka ﷺ ka tagi jirin.

Haddii uu xanuunsan yahay ama uu caajiso fadhiga ayuu ku tukan jiray”.

Salaadahaas iyo dadaalkaas wuu sii laba-laabi jiray

Rasuulka ﷺ marka la gaaro ramadaanka, saxaabadana waxay ahaayeen kuwa kaga shida al qaata sunnadaas.

Xaddiis uu weriyay Abuu Hureyra Ilaahay ha ka raalli noqdee

wuxuu Rasuulka ﷺ yiri xaddiis macnihiisu ahaa:

"waxaa idiin yimid bishii ramadaan, wuxuu Eebbe idinku waajibiyay inaad soontaan bisha as waxaa la furaa albaabada Jannada, waxaa la xiraa albaabada Naarta, waxaa la xiraa shayaa diinta, waxaa ku jirta habeen ka kheyr ba dan kun habeen, ruuxii laga xarimo kheyrkee da waa qof kheyr laga xarimay”.

Haddaba, bisha sidaas u kheyrka badan waxaa habboon inaynu ku dadaalno sidii aan uga faa’iideysan lahayn kheyrkeeda, oo aan gad aal danbe aanan uga qoomamayn.

Walaalayaal, waxaa nalaga doonayaa inaynu bishaan kheyrka badan aan ku qaabilno towbad badan, qur’aan aqris badan, salaad badan, baarifalka iyo samafalka waalidka, waxtarka iyo taageerada dadka dhibaataysan, islaaxinta iyo xiriirka qaraabada iyo dhammaan waddooyinka kheyrka ee uu Eebbe raalliga ka yahay.

Bisha ramadaan waa bishii naxariista.

Waa bishii denbi dhaafka badneyd. Waa bisha la iska xorreeyo naarta Lama koobi karo fadliga bisha ramadaan, waxaana ka mid ah in la aqbalo ducada addoomada suubban ay baryayaan Rabbi

Wuxuu Eebbe (sw) yiri isagoo ka hadlaya arrin tan "hadduu addoonkayga xaggeyga wax iga weydiisto waxaan u ahay mid u dhow oo aqbala ducada markuu wax i weydiisanayo” aayadda 186 suuradda Al-Baqara

Tallaabadii laga qaadi lahaa Fardowsa oo laga laabtay iyo CC oo jawaab caro leh bixiyey

        Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wa rsame oo qoraal kooban soo saaray ayaa si adag uga hadlay dhacdadii garoonka Aadan Ca dde ee ka dhalatay dhibaatada loogu gays tay shacab todobaadkii hore ka dhoofayay gudaha garoonka wuxuuna sheegay in haatan laga laabtay u yeertis wasiirka gaadiidka Fard owso Cismaan Cigaal.

Fardowso ayaa Dorraad looga yeeray baarl amaanka, si wax looga weydiiyo dhibaatada as, gaar ahaan lacago 9 dollar ah oo lagu soo rogay dadka ka dhoofaya garoonka.

"U yeerid iyo hor imaasho Golaha guud ee Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda JFS iyo jawaabidda su’ aallo ordaaheedyo sida uu qabo qodobka 69/2 ee dastuurka KMG iyo qodobada Xeer hoosa adka 53/1, 63.” ayaa lagu yiri qoraalka.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa shaaca ka qaaday in haatan la baajiyay u yeerista wasiirad da, taas oo uu ku tilmaamay in dhaa wac iyo sumcad xumo ku tahay Golaha.

"In Golaha Shacabka uu si rasmi ah kulan ugu yeero wasiir Xukuumadda ka tirsan si su’ aalo looga waydiiyo dhibkii shacabka ay maalmo ka hor kala kulmeen garoonka diyaa radaha iyo lacagihii dulsaarka ahaa, haddana la baajiyo sabab la’aan waxay dhaawac ku tahay sumcad da guddoonka iyo Golaha” ayuu qoraalkiisa ku yiri xildhibaanka.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in si cad loo jebiyay dastuurka iyo xeer hoosaadka u yaalla baraalamaanka ee ku aadan la xisaabtanka Golaha Wasiirada.

"Waxaa si cad loo jebiyey Qodobka 69aad ee Dastuurka iyo 59aad ee xeerhoosaadka Gola ha shacabka ee la xisaabtanka Xukuum adda” ayuu mar kale yiri.

Warsame ayaa intaasi kusii daray "Qof dastu urka magansaday,Sharcigana dabiib bi day, Oon xeer difaacayn, Awoodaha dulsaar ka ah ,Maxaa uga damiin noqon, Mar- hadii rag doobsh aa, Gu ddun daabka haystaan, Jarta meehsay doon aan!”

Arrintaan ayaa kusoo aadeysa, ayada saa meyn xoogan ay duulimaadyada gudaha (Local) ee garoonkaAadan Cadde ku yeeshe en lacaga ha cusub ee lasoo rogay, iyada oo shacab fara badan ku xanibmeen garoonka qeybta Local-ka.

Muranka ugu weyn ayaa u dhaxeeyay wasaa radda gaadiidka iyo shirkaddaha diya aradaha oo ku saabsan in lacagaha xogta rak aabka lagu kordhiyo qiimaha Ticket-ka iyo in aan lagu kor dhin, ayada oo xogta dadka dhoof aya loo dhiib ayo shirkad gaar ah, taasi oo iyaduna aad uga soo horjeeda nidaamka amni ga iyo kalsoonida dadka dhoofaya.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo tabab bar loogu soo xiray Baydhabo

Waxa Dorraad magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaar ah maamul goboleedka Ko ofur Galbeed tababbar loogu soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaali yeed. Taba bbarkaan oo ay bixinayeen saraaakiil ka socotay hoggaanka isku xirka shacabka iyo ciidanka xoo gga dalka Soomaaliyeed CIMIC ayaa lagu baran ayay maaraynta dhibaatooy inka wajahaya shacabka ku dhaqan deegaan ada laga saarayo khawaarijta,iyadoo Saraakii sha iyo saraakiil xigeenada qaatay tababbarka ayaa ah kuwa loo soo xulay sidii fahan guud uga qaadan lahaay een waajibaadka isku lama an ee ciidanka xoog ga dalka soomaaliyeed , waajibaadkaas oo ah bad baadinta shacabka iyo baacsiga khawaa rijta.

Hoggaanka isku xirka shacabka iyo ciid anka xoogga dalka soomaaliyeed ee cimic ayaa wada dadaalo dheeraad ah oo ku aadan isku xirka shacabka iyo ciidanka , iya sidii looga feejignaan lahaa dhibaatooyink gaari kara shacabka ku dha qan deegaanada laga saarayo khawaarijra arxanka daran.

Madaxweynaha Somaliland oo dhaqangal iyay xeerarka doorashooyinka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ca bdi ayaa dhaqangaliyay wax ka badalka iyo ka abista Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiw aan-gelinta Cod-bixiyeyaasha; Xeer Lr. 91/2023 iyo Xeerka Nidaamka Ururrada iyo Axsaabta Siyaasadda Xeer Lr: 14/2023.

Madaxweynaha ayaa kama danbaystii qal inka ku duugay xeerarkan oo marar badan laysla fahmi waayay, isla markaana caqabad ku noqd ay qabsoomida doorashooyinka.

Hadaba, xeerarkan ayaa waxa is badal iyo kaabis ku sameeyay Golayaasha Baarlama anka Somaliland, iyada oo la badalay, ama dib u haba yn lagu sameeyay qodobo badan, isla markaana ay labada gole baarlamaanba ansixiyeen.

Inkasta oo xeerarkan ay ku wada qanac sanyihiin saddexda xisbi ee hada jooga iyo ururo badan, hadana waxa jira ururada qaark ood oo diidmo ka muujiyay madaama oo uu xe erkani xaqa ka qaybgalka doorashada ma daxtooyada ku koobayo xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo UCID oo kali ah.

Hoggaamiyaha Ururka Horseed Cabdillaahi Iimaan Dirawal, ayaa isagu kadib saxeexa ma daxweynaha si adag u diiday, isaga oo sheegay in hadii doorashada sidaa lagu galo, aanu ka qaybgali doonin.

Dhinacamicaaradka, xisbiga Waddani ayaa ilaa imika soo dhaweeyay, iyada oo uu Guddoo miye Xirsi sheegay in loo jihaystay dhinicii doorashada.

4 nin oo la sheegay inay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish ee Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Stockholm

4 nin oo la sheegay inay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaalagu qabtay magaalada Stockholm ee dalka Sweden. War qoraal ah oo ka soo baxay booliiska Sweden, ayaa lagu sheegay in afarta qof loo ga shakisan yahay in ay u diyaar garoobeen samay nta dembiyo argagixiso.Lama shaacin xog ku saabsan magacyado oda iyo macluumaad kale oo la xiriira meelaha bartilmaameedka u ahaa weerarada ay abaa bulayeen raggaan

     Xaalada ammaanka ee dalkaas ayaa sii xumaanaysay bilihii lasoo dhaafay kadib ma rkii dalka Sweden gudihiisa lagu gubay qur’a anka kariimka ah iyo mudaaharaadyo ka dha cay dunida Muslimka.

Dowladda Sweden ayaa bishii Agoosto ee la soo dhaafay sare u qaaday heerka khatarta arga gixisanimo oo ay ka dhigtay mid sare.

Taas ayaa ugu wacan khatarta weerarrada ka imaanaysa jilayaasha ku jira kooxaha islaa miyii nta sheegta ee rabshadaha wata, kuwaas oo kordhay sannadkii la soo dhaafay.

Dalka Sweden, Soomaali badan ayaa ku nool, kuwaas oo ay saameeyeen sharciyada am ni ee uu dhawaan dalkaas soo rogay

Ciidanka DFS oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Baay

Ciidamadda dowladda Fedaraalka Soomaa liya, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa ho wgal qorsheysan ku burburiyay fariisimo kooxda Al-shabaab ku laheyd deegaano ka tirsan gobolka Baay.

Howlgalka ayaa waxaa si gaar ah u fuliyay Ururka 161-aad guutada 16-aad kumaandoos ka Danab, kaasoo ka dhacay deegaanada ka la ah Beeley iyo Buur haybe oo ka mid ah dee gaana da hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.

"Geesiyaasha kumaandooska Danab XDS ayaa waxa ay burburiyeen fariisamo ay halk aas ku lahayeen khawaariijta Sidokale waxaa la burburiyeey goobahi khawaariijta dadka shacab ka ah kaga qaadi jireen baada ay ugu yeeraan sakaawaadka" ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay dowladda.

Saraakiil ka tirsan Ururka 161-aad guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ayaa warba ah inta qaranka u sheegay iney sii wadayaan howl galada noocaan oo kale ah oo ay ku beegsanay aan goobaha ay ku sugan yihiin kooxda Al-shab aab.

Faah faahin: Diyaarad ku dhacday Garoon ka Magaalada Jowhar

Diyaarad nuuca xamuulka qaada una rarnayd Ciidamada ATMIS ayaa waxa ay ku dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Magaal ada Jowhar kaddib markii ay ka baxday Dhabaha ay ku cararaan Diyaaradaha.

Dadka saarnaa ayaa la wariyay in laga bad baadiyay Diyaaraddaan dhacday ayna jirin khas aara soo gaaray. Dadka qaar ayaa sheegay in uu diyaara dda dab qabsaday marka laga soo bad baadi yay Dadkii saarnaa in kastoo markii dambe la gu guulaystay in la damiyo dabka.

Madaxda Sare ee Hir-shabeelle iyo Maa mulka Garoonka weli wax faah faahin ah kama bixin shilka Diyaaradeed ee Garoonka Jowhar ka dhacay.

Lix saldhig oo ay lahaayeen Al-Shabaab oo la duqeeyay

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqe ymo xoogan oo Habeen hore ka dhacay dee gaano dhaca xadka u dhexeeya gobollada Sha beelaha Hoose iyo Jubbada Dhexe, kuwaas oo lala eegtay kooxda Al-Shabaab.

Duqeymahan oo ay fuliyeen diyaarado dag aal ayaa waxaa lala beegsaday 6 saldhig oo ay Al-Shabaab ku lahaayeen halkaasi, sida ay inn oo sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.

Wararka ayaa sheegaya in saldhigyad la duqeeyay ay ku sugnaayeen saraakiil sar sare iyo maleeshiyaad ka tirsana kooxda, kuwaas oo ay waxyeelo kasoo gaartay weerarkaasi.

Sidoo kale waxaa xarumaha la duqeeyay ku sugnaa saraakiil ajaaniib ah oo ka barbar daga alanta kooxda, sida ay sheegayaan war arka horudhaca ah eel aga helayo duqeyn taas.

Xubnaha lagu dilay weerarkan ayaa waxaa ka mid ah saraakiil magacyadooda lagu soo koo bay Abuu Xasan, Abuu Cali, Abuu Basma iyo maleeshiyaad kale oo joogay saldhigyada la duqeeyay. Waxaa sidoo kale jira burbur xoogan oo ka dhashay xarumo ay kooxda ku lahayd xad ka gobollada Shabeelaha Hoose iyo Jubbada Dhexe ee koonfurrta Soomaaliya.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacs an, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhinaca kooxda Al-Shabaab oo ku aadan wee rarkaasi khasaaraha badan lagu gaarsiiyay.

Muddooyinkii u dambe ayaa waxaa sii xoog eysanayay howlgallada ka dhanka ah Shaba ab ee ka socda koonfurta iyo bartamaha Soo maali ya, kuwaas oo lagu xoreeyay dhul ballaaran

Feysal Waraabe oo si yaab leh u weeraray Fiqi, CC Shakuur iyo Odawaa + Jawaabta Fiqi

Wasiirka arrimaha gudaha Soo maaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka jawaabay hadal kaftan u mu uqda oo guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe uu ka qoray masuuliyiin uu ku jiro Fiqi.

Guddoomiye Feysal ayaa bartiisa Twitter ka ku qoray in Axmed Macalin Fiqi, Cabdirax maan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Oda waa ay soo xirteen dhar ay ‘bililiqeysteen sanadkii 1991-kii markii ay burburtay dowladn imada So omaaliya. Feysal ayaa soo qaatay sawir ay ma asuul iyiintaan galeen sagaashameeyadii, isa goo yiri "Dharakii Daroodku ka Carareen markii Siy aad Barre ka baxay Mogadishu 1991 Yaye ga ashadeen. Kuwaa Dorraad leh waanu tali ninan. Waa yeeydi oo Siyaad Barre shiigay. Tu ulo ma maamuli karaan.”

Wasiir Axmed Macalin Fiqi oo ka jawaabay hadalka guddoomiye Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in masuuliyiinta Somaliland ay ku mas hquulsan yihiin dharka masuuliyiinta do wladda federaalka Soomaaliya.

Balse Fiqi wuxuu sheegay in ayaguna ay ku mashquulsan yihiin sidii ay ugu cadeyn lah aayeen masuuliyiinta Somaliland "beenta ay bulshada u sheegayeen muddo 30 sano ah.”

"Dheriga waxaa kulaylka ka keena waa karka. Faysal Waraabe adna waxaad ku mash quulsan tahay dharkayaga annaguna sidii be entaad sheegaysay 33 sano meesha looga sa ari lahaa. Weli la isma gaadhin huuno!” Ayuu yiri Fiqi. Fi qi ayaa ka mid ah masuuliyiinta ay mad axda So maliland aad u hadal hayaan markii ay ka hadlay aan arrimaha Soomaaliya, maada ama uu xubin firfircoon ka ahaa masuuliyiintii dowladda fede raalka u qaabilsaneed wadaha dalada Somalil and.Wadahadaladii Somaliland iyo DFS ayaa fa shilmay markii uu Muuse Biixi badda u saxi ixay Itoobiya.

Madaxweyne hore oo Xabsi daa’in lagu xuk umay kaddib dambiyo culus oo lagu helay

Madaxweynihii hore ee dalka Honduras Juan Orlando Hernández, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in , kaddib markii lagu helay damb iyo ay kamid ahaayeen ka ganacsiga maando oriyaha iyo heesashada hub sharci-darro ah.

Maxkamad federaal ah oo la horgeeyay Juan Orlando Herná ndez ayaa ku heshay dambi ah inuu maleegay ay in daroogo nuuca kookaynta loo yaqaan soo geliyo Maraykanka, waxaa sidoo kale lagu helay in uu haystay qalabka wax burburiya oo ay ku jiraan hub.

Madaxweynihii hore ee Honduras ayaa sid oo kale lagu eedeeyay in xukuumadiisii ayba u dhisneed xukuumad daroogo oo kale, waxa ana lagu helay in uu laaluush ka qaadan jiray kooxaha ka ganacsada maan-dooriyaha.

Juan Orlando Hernández oo 55-sanno jir ah ayaa diiday in uu galay wax dambi ah, waxa uu na sheegay in dacwadaha lagu soo oogay ee yihiin kuwa siyaasadeed oo laga leeyahay dano gaar ah.

Madaxweynaha xukunka xabsi daa’inka ah lagu xukumay ayaa dalka Hunduras ka talina yay intii u dhaxeysay 2014 ilaa 2022, waxa uu na ku guuleestay labo xilli doorasho oo ka qabsoontay dalka Hunduras.

Soomaaliya ma ka mid tahay 4 dal oo Mar eykanku ka qaadanayo 30 ruux.

Madaxweynaha Mareykanka Joi Biden ayaa aqbalay in dalkiisu magange lyo nololeed siiyo 30-kun ruux oo ay ka qaadanayan 4 dal.

Inkastoo qorshahaan uu mucaaraday xisb iga Jamhuu riga Mareykanka ayaa hadana dowlada Biden ay ka go’an tahay inay fuliso.

Qorshaha Madaxweynaha Mareykanka wax aa taageeray Xaakin federaali ah oo lagu ma gacaabo Drew B. Tipton kaasoo fadhigiisu yahay gobolka Texas ee dalkan Maraykanka.

Biden ayaa doonaya in muhaajiriin cusub uu ka keeno afar dal bishii si ay ugu noolaa taan Mareykanka. Xaakinka ayaa tilmaamay in saba bo bini’aa danimo loo keeni karo illaa 3,000 oo magange lyo doon ah bishii.

Hadaba afarta dal oo isla xaakimkaani sha aciyay ayaaney ku jirin Soomaaliya iyo Afrika oo dhan waana laatiin Ameerika dhanaantood waxayna kala yihiin:-

1-Cuba, 2-Haiti, 3-Nicaragua iyo Venezuela.

Dhanka kale Dowlada Madaxweyne Biden ayaa doonaysa in dadka ay qaadanayaan soo maraaa nidaamka magangelyo doonka ee sax da ah,Dowladu waxay ku hanjabtay in muh aajirkii ka leexda nidaamkaasi uu la kulmi karo tallaabo adag.

Madaxweyne Recep Erdogan oo ku dhowa aqay go’aan siyaasadeed oo lama filaan ah

Madaxweynaha Turkiga Recc ep Tayyib Erdogan ayaa sheeg ay in doorashada dowla daha hoose ee la qorsheeyay in ay la qabto 31-ka Maarso ay noqon doonto codkiisii ugu dambeey ay, sida ay warisay wakaaladda wararka ee Anadolu. Erdogan, oo ah siyaasiga casrigan ugu guula ha badan Turkiga, ayaa dalkaasi hog aa minayay in ka badan labaatan sano. Waxa uu ku guule ystay in ka badan 12 doorasho tan iyo 2002-dii, iyadoo Erdogan mar kale madaxw eyne loogu doortay shan sano oo cusub doora sho la qabtay bishii May ee 2023-kii.

     "Tani waxa ay ii tahay tii u danbeysay sida uu dhigayo waajibaadka sharcigu i siiyay, tani waa doorashadii iigu dambeysay,” ayuu yiri Erdogan.

"Natiijada soo bixi doonta waxa ay noqon doontaa ku wareejinta dhaxalka ee walaala hay hoggaanka igala wareegi doona” ayay ka soo xigatay Anadolu in uu yiri Erdogan.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Turkiga Re cep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in la qab to shir madaxeedka nabadeed oo u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine. Erdogan ayaa dalabkan jeediyay Jimcihii mar uu madaxweynaha Ukra ine Volodymyr Zelenskyy kula kulmay Istanbul.

Turkiga oo ah xubin ka tirsan isbahaysiga NATO ayaa isku dayaya in uu isku dheelitiro xiriir ka dhow ee kala dhaxeeya Kyiv iyo Mos cow. Erdogan ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ka dib kulankii uu la yeeshay Zelenskyy ku sheegay in uu rajaynayo in Ruushka uu aqbalo dalabka Turkiga.

Zelenskyy ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in uu ka mahadcelinayo taageerada Turkiga. Waxa uu sheegay in uu danaynayo xoo jinta iskaashiga 2da dhinac, ilaalinta mara akiibta ganacsiga ee marta badda madow, iyo in Ukra ine ay wada shaqeyn la yeelato shirkad aha difaaca ee Turkiga.REUTERS + AP

Qaar kamid ah dadka Isticmaala Tiktok oo wacitaano ku wareeriyay xildhibaanada matela

Baarlamaanka dalka Mareykanka ayaa ansi xinta sharciyo ka dhan ah barta dhallinyar ada sida weyn u isticmaasho ee Tiktok, waxa ana tallaabadaasi si weyn uga soo horjeeda dadka sida weyn u isticmaala bartaas.

Tiktok ayaana isti cmaalayaasheeda ku sug an dalka Mareykan ka u dirtay farriimo ay uga codsaneyso in ay wacaan oo la xariiraan xildh ibaanada matela, si ay ugu codsadaan ug una cadaadiyaan in ay ka codeeyaan sharciga ka dhanka ah Tiktok.

Farriinta Tiktok ku dirtay dhallinta isticma asha kaddib ayaa dad badan waxa ay bilaab een in ay wacaan xildhibaanada ku mateka labada aqal ee dalka Mareykanka, waxa ayna xildhibaanada ku wareeriyeen farriin la xariirta in aysan ka codeyn Tiktok .xfiisyada Kongareeska dalka Mareykanka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ay hafiyeen oo lagu wareeriyay wicitaannada dad ka muda hara adaya sharci la sheegay in lagu ma mnuucayo barta Tiktok ee dhallinta sida weyn u isticma alaan.

Dadka wacaya xildhibaannada matela ayaa la sheegay in farriimo hanjabaadyo ah u dirayeen xildhibaanada qaar, waxa ayna arri ntan walaac xooggan ku beertay xildhibaan ada wacitaanka lagu wareeriyay.Xildhibaano badan ayaa la sheegay in ay aad uga caroodeen farriinta Tiktok isticmaala yasahooda uga codsaday in xildhiba anada wa caan, waxaana la sheegay in xildhibaano bad an caro darteed laga yaabo in sharcigan ka dhanka ah Tiktok u ansixiyaan.

RAMADAN 2024: WAX KA OGOW XUBNA HA MUHIIMKA AH EE JIRKAAGA OO SO ONKU FAA’IIDO GAAR AH U LEEYAHAY

Ramadan Wax yar ayaa ka dhiman bilash ada bisha barakaysan ee Ramadaan taas oo ka mida bil aha ugu xurmada badan Islaamka, af xirka bishaasna ay tahay cibaado in ka badan labo bilyan oo musliim caalamka ku nool ay gutaan.

Afurka iyo saxuurtu waa labo ka mida xiliy ada ugu cunista iyo cabida badan laakiin wax aa mu hiim ah inaad ogaato sida cunooyinkaas ay nafaqo ahaan iyo caafimaad ahaan ugu wanaa gsan yihiin jirkaaga.

Kerry Torrens, waa khabiir nafaqada ah wux uu sheegay in faa’iidooyinka iyo dibu dha cyada ay keeni karaan helida cuno nafaqays an. Sida as oo kale daraasado ayaa xusaya in soonku sababo in caafimaadkagu kor u kaco.

Inkasto oo Soonku leeyahay faa’iido ka weyn midda muuqata haddana waxaan dul istagaynaa waxyaabaha si gaara uu ugu leey ahay faa’iido onka gaarka ee ka muuqan kara jirkaaga.

1.Dheefshiidka iyo hoormoonnada

Marka aanad wax cunin in muddo ah, jirka agu waxa uu la qabsanayaa isbeddelka heera r ka hoormoonka si uu baruurta jidhka ku kay dsan uga dhigo mid la heli karo oo loo bilaabo hababka hagaajinta.

Waxa kale oo jira isbeddel ku yimaadda muujinta hidde-sidaha ka as oo kordhiya awoo dda murqahaagu si ay u isticmaalaan dufanka.

2. Dhimista miisaanka

Ramadan Daraasado lagu sameeyay barn aam ijyada soonka ee joogtada ah si loo go'a amiyo haddii ay waxtar u leeyihiin hagaajinta hab ka jidhka iyo calaamada ha caafimaadka kiliin ikada ee la xidhiidha cudurka.

Cilmi baarisyadu waxay muujiyaan in dha maantood cafimaad u yihiin habdhiska jirka iyo dhimista miisaanka qofka.

Waxaa tilmaamaha caafim aadku muujiya an in Soonka uu jirka u leeyahay waxtar dhi mista miisaanka kaas oo hoos u dhaco 3% ilaa 7% dufanka ji dhka halka wadarta a koles tar oolka ay ka dhigto 10% ilaa -21%, iyo triglyceri des(≈14%-42%) ee dadka miisaanka caadiga ah.

Tani waa faa’iido caafimaad oo jir ahaan muuqata marka qofku soomo bisha Ramada an sida culimada caafimaadku sheegayaan.

3. Maaraynta sonkorta dhiigga

DhiiggDaraasado dhowr ah ayaa taageera ya soo nka si ay u wanaajiso xakameynta sonkorta dhiigga oo ay suurtagal tahay in ay yareyso khatarta cudurka macaanka, in kasta oo jins iga laga yaabo in uu qayb ka qaato waxaana loo baahan yahay daraasado badan.

Kuwa qaba nooca 2-aad ee sonkorowga, faa'iidooyinka soonka ee joogtada ah waxaa ka mid ah hoos u dhaca gulukooska soonka iyo insulinta soonka, yar aynta caabbinta insu lin iyo hoos u dhaca hee arka hoormoonka rabitaanka cuntada, leptin.

4. Mindhicirka

Ramadan Mindhicirku waa mid ka mida xubnaha uur ku jirtaa ee qofka hayana shaqo muhim u ah caafimaadka iyo nolosha intaba.

Daraasaduhu waxay soo jeedinayaan faa'I ido kale oo soo nku leeyahay, waana saame ynta wanaagsan ee uu ku leeyahay kala duwa naanta iyo tirada bakteeriyada faa'iidada leh ee ku jirta mindhicirka. Tani waxay u muuqataa inay saameyn faa' iido leh ku leedahay isbed delka miisaanka, ca bbirka dhexda iyo dheef-shiid kiimikaadka.

5. Wadnaha

Ramadan Daraasaduhu waxay soo jeedinayaan in soonka joogtada ahi uu ya rayn karo qaar ka mid ah arri maha halista u ah cudurrada wadn aha - oo ay ku jiraan cadaadiska dhiigga, kole star oolka iyo calaamadaha caabuqa.

Cilmi baarisyada qaarkood ayaa soo jeedi yey in soonka joogtada ah uu si weyn faa’iido ugu leeyahay cudurada haleela wadnaha kuw aas oo intooda badan xakamayn xadidnayn uu soonko sababoWaxaase wali sii socda daraasadaha intaas ka badan lagu eegayo.

6. ka hortagga cudurrada

Ramada Fududeynta qaabka cunnadaada caadiga ah waxay u muuqataa inay jidhkaaga siinayso wakhti uu diirada saaro hawlaha kale ee mu hiimka ah, oo ay ku jiraan ka hortagga cudur rada.

Sababtu waxa weeye, marka aynu sooman no, jir ku waxa uu bilaabaa hab loo yaqaan aut ophagy, tani waxay la mid tahay 'guri-haynta' jirka, marka walxaha wasakhda ah ee unugy ada laga saaro.

Autophagy waxaa loo maleynayaa inay wa naajiso awoodda jidhka ee lagu maareeyo caa bu qa dabadheeraad ah iyo, sidaas oo kale, hoos u dhigida khatarta xaaladaha sida cudur rada wadnaha, sclerosis badan iyo rheumatoid arthritis.

7. Yaraynta Walwalka

RamadanDaraasadaha bini'aada mka ayaa sheegay in soonku uu yarayn karo calaamadaha welw elka iyo niyad-jabka iyo hagaajinta xiriirka bulshada.

Daraasado badan ayaa loo baahan yahay si loo qiimeeyo saameyntan laak iin natiijooy inka ilaa Dorraad waa dhiirigelin.

Culimada diinta ayaa inta badan is waaf ajiya sida soonku caafimaad ahaan iyo cibaa do ahaa nba ugu wanaagsan yahay qofka soo ma bishan Ramadaan.Sida la wada sugayo waxaa inyar ka dhim an yihiin bilaabashada bisha barakaysan taas oo ah mid si weyn looga sugayo caalamka Islaamka. XIGASHO:-BBC

Iibka hilibka xoolaha oo laga mamnuucay ma gaalada Kampala iyo Sababta keentay

Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa laga mamnuucay iibka xoolaha nuucyadooda kala duwan, kaddib markii mag aalada asi ku faafay cudur halis ah oo ku dhac aya xoola ha.

Qoraal kasoo baxay maamulka xoolaha ee magaalada Kampala ayaa lagu mamnuucay in hilibka xoolaha lagu iibiyo caasimadda ,waxaana tallaabadan lagu xakameenayaa faafitaanka xoo laha ka saameeya afka iyo cagaha." Hilibka lo’ da, ariga, idaha, Doofaarka iyo wax-soo-saarkooda waa mamnuuc ilaa amar da mbe, inta laga xakameenayo cudurka la arkay” ayaa lagu yiri war kasoo baxay Wasaaradda Beer aha, Warshada Xoolaha iyo Kalluumeysiga.

Dadka ku dhaqan magaalada Kampala oo aad u isticmaali jiray hilibka xoolaha nuucyadiisa kala duwan ayaa dhibaato ku qaba mamnuucida hilibka, waxaana dadka aad u iibsanayaan hilib ka digaaga iyo sidoo kale malayga.

Maxbuus Muslimiinta kunool Falastiin Mu shaharkiisa oo dhan ugu deeqay !

Sanduuqa la isku taakuleeyo ee GoFund Me wuxuu ilaa hadda lacag dhan $102,000 u ururi yay Hamza oo ah maxbuus Maraykan ah oo dhammaanba lacagihii uu ka dhex shaqey stay gudaha xabsiga ugu deeqay walaalihiisa reer Falastiin.

40 sanno ayuu maxbuus ahaa waxaana la filayaa inuu Dorraad kasoo baxo noloshaas uu galay isaga oo soo qaangaaraya. Wuxuu tod dobaadkan ugu deeqay Muslimiinta Falast iin lacag dhan $17.74 oo ah 136 saacadood oo shaqo nadaafadeed ah oo uu ka dhex qab tay xabsiga. Halkii saac waxaa loogu dhufan jiray saddex centi, sida lagu qoray Sanduuqa mareegta GoFundMe.

Isaga oo maxbuus ah oo qalbigiisu aad uga fog tahay masaafo ahaan Muslimiin Falastiin ay uu dareemay inuu wax ku tari karo gurmad na u fidin karo. Sidaas darteed ayuuna u go’a ansa day inuu lacagtii uu sannadkaas oo dhan shaqe eyey uu ugu taakuleeyo walaalihiisa.

Markii sheekada deeqdiisu ay gaartay meel sarraysa, waxaa laga fikiray sida ugu dhow ee walaalkaas Muslimka ah looga caawin karo nolo sha cusub ee ku sugaysa bannaanka mar ka uu kasoo baxo xabsiga.Samafalayaal ayaa doortay inay u furaan sanduuqaas si loogu taakulo. Wa xaana ilaa had da ku dhacay lacag ka badan 100,000 oo doolla

Sarkaal Maraykan oo ah oo lagu eedeeyey iibinta macluumaad xasaasi ah oo la xiray

Askari ka tirsan ciidanka Maraykanka ayaa la xiray ka dib markii lagu eedeeyey in macluu ma ad xasaasi ah oo ku saabsan awoodda militari ee Maraykanka uu bixiyey, sida ay she egtay Wasaaradda Caddaaladda ee Maraykan ku.

Saajin Korbein Schultz oo sidoo kale ah nin sirdoonka la shaqeeya ayaa lagu eedeeyey lix gal dacwadood oo ay ku jiraan inuu maleegay inuu helo, isla markaana banaanka soo dhigo macluumaad la xiriira arrimaha militariga iyo isaga oo laaluushay sarkaal dawladda u shaq eeya. Ninkan oo 24 jir ah ayaa lagu xiray xera da Fort Camphell oo ku taalla xadka gobolada Tenn essee iyo Kentucky, in yar uun ka dib markii eedi hii loo jeedinayey ay soo baxeen, Khamiistii.

Sida eedaha ku qoran, Schultz oo ogolaan sho sare u haysta arrimaha dawladda ayaaa lag u eedeeyey inuu wax la maleegay qof had da lagu magacaabay "Conspirator A”, isa ga oo dokomentiyo, sawirro, iyo waxyaabo kale oo gaa shaandhigga waddanka la xiriira la wad aagayey ilaa bishii June ee sanadkii 2022. Ee dda ayaa lagu sheegay in Schultz loo qortay in uu haystay darteed awoodda galaangalka arrimaha dawlad da. Waxyaabaha lagu eedaynayo in Schultz uu bixiyey ayaa waxaa ku jira hanaanka gantaal ad da artilariga, daraasado la xiriira horumarin ta mu staqbalka ee ciidanka Maraykanka iyo daraas ado la xiriira dhoolla-tusyada iyo hawl gallada ay sameeyaan dalal waaweyn sida Shii naha oo kale.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip